Username Password | Register | Lost password
Ogeysiis
Hargeysa Online Waxaad ka daawataa Videos Dooda ah iyo kuwa Aqooneed goor kaste iyo Markaste Fadlan hadii aad heyso wax talo iyo Tusaale ah inooga soo dir Email  HargeysaOnline.Net@gmail.com

Fanaaniinta Minneapolis iyo 18 may.

fanaaniinminnesota.jpg

Serverada Hargeysa Online uu Ruushku u soo dhacey.

engkamaalhosting1.jpg

 

Ruwaayado Xasuus Mudan.

Xaaskayga Araweelo.

323925-my-wife-araweelo-0-230-0-345-crop.jpg

  Rajo

rajo2ol2.jpg

fadfdas.jpg

x_cxczc.jpg

sdgtw.jpg

kbkggg.jpg

Welcome Hargeysa Online 24Hrs News Updates....

Amiir Turki al-Faisal oo kasoo horjeestay in ciidamada Maraykanku ay ka baxaan Suuriya.

Xubin sare oo katirsan qoyska xukuma Sacuudiga ayaa kasoo horjeestay in ciidamada Maraykanku ay ka baxaan Suuriya.
Amiir Turki al-Faisal ayaa Hargeysa Online-da u sheegay in tallaabadani ay yeelan doonto saamayn taban, taas oo uu sheegay in ay fursad siin doonto Iran, Ruushka iyo xukunka Madaxweyne Bashar al-Assad.

 
Madaxweynaha Maraykanka Donald Trump ayaa ku dhawaaqay bishii December in la gaaray xilligii ciidamada Maraykanka ee ku sugan Suuriya ay dalkooda kusoo laaban lahaayeen.
Amiir Faisal ayaa hadalkan jeediyey in yar uun kahor markii Xoghayaha Arrimaha dibadda Maraykanka Mike Pompeo uu socdaal ku tagay Riyadh.
Mr Pompeo oo wadahadallo u jooga Riyadh.
Mr Pompeo ayaa socdaal kumaraya Bariga Dhexe, wuxuuna goor horeba booqday dalalka Ciraaq, Urdun, Masar iyo Bahrain.
Waxa uu sheegay in bulshada caalamka ay ceeb kutahay in ay dhabarka u jeediyaan shacab Suuriya iyo in ka bixitaanka ciidamada Maraykanka ay xaaladda uga sii darayso.
Amiirka ayaa intaas ku daray in iscasilaaddii wasiirkii difaaca Maraykanka James Mattis ee bishii December ay ayduna tahay mid xaaladda uga sii daraysa.
Amiirku ma ahan xubin katirsan xukuumadda Sacuudiga, hase ahaatee wuxuu ku dhex leeyahay waayo aragnimo gaaraysa tobonaan sano.

Warbaahinta Maraykanka ayaa ku warramaysa in la filayo in wasiirku uu dalalkaas kala xaajoon doono arrinta Iran, loollanka ka taagan Yemen iyo Suuriya, iyo in uu sidoo kale doonayo in uu wax ka ogaado halka uu marayo baadhitaanka la xiriira dilkii Wariye Jamal Khashoggi.

Hargeysa Online

 

· abdi on January 15 2019 · Print

listen_live.jpg

Wareysi Gaar ah Yaasiin dhagacade oo ka baxay Kulmiye kuna biirey Wadani.

engkamaa554l.jpg

Somali Stock Market iyo arimo sir ah oo aad isticmaali doonto.

engkamaal2222wwww.jpg

Been abuurka Social mediaha iyo arimo kale.

engkamaal22.jpg

Doorashada Golaha Wakiilada Somaliland -Wareysi Garyaqaan ( Abdilaahi nur Hassan)

abdilaahiwkw.jpg

Dacwadaha Dhulka laysku qabsado ee Somaliland ( by Garyaqaan Abdilaahi Hassan)

dacwadadhulka.jpg

Trump 2nd Impeachment.

engkamaal_3.jpg

Dood Ku saabsan Doorashada Waranka Mareykanka iyo Trump oo guuldareystay.

engkamaal_4.jpg

Wareysi Gaar Ah aanu ka qaadnay Wakiilka Somaliland u jooga Wadanka Mareykanka

bbxcbxcbxb.jpg

Warbixin ku saabsan Duuliye Fuaad yusuf ali iyo arimokale.

engkamaal_mohamed2020.jpg

 

More Programs>>>>

Table '.\hargeysa2\fusion251z7_captcha' is marked as crashed and should be repaired