Username Password | Register | Lost password
Ogeysiis
Hargeysa Online Waxaad ka daawataa Videos Dooda ah iyo kuwa Aqooneed goor kaste iyo Markaste Fadlan hadii aad heyso wax talo iyo Tusaale ah inooga soo dir Email  HargeysaOnline.Net@gmail.com

Fanaaniinta Minneapolis iyo 18 may.

fanaaniinminnesota.jpg

Serverada Hargeysa Online uu Ruushku u soo dhacey.

engkamaalhosting1.jpg

 

Ruwaayado Xasuus Mudan.

Xaaskayga Araweelo.

323925-my-wife-araweelo-0-230-0-345-crop.jpg

  Rajo

rajo2ol2.jpg

fadfdas.jpg

x_cxczc.jpg

sdgtw.jpg

kbkggg.jpg

Welcome Hargeysa Online 24Hrs News Updates....

Puntland oo ogolaatay siideynta maxaabiis ka soo jeeda deegaannada Hirshabeelle.

Madaxweynayaasha dowlad gobolleedyada Puntland iyo Hirshabeelle Saciid Cabdullaahi Deni iyo Maxamed Cabdi Waare oo kulan gaar ah ku yeeshay magaalada Garoowe ayaa ka wada hadlay sii deynta maxaabiis ka soo jeeda deegaannada Hirshabeelle oo ku xir xiray Puntland.

Afhayeenka dowlad gobolleedka Hirshabeelle Daa’uud Xaaji Cirro oo warbaahinta uga warbixiyay kulanka labada madaxweyne ku dhaxmaray Garoowe ayaa sheegay in Puntland aqbashay sida uu hadalka u dhigay in la sii daayo maxaabiista ka soo jeeda deegaannada Hirshabeelle.

‘’Kulanka labada madaxweyne oo sidoo kale ay goob joog ka ahaayeen Wasiirradda Amniga labada dhinac, waxaa leysku afgartay in la sii daayo maxaabiista Puntland uga xir xiray Hirshabeelle iyo sidii leysaga kaashan lahaa xoojinta Ganacsiga iyo adkeynta Amniga labada dhinac’’ ayuu yiri afhayeenka.

Sidoo kale waxaa uu sheegay Cirro in madaxweyne Waare oo uu heshiis kaa la mid ah uu la saxiixday madaxweynaha Koonfur Galbeed Cabdicasiis Lafta-Gareen.

Dhawaan ayeey ahey markii heshiis saddex geesood ah uu ku dhaxmaray magaalada Garoowe madaxweynayaasha Puntland, Koonfur Galbeed iyo Hirshabeelle kaddib kulankii fashilmay ee madaxda dowladda federaalka iyo dowlad gobolleedyada.

 

Hargeysa Online

 

· abdi on May 15 2019 · Print

listen_live.jpg

Wareysi Gaar ah Yaasiin dhagacade oo ka baxay Kulmiye kuna biirey Wadani.

engkamaa554l.jpg

Somali Stock Market iyo arimo sir ah oo aad isticmaali doonto.

engkamaal2222wwww.jpg

Been abuurka Social mediaha iyo arimo kale.

engkamaal22.jpg

Doorashada Golaha Wakiilada Somaliland -Wareysi Garyaqaan ( Abdilaahi nur Hassan)

abdilaahiwkw.jpg

Dacwadaha Dhulka laysku qabsado ee Somaliland ( by Garyaqaan Abdilaahi Hassan)

dacwadadhulka.jpg

Trump 2nd Impeachment.

engkamaal_3.jpg

Dood Ku saabsan Doorashada Waranka Mareykanka iyo Trump oo guuldareystay.

engkamaal_4.jpg

Wareysi Gaar Ah aanu ka qaadnay Wakiilka Somaliland u jooga Wadanka Mareykanka

bbxcbxcbxb.jpg

Warbixin ku saabsan Duuliye Fuaad yusuf ali iyo arimokale.

engkamaal_mohamed2020.jpg

 

More Programs>>>>