Username Password | Register | Lost password
Ogeysiis
Hargeysa Online Waxaad ka daawataa Videos Dooda ah iyo kuwa Aqooneed goor kaste iyo Markaste Fadlan hadii aad heyso wax talo iyo Tusaale ah inooga soo dir Email  HargeysaOnline.Net@gmail.com

Fanaaniinta Minneapolis iyo 18 may.

fanaaniinminnesota.jpg

Serverada Hargeysa Online uu Ruushku u soo dhacey.

engkamaalhosting1.jpg

 

Ruwaayado Xasuus Mudan.

Xaaskayga Araweelo.

323925-my-wife-araweelo-0-230-0-345-crop.jpg

  Rajo

rajo2ol2.jpg

fadfdas.jpg

x_cxczc.jpg

sdgtw.jpg

kbkggg.jpg

Welcome Hargeysa Online 24Hrs News Updates....

GUDOOMIYAHA BAARLAMAANKA OO SHIR MUHIIM AH LA QAATAY DADWEYNAHA S/LAND EE CARIGA INGRIISKA.

Shir aad u balaadhan oo ka dhacay xaafad Harlesdan ee Galbeedka London ayuu Gudoomiyaha Baarlamaanka S/land ahna Gudoomiyaha Urur-siyaasadeedka Waddani Mudane A/rahman Mohamed A/llahi "Ciro" kula yeeshay dadweyne aad u balaadhan oo reer s/land ah, kuwaas oo isagu jiray Taageerayaasha Ururka Waddani, Aqoonyahano, Madaxdhaameedyo, Culima'udin, Waayeel, Haween iyo Dhalinyaraba.

_h100801.jpg

_h100806.jpg

_h100794.jpg

 

269163_4609617038654_1367234226_n2.jpg

_h100859.jpg

_h100851.jpg

 



Gudoomiyaha oo ay martiqaadkan ku weheliyee xubno sar-sare oo ka tirsan Ururka Waddani ayna ka mid ahaayeen, Mudane Dr Mustafe A/llahi Kaydsane iyo Mudane Ahmed Hassan Egal ayaa ugu horaynba waxaa goobta ka hadlay muujiyeyna taageerada shacab iyo Madaxdhaqameed ahaanba ay u hayaan Ururka Waddani Suldaan Ali Omar oo ka mid ah Salaadiinta ugu caansan ee Gobolka Sanaag. Gudigii uu gudoomiyuhu horkacayey oo iyaguna golihii sharafta badnaa ee lagu martiqaaday uga waramay bulshadii halkaas isugu timid xaalada guud ee waddankii marayo, iyo weliba ololayaasha Golaha deegaamada ee hada waddankii ka socda, isagoo wax lagu farxo ku tilmaamay talaabooyinka Dimoqraadiyadeed ee wadankeena ka hirgalay. Waa arimo aysan haysan wadamo waaweyn oo aduunka ka mid ahi waana waxyaalaha aynu ku faano Dimoqraadiyadu ayuu yiri Gudoomiye Ciro.

Gudoomiye A/rahman Mohamed A/llahi ayaa dadkii goobta isugu yimid uga waramay qorshaha siyaasadeed ee Urur-siyaasadeedka Waddani, kaasoo uu ku tilmaamahay inuu yahay Furihii Horomurka bulshada Miyiga iyo Magaaladaba, Furihii Shaqo la'aanta, Furihii Jagliga, Furihii Nabadaynta iyo Deriswanaaga, Furihii Deegamada S/land iyo Weliba Furihii Aqoonsi buuxa oo ay S/land hesho, sidaas awgeed ayuu shacabka shacabka S/land Gudo iyo Dibadba ka codsaday inay taageero buuxda la garab-joogsadaan Ururka Waddani.

Waxaa xusid mudan in dadbadan oo goobta joogay ay taageeradooda Ururka muujiyeen iyadoo tiro badan oo kalena goobta ka cadeeyey ku soo biiridooda Ururka, kuwaas oo ay ka mid aqaayeen Madaxdhaqameedyo iyo Aqoonyahano bulshadeena sumcad weyn ku dhex leh. Sidoo kale xubno badan oo hore uga tirsanaa Urur siyaasadeedyo ayaa iyaguna goobta ka cadeeyey taageeradooda Ururka Waddani. Xafladan ayaa ku soo gaba-gabowdey farxad, isafgarasho iyo kalsooni aad u saraysa oo ay gudigani kala kulmeen goobtii dadweynihii goobta isugu yimid.


Afhayeenka Ururka Waddani UK
Qasim Aadan Saleebaan
Kasslmn@aol. Com
· xaaji on October 02 2012 · Print

listen_live.jpg

Wareysi Gaar ah Yaasiin dhagacade oo ka baxay Kulmiye kuna biirey Wadani.

engkamaa554l.jpg

Somali Stock Market iyo arimo sir ah oo aad isticmaali doonto.

engkamaal2222wwww.jpg

Been abuurka Social mediaha iyo arimo kale.

engkamaal22.jpg

Doorashada Golaha Wakiilada Somaliland -Wareysi Garyaqaan ( Abdilaahi nur Hassan)

abdilaahiwkw.jpg

Dacwadaha Dhulka laysku qabsado ee Somaliland ( by Garyaqaan Abdilaahi Hassan)

dacwadadhulka.jpg

Trump 2nd Impeachment.

engkamaal_3.jpg

Dood Ku saabsan Doorashada Waranka Mareykanka iyo Trump oo guuldareystay.

engkamaal_4.jpg

Wareysi Gaar Ah aanu ka qaadnay Wakiilka Somaliland u jooga Wadanka Mareykanka

bbxcbxcbxb.jpg

Warbixin ku saabsan Duuliye Fuaad yusuf ali iyo arimokale.

engkamaal_mohamed2020.jpg

 

More Programs>>>>