Username Password | Register | Lost password
Ogeysiis
Hargeysa Online Waxaad ka daawataa Videos Dooda ah iyo kuwa Aqooneed goor kaste iyo Markaste Fadlan hadii aad heyso wax talo iyo Tusaale ah inooga soo dir Email  HargeysaOnline.Net@gmail.com

Fanaaniinta Minneapolis iyo 18 may.

fanaaniinminnesota.jpg

Serverada Hargeysa Online uu Ruushku u soo dhacey.

engkamaalhosting1.jpg

 

Ruwaayado Xasuus Mudan.

Xaaskayga Araweelo.

323925-my-wife-araweelo-0-230-0-345-crop.jpg

  Rajo

rajo2ol2.jpg

fadfdas.jpg

x_cxczc.jpg

sdgtw.jpg

kbkggg.jpg

Welcome Hargeysa Online 24Hrs News Updates....

Wasiir Beyle oo sheegay inuu gabagabo marayo tirakoob ay ku sameynayaan hantida guud ee dowladda.

Wasiirka maaaliyadda Soomaaliya, Cabdiraxmaan Ducaale Beyle oo maanta warbaahinta kula hadlay xafiiskiisa ayaa ka hadlay tirakoobka hantida ummadda, guulaha Soomaaliya ay ka gaartay wada-hadalka deyn cafinta iyo muhiimada ay leedahay isku tashiga umadda.


Wasiirka ayaa ugu horreyn ka hadlay warbixinta ugu dambeysay ee hay’adda lacagta adduunka ka soo saartay barnaamijka deyn cafinta Soomaaliya ee ka gudbida wajiga saddexaad ee barnaamijka.

"Waxaan maanta ummadda Soomaaliyeed iyo warbaahintaba la wadaagay faah faahinta warqadii uga dambeysay ee ka soo baxday IMF International Monetary Fund, anigoo hore idiinkugu sheegay 9kii bishaan in ay soo bixidoonto Warbixintaan oo ka koobneyd Amaan iyo Bogaadin tilmaameysay horumarka Maaliyadeed ee Dalka ee aan gaarnay." ayuu yiri wasiirka.

Wasiirka maaliyadda ayaa sidoo kale soo hadal qaaday tirakoob ay wasaaradda ku hayso hantida ummadda waxaana uu sheegay inuu gabagabo marayo, wuxuu marka ugu baaqay inay ka fakaraan ammaanka hantidooda waxaana uu tilmaamay in halka ugu wanaagsan ay tahay in waddanka kooda ku malgashadaan si ay ugu badbaado bulshadana uga faa’iido.

"Waxaan dadka Soomaaliyeed u sheegay in baahi weyn loo qabo in ay maalgalin ku sameeyaan dalkeenna Soomaaliya oo ay muruqooda, maskaxdooda iyo maalkoodaba u huraan, sidoo kale waxaan baaq iyo dhiirri galin u jeediyay ganacsatada Soomaaliyeed ee dibadda ku nool in ay hantidooda ilaashadaan oo meel amaan ah ku hubsadaan". ayuu yiri wasiirka.

 

Hargeysa Online

 

· abdi on May 21 2019 · Print

listen_live.jpg

Wareysi Gaar ah Yaasiin dhagacade oo ka baxay Kulmiye kuna biirey Wadani.

engkamaa554l.jpg

Somali Stock Market iyo arimo sir ah oo aad isticmaali doonto.

engkamaal2222wwww.jpg

Been abuurka Social mediaha iyo arimo kale.

engkamaal22.jpg

Doorashada Golaha Wakiilada Somaliland -Wareysi Garyaqaan ( Abdilaahi nur Hassan)

abdilaahiwkw.jpg

Dacwadaha Dhulka laysku qabsado ee Somaliland ( by Garyaqaan Abdilaahi Hassan)

dacwadadhulka.jpg

Trump 2nd Impeachment.

engkamaal_3.jpg

Dood Ku saabsan Doorashada Waranka Mareykanka iyo Trump oo guuldareystay.

engkamaal_4.jpg

Wareysi Gaar Ah aanu ka qaadnay Wakiilka Somaliland u jooga Wadanka Mareykanka

bbxcbxcbxb.jpg

Warbixin ku saabsan Duuliye Fuaad yusuf ali iyo arimokale.

engkamaal_mohamed2020.jpg

 

More Programs>>>>