Username Password | Register | Lost password
Ogeysiis
Hargeysa Online Waxaad ka daawataa Videos Dooda ah iyo kuwa Aqooneed goor kaste iyo Markaste Fadlan hadii aad heyso wax talo iyo Tusaale ah inooga soo dir Email  HargeysaOnline.Net@gmail.com

Fanaaniinta Minneapolis iyo 18 may.

fanaaniinminnesota.jpg

Serverada Hargeysa Online uu Ruushku u soo dhacey.

engkamaalhosting1.jpg

 

Ruwaayado Xasuus Mudan.

Xaaskayga Araweelo.

323925-my-wife-araweelo-0-230-0-345-crop.jpg

  Rajo

rajo2ol2.jpg

fadfdas.jpg

x_cxczc.jpg

sdgtw.jpg

kbkggg.jpg

Welcome Hargeysa Online 24Hrs News Updates....

Madaxweyne ku-xigeenka Somaliland Iyo Wafdigii Uu Hoggaaminayey Oo Shir-jaraaid Ku Qabtay Ceel-afweyn.

Madaxweyneku-xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland iyo wafdigii ballaadhnaa ee uu hoggaaminaayay ayaa maanta shir-jaraaid ku qabtay guriga martida ee degmada Ceel-afweyn ee gobolka Sanaag iyagoo ka hadlay halka ay u marayso hawshii nabadaynta ee ay halkaasi u joogeen muddo soona saaray 4 qodob oo lagu adkaynayo nabad-galyada deegaamadaasi looguna sii gogol xaadhayo shir nabadeed oo dhex mara dadka deegaankaasi.
Wasiirka arrimaha gudaha Somaliland, Mudane Maxamed Kaahin Axmed oo hadalka furay ayaa sheegay inay meel wanaagsan u marayso hawsha nabad-gelyo ee ay u socdeen, isalamrkaana waxa uu baaq u diray labada beelood ee walaalaha ee dirirtu ku dhexmartay deegaamadaasi, waxaanu yidhi “Amaanka iyo nabad-galyada guud ahaan deegaanadan waxa gacanta ku haya ciidamada qaranka Somaliland, waxaan ugu baaqayaa ciidamo beeleedyadu inay koox waliba joogto halkii aanu u qorshaynay inta aanu hawsha nabadaynta gacanta ku hayno , waxaanu garanay in la kala fogeeyo dadka walaalaha ciidamadooda haday tahay aagaga fadhi-gaab iyo darar-weyne”ayuu yidhi Maxamed Kaahin Axmed Wasiirka arrimha guduhu.

Sidoo kale waxa halkaasi ka hadlay Wasiirka dhalinyaradda iyo ciyaaraha, wasiirka diinta iyo aw-qaafta, iyo wasiirka xannaanada xoolaha iyo kaluumaysiga oo iyaguna si weyn dadka shacabka ah ugu booriyay qiimaha nabada iyo ilaalinta midnimada ummadda ku dhaqan deegaamadaasi.

img_2067.jpg

img_2072.jpg

img_2089.jpg

img_2132.jpg

img_2144.jpg

img_2151.jpg

Gudoomiyaha Xisbiga UCID Eng. Faysal Cali Waraabe oo isna qayb ka ahaa wafdigani islamarkaana maanta soo gaadhay magaalada Ceel-afweyn oo isna shirkaasi jaraa’id ka hadlay waxa uu baaq dheer u diray dadka sawirka xun ka faafinaya waftiga nabadaynta ee sheekha iyo shariifkaba leh waxaanu yidhi Guddomiyuhu “Colaadda dadkan walaaha ah cadaw badan ayaa ka faa’idaysanaya waxay inagu noqotay bar xun inagoo ogsoon halgankii qadhaadhaa ee aynu soo marnay inaynu maanta innagii is qabsano idinkoo og dagaalka iyo colaadda inagu socota, maanta ninka ergadaa aanu nahay diida inkaar ayaa ku dhacaysa wax shuruuda oo lagu xidhaana waa in aanay jirin”ayuu yidhi Guddomiye Faysal Cali Waraabe.

Madaxweyneku-xigeenka Somaliland, mudane Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici) oo soo gunaanaday shirkaasi jaraaid ayaa halkaasi ka akhriyay 4 qodob oo lagu adkaynaayo nabad-galyada laguna gogol xaadhayo shir-weynaha nabada ee deegaanka waxaanu yidhi “Waxaan halkan kasoo jeedinayaa 4 qodob oo aanu ku amrayno cid kasta oo qayb ka ah colaada ceel afweyn.

In ciidamo beeleedyada nin waliba uu ku sugnaado halkii loo qorsheeyay.
In Ciidamadaas cidii ka tirsan ee lagu arko meel aan ahayn meeshii loo qorsheeyay   loo aqoonsanayo inay yihiin fidmo wadayaal.
In Ilaalinta dhaq-dhaqaaqyada ciidamada hubaysan ee beelaha ay masuul ka yihiin ciidamada Qaranka Somaliland iyo In Ilaalinta nabad-galyadu ay tahay danta guud ee qaranka, gaar ahaan danta Ceel-afweyn, waxaanu xil-buuxa naga saaran yahay soo afjarida  mashaqadaas.



Hargeysa Online

· abdi on July 11 2018 · Print

listen_live.jpg

Wareysi Gaar ah Yaasiin dhagacade oo ka baxay Kulmiye kuna biirey Wadani.

engkamaa554l.jpg

Somali Stock Market iyo arimo sir ah oo aad isticmaali doonto.

engkamaal2222wwww.jpg

Been abuurka Social mediaha iyo arimo kale.

engkamaal22.jpg

Doorashada Golaha Wakiilada Somaliland -Wareysi Garyaqaan ( Abdilaahi nur Hassan)

abdilaahiwkw.jpg

Dacwadaha Dhulka laysku qabsado ee Somaliland ( by Garyaqaan Abdilaahi Hassan)

dacwadadhulka.jpg

Trump 2nd Impeachment.

engkamaal_3.jpg

Dood Ku saabsan Doorashada Waranka Mareykanka iyo Trump oo guuldareystay.

engkamaal_4.jpg

Wareysi Gaar Ah aanu ka qaadnay Wakiilka Somaliland u jooga Wadanka Mareykanka

bbxcbxcbxb.jpg

Warbixin ku saabsan Duuliye Fuaad yusuf ali iyo arimokale.

engkamaal_mohamed2020.jpg

 

More Programs>>>>

Table '.\hargeysa2\fusion251z7_captcha' is marked as crashed and should be repaired