Username Password | Register | Lost password
Presidents

somlywoodlogo5.gif

tuur.jpgcigaal.jpg4274223304.jpg2891464007.jpgmusjsufs.jpg

Ogeysiis
Hargeysa Online Waxaad ka daawataa Videos Dooda ah iyo kuwa Aqooneed goor kaste iyo Markaste Fadlan hadii aad heyso wax talo iyo Tusaale ah inooga soo dir Email  Info@hargeysaOnline.Net

Ruwaayado Xasuus Mudan.

fadfdas.jpg

x_cxczc.jpg

sdgtw.jpg

kbkggg.jpg

Ra'iisal Wasaare Kheyre oo baaq u diray beesha caalamka.

Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya Xassan Cali Khayre oo Faransiiska uga qayb galay shirka sanadlaha ah ee madasha nabadda Paris, ayaa sheegay in ay muhiim tahay in saaxiibada caalamka ay muhiimad gaar ah siiyaan maal gelinta hannaanka dib-u-kabashada dalka.


“Maalgelinta dib-u-dhiska hay’adaha dowladeed, waa in ayada lafteeda  loo arkaa inay ka mid tahay dadaallada la doonayo in lagu gaaro  Himilooyinka Horumarka Qaranka” ayuu yiri Ra’iisul Wasaare Xassan Cali  Khayre

 

Ra’iisul Wasaaraha ayaa dood uu ka qayb galay waxa uu ka caddeeyay in Soomaaliya ay hiigsaneyso horumar ballaaran oo u horseeda in ay soo ceshato kaalintii ay dunida horay ugu laheyd.

Dhinaca kale, Ra'iisal wasaaraha ayaa kulamo kala duwan la qaatay qaar ka mid ah mas'uuliyiintii caalamka ee ka soo qeybgashay kulanka ka dhacay Paris isaga oo kala hadlay xaalada Soomaaliya.

 

Hargeysa Online

· ifraax on November 13 2019 · 0 Comments · 166 Reads ·Print
Comments
No Comments have been Posted.
Post Comment
Name:

Validation Code:
Validation Code


listen_live.jpg

radionumber.jpg

Xaalada siyaasadeed ay hada marayso Somaliland.

sfsszfz.jpg

Bar. Stock Market.

69916568_3110360172370076_6333432064003538944_o.jpg

Dood Ku Saabsan Madaxtooyada Somaliland.

engkamalm.jpg

Wareysi Ku saabsan Xeerka Kufsiga Somaliland.

engkamalgun.jpg

WarBixin Ku Saabsan Ethioipia iyo Eriteria

engkamaaldfhdhdh.jpg

Dood Kulul oo ku Saabsan Shirkii Garxajiska ee ka dhacey Buurta Gacan libaax.

engkamaalsmsd.jpg

Sidee Ayaa social media-ha looga Xidhikaraa Caruurta.

engkamaal2018.jpg

Dood ku saabsan Musuqa iyo Cadaalad xumada ka jira Somaliland.

engkamaalsdo.jpg

Dood Ku Saabsan Ictiraafka Somaliland.

engkamaals.jpg

Dood kulul Xisbiga Kulmiye iyo Ucid 2nd.

engkamaal.jpg