Username Password | Register | Lost password
Ogeysiis
Hargeysa Online Waxaad ka daawataa Videos Dooda ah iyo kuwa Aqooneed goor kaste iyo Markaste Fadlan hadii aad heyso wax talo iyo Tusaale ah inooga soo dir Email  HargeysaOnline.Net@gmail.com

Fanaaniinta Minneapolis iyo 18 may.

fanaaniinminnesota.jpg

Serverada Hargeysa Online uu Ruushku u soo dhacey.

engkamaalhosting1.jpg

 

Ruwaayado Xasuus Mudan.

Xaaskayga Araweelo.

323925-my-wife-araweelo-0-230-0-345-crop.jpg

  Rajo

rajo2ol2.jpg

fadfdas.jpg

x_cxczc.jpg

sdgtw.jpg

kbkggg.jpg

Welcome Hargeysa Online 24Hrs News Updates....

Dowladda Somalia oo amartay in la xiro goobaha barasahada diinta.

Dawladda Soomaaliya ayaa amartay in la xiro goobaha barasahada diinta sida dugsiyada iyo mowlacyada.


Qoraal kasoo baxay Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha Diinta ayaa lagu sheegay in sidoo kale lagula talinayo dadweynaha inay guryahooda ku cibaadaystaan.

Wasaaraddu waxay sheegtay in tallaabadan loo qaaday si loola dagaalamo loogana hortago faafitaanka cudurka Coronavirus.

Dawladu waxay sheegtay in xiritaanka gobahan ay ka billaabanayso maalinta berrito ah ee 31-ka Maarso, waxayna shegtay in goobaha xiritaankan saamaynayo ay yihiin dusgiyada lagu barto qur’aanka iyo xarrumaha kale ee barashada diinta oo xirnaanaya mudo laba toddobad ah.

Dawladda Soomaalya waxay horey u amartay in la xiro iskuullada iyo jaamacadaha, sidoo kale waxay dawladdu joojisay duulimaadyadii gudaha iyo dibedda.

Dhinaca kale hay’adda caafimaadka adduunka xafiiskeeda Soomaaliya ayaa Shabakada Hargeysa Online u sheegtay in ilaa haatan shaybaarka lagu xaqiijiyey saddex kiis oo ah cudurka Coronavirus Soomaaliya.

WHO waxay sheegtay in kiiska ugu horreeyey la xaqiijiyey oo ay ku dhowaaqday Wasaaradda Caafimaadka ee Soomaaliya 16-kii Maarso, halka kiiska labaad lagu dhowaaqay 26-kii Maarso. Maalin kadibna waxaa la xaqiijiye kiis saddexaad.

Wakiilka hay’adda WHO ee Soomaaliya Dr. Mamunur Raxmaan Maalik waxa uu Shabakada Hargeysa Online u sheegay in xaaladda caafimaad ee labada bukaan ee hore ay deggan tahay, halka bukaanka saddexaad cisbitaalka AMISOM looga daweeyey qandho.

Dr. Mamunur waxa uu intaas ku daray in la baarayo 16 kiis oo laga shaki qabo. Waxa uu intaas ku daray in laba ka mid ah 16-kaas kiis dadkii laga shakiyey lagu karantiilay Somaliland, toddoba kalena Puntland halka inta kale ay ku karantiilan yihiin Muqdisho.

Waxaa Dr Mamunur uu sidoo kale sheegay in la qaaday 31 tijaabo loona diray shaybaar ku yaalla magaalada Nairobi si loo baaro. Waxa uu sheegay in 3 ka mid ah oo ah kuwa horey lo shaaciyey laga helay xanuunka, 18 kalena laga waayey markii la baaray, halka 10-ka kalena natiijadooda la sugayo.


Hargeysa Online

· abdi on March 31 2020 · Print

listen_live.jpg

Wareysi Gaar ah Yaasiin dhagacade oo ka baxay Kulmiye kuna biirey Wadani.

engkamaa554l.jpg

Somali Stock Market iyo arimo sir ah oo aad isticmaali doonto.

engkamaal2222wwww.jpg

Been abuurka Social mediaha iyo arimo kale.

engkamaal22.jpg

Doorashada Golaha Wakiilada Somaliland -Wareysi Garyaqaan ( Abdilaahi nur Hassan)

abdilaahiwkw.jpg

Dacwadaha Dhulka laysku qabsado ee Somaliland ( by Garyaqaan Abdilaahi Hassan)

dacwadadhulka.jpg

Trump 2nd Impeachment.

engkamaal_3.jpg

Dood Ku saabsan Doorashada Waranka Mareykanka iyo Trump oo guuldareystay.

engkamaal_4.jpg

Wareysi Gaar Ah aanu ka qaadnay Wakiilka Somaliland u jooga Wadanka Mareykanka

bbxcbxcbxb.jpg

Warbixin ku saabsan Duuliye Fuaad yusuf ali iyo arimokale.

engkamaal_mohamed2020.jpg

 

More Programs>>>>