Username Password | Register | Lost password
Ogeysiis
Hargeysa Online Waxaad ka daawataa Videos Dooda ah iyo kuwa Aqooneed goor kaste iyo Markaste Fadlan hadii aad heyso wax talo iyo Tusaale ah inooga soo dir Email  HargeysaOnline.Net@gmail.com

Fanaaniinta Minneapolis iyo 18 may.

fanaaniinminnesota.jpg

Serverada Hargeysa Online uu Ruushku u soo dhacey.

engkamaalhosting1.jpg

 

Ruwaayado Xasuus Mudan.

Xaaskayga Araweelo.

323925-my-wife-araweelo-0-230-0-345-crop.jpg

  Rajo

rajo2ol2.jpg

fadfdas.jpg

x_cxczc.jpg

sdgtw.jpg

kbkggg.jpg

Welcome Hargeysa Online 24Hrs News Updates....

Abiy Ahmed oo sheegay in Cabdi Maxamuud Cumar Sharciga la marindoono.

Ra’iisal wasaaraha Itoobiya Abiy Ahmed oo magaalada Addis Ababa kula kulmay warbaahinta gudaha dalkaasi Itoobiya ayaa soo hadal qaaday waxa laga yeelayo arinta madaxweynihii hore ee dowlad deegaanka Soomaalida Itoobiya Cabdi Maxa’uud Cumar hadda ku jira gacanta hay’addaha Amniga.


‘’Arintaa waxaa ay u taallaa laamaha cadaallada waxa laga yeelayo Cabdi Maxamuud Cumar iyo wax ay mudan doonaan mas’uuliyiintii dhibaatada ka geysatay dowlad deegaanka Soomaalida’’ ayuu yiri Abiy Ahmed.

Dhinaca kale, waxaa uu sheegay in ururrada hubeysan ee dalka Itoobiya ee dhawaantan uu u fidiyay gogosha nabadeed laga doonayo in ay hubka iska dhiggaan, taa badalkeedana ku dagaalamaan qalinka iyo fikirkooda.

Su’aal aheyd wax ka jira in uu xannuun la soo darsay xiligii uu booqanayay dalka Mareykanka ayuu si fudud ugu jawaabay Abiy Ahmed’’ " Aniga maba ihii dadka isticmaala dawooyinka mana soo gato dawo, waxaan aaminsanahay jimicsi iyo spoorti"

Jimcihii ayuu ra’iisal wasaaraha Itoobiya kula kulmay magaalada Addis Ababa ergo ka kala soctay dhulka dowlad deegaanka Soomaalida Itoobiya, isaga oo ugu baaqay nabad iyo in la ilaaliyo degenaashaha.


Hargeysa Online

 

· abdi on August 26 2018 · Print

listen_live.jpg

Wareysi Gaar ah Yaasiin dhagacade oo ka baxay Kulmiye kuna biirey Wadani.

engkamaa554l.jpg

Somali Stock Market iyo arimo sir ah oo aad isticmaali doonto.

engkamaal2222wwww.jpg

Been abuurka Social mediaha iyo arimo kale.

engkamaal22.jpg

Doorashada Golaha Wakiilada Somaliland -Wareysi Garyaqaan ( Abdilaahi nur Hassan)

abdilaahiwkw.jpg

Dacwadaha Dhulka laysku qabsado ee Somaliland ( by Garyaqaan Abdilaahi Hassan)

dacwadadhulka.jpg

Trump 2nd Impeachment.

engkamaal_3.jpg

Dood Ku saabsan Doorashada Waranka Mareykanka iyo Trump oo guuldareystay.

engkamaal_4.jpg

Wareysi Gaar Ah aanu ka qaadnay Wakiilka Somaliland u jooga Wadanka Mareykanka

bbxcbxcbxb.jpg

Warbixin ku saabsan Duuliye Fuaad yusuf ali iyo arimokale.

engkamaal_mohamed2020.jpg

 

More Programs>>>>