Username Password | Register | Lost password
Ogeysiis
Hargeysa Online Waxaad ka daawataa Videos Dooda ah iyo kuwa Aqooneed goor kaste iyo Markaste Fadlan hadii aad heyso wax talo iyo Tusaale ah inooga soo dir Email  HargeysaOnline.Net@gmail.com

Fanaaniinta Minneapolis iyo 18 may.

fanaaniinminnesota.jpg

Serverada Hargeysa Online uu Ruushku u soo dhacey.

engkamaalhosting1.jpg

 

Ruwaayado Xasuus Mudan.

Xaaskayga Araweelo.

323925-my-wife-araweelo-0-230-0-345-crop.jpg

  Rajo

rajo2ol2.jpg

fadfdas.jpg

x_cxczc.jpg

sdgtw.jpg

kbkggg.jpg

Welcome Hargeysa Online 24Hrs News Updates....

Madaxweynaha Somaliland oo Dhagax Dhigay Mashaariic Xukuumaddu Ka Hirgelinayso Magaalada Burco.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Muuse Biixi Cabdi, ayaa si rasmi ah u dhagax dhigay laba Biriish oo waaweyn oo ay yeelan doonto magaalada Burco, kuwaas oo fududayn doona, wax weynna ka tari doona isu socodka dadka iyo gaadiidka magaalada Burco.

 

Madaxweynaha oo ay wehelinayaan maamulka heer gobol iyo heer degmo, xildhibaannada golaha deegaanka iyo madaxda dhaqanka ee gobolka Togdheer, ayaa dhagax dhigay Biriishka Aagga Ceel-goonni iyo mid kale oo laga dhisi doono togga u dhexeeya degmooyinka Aadan Saleebaan iyo Sheekh Bashiir, waxana ay mashaariicdani kamid yihiin dedaallada ay xukuumaddu ku doonayso inay ku horumariso deegaannada kala duwan ee dalka, kuna daboosho baahiyaha ay bulshadu qabaan.Xubno kamid ah madaxda dhaqanka iyo maamulka gobolka Togdheer oo madasha ka hadlay, ayaa sheegay inay taageeri doonaan dhammaystirka mashaariicda cusub ee uu madaxweynuhu dhagax-dhigay, isla markaana ay xukuumadda ku taageeri doonaan sidii ay kaalinteeda uga soo bixi lahayd.Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi oo kelmado kooban ka jeediyey dhagax-dhigga mashaariicdan, ayaa hoosta ka xarriiqay in is kaashiga shacabka iyo xukuumaddu hiigsi u yihiin xukuumadda uu gadh-wadeenka ka yahay, waxana isaga oo arrimahaas ka hadlaya uu yidhi, “Dhagaxaas maanta aynnu dhigaynaa waxa uu kamid yahay laba qodob oo inoo mabda’ ah oo kala ah shaqo qaran oo qaranku u dhan yahay iyo taakulayn qaran oo ah wixii aynnu qabsanayno qaran ahaan inaynnu isugu tagno ah.”Madaxweynahaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi iyo weftiga uu hoggaaminayo, ayaa maalmahan dambe socdaal shaqo ku maraya gobollo kamid ah dalka, waxana uu madaxweynuhu deegaannada uu soo maray iyo kuwa uu ku sugan yahayba ka dhagax-dhigay mashaariic tiro badan, isaga oo kuwo hore ay xukuumaddu u dhammaystirtayna xadhigga ka jaray.

 

Hargteysa Online

· ifraax on November 23 2018 · Print

listen_live.jpg

Wareysi Gaar ah Yaasiin dhagacade oo ka baxay Kulmiye kuna biirey Wadani.

engkamaa554l.jpg

Somali Stock Market iyo arimo sir ah oo aad isticmaali doonto.

engkamaal2222wwww.jpg

Been abuurka Social mediaha iyo arimo kale.

engkamaal22.jpg

Doorashada Golaha Wakiilada Somaliland -Wareysi Garyaqaan ( Abdilaahi nur Hassan)

abdilaahiwkw.jpg

Dacwadaha Dhulka laysku qabsado ee Somaliland ( by Garyaqaan Abdilaahi Hassan)

dacwadadhulka.jpg

Trump 2nd Impeachment.

engkamaal_3.jpg

Dood Ku saabsan Doorashada Waranka Mareykanka iyo Trump oo guuldareystay.

engkamaal_4.jpg

Wareysi Gaar Ah aanu ka qaadnay Wakiilka Somaliland u jooga Wadanka Mareykanka

bbxcbxcbxb.jpg

Warbixin ku saabsan Duuliye Fuaad yusuf ali iyo arimokale.

engkamaal_mohamed2020.jpg

 

More Programs>>>>