Username Password | Register | Lost password
Ogeysiis
Hargeysa Online Waxaad ka daawataa Videos Dooda ah iyo kuwa Aqooneed goor kaste iyo Markaste Fadlan hadii aad heyso wax talo iyo Tusaale ah inooga soo dir Email  HargeysaOnline.Net@gmail.com

Fanaaniinta Minneapolis iyo 18 may.

fanaaniinminnesota.jpg

Serverada Hargeysa Online uu Ruushku u soo dhacey.

engkamaalhosting1.jpg

 

Ruwaayado Xasuus Mudan.

Xaaskayga Araweelo.

323925-my-wife-araweelo-0-230-0-345-crop.jpg

  Rajo

rajo2ol2.jpg

fadfdas.jpg

x_cxczc.jpg

sdgtw.jpg

kbkggg.jpg

Welcome Hargeysa Online 24Hrs News Updates....

Ciidamada Itoobiya oo xiray gacan ku dhiigle Mukhtaar Rooboow

Warar xiligan naga soo gaaraya magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay ayaa sheegaya in ciidamo ka tirsan kuwa Itoobiya xireen kaddib markii ay kaxeysteen meel aan ka fogeyn xarunta madaxtooyada Baydhabo.



Wararka xog ogaal ah ayaa sheegaya in Mukhtaar Rooboow lagu ballamiyay xarunta madaxtooyada Koonfur Galbeed, kaddibna halkaa ka kaxeysteen ciidamo ka tirsan kuwa Itoobiya.

 

Wararka ayaa intaa ku daraya in ka hor inta aan la xiran loo geystay jirdil, hasse ahaatee ma jiro war madax-bannaan oo xaqiijinaya jir dilkan la sheegay.

Xaalada magaalada ayaa lagu soo waramayaa in ay kacsan tahay ilaa iyo haddana ma jirto faah faah faahin intaa dhaafsiisan.

Mukhtaar Rooboow waxaa uu ka mid yahay musharixiinta u taagan xilka madaxweynaha maamulka Koonfur Galbeed, horeyna dowladda Soomaaliya qoraal ay u soo saartay waxaa ay ku sheegtay in uusan xilkaa u tartami karin.

 


Hargeysa Online

· ifraax on December 14 2018 · Print

listen_live.jpg

Wareysi Gaar ah Yaasiin dhagacade oo ka baxay Kulmiye kuna biirey Wadani.

engkamaa554l.jpg

Somali Stock Market iyo arimo sir ah oo aad isticmaali doonto.

engkamaal2222wwww.jpg

Been abuurka Social mediaha iyo arimo kale.

engkamaal22.jpg

Doorashada Golaha Wakiilada Somaliland -Wareysi Garyaqaan ( Abdilaahi nur Hassan)

abdilaahiwkw.jpg

Dacwadaha Dhulka laysku qabsado ee Somaliland ( by Garyaqaan Abdilaahi Hassan)

dacwadadhulka.jpg

Trump 2nd Impeachment.

engkamaal_3.jpg

Dood Ku saabsan Doorashada Waranka Mareykanka iyo Trump oo guuldareystay.

engkamaal_4.jpg

Wareysi Gaar Ah aanu ka qaadnay Wakiilka Somaliland u jooga Wadanka Mareykanka

bbxcbxcbxb.jpg

Warbixin ku saabsan Duuliye Fuaad yusuf ali iyo arimokale.

engkamaal_mohamed2020.jpg

 

More Programs>>>>