Username Password | Register | Lost password
Ogeysiis
Hargeysa Online Waxaad ka daawataa Videos Dooda ah iyo kuwa Aqooneed goor kaste iyo Markaste Fadlan hadii aad heyso wax talo iyo Tusaale ah inooga soo dir Email  HargeysaOnline.Net@gmail.com

Fanaaniinta Minneapolis iyo 18 may.

fanaaniinminnesota.jpg

Serverada Hargeysa Online uu Ruushku u soo dhacey.

engkamaalhosting1.jpg

 

Ruwaayado Xasuus Mudan.

Xaaskayga Araweelo.

323925-my-wife-araweelo-0-230-0-345-crop.jpg

  Rajo

rajo2ol2.jpg

fadfdas.jpg

x_cxczc.jpg

sdgtw.jpg

kbkggg.jpg

Welcome Hargeysa Online 24Hrs News Updates....

Madaxweyne Ku-xigeenka Somaliland oo qaabilay Wafti ka socday hay’ada Cuntada Adduunka ee FOA.

Madaxwayne ku xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaacii (Saylici) ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabiley wakiilka Somaliland.

· ifraax on April 17 2016 · Read More · 688 Reads ·Print

Waxan Ku Boorrinaynaa Soomaaliya Inay Faraha Kala Baxdo Qaranimada Somaliland.

Madaxwaynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane, Axmed Maxamed Siilaanyo, ayaa soo saaray qoraal uu ugu caddaynayo dhawladda federaalka ee Soomaaliya.

· ifraax on April 16 2016 · Read More · 931 Reads ·Print

12 APRIL 1960 Maalin milateri oon laga midaysnayn.

Waxaan u malaynayaa in aad taqaano 12 April, haa waa maalin ka mida maalmaha bishaas aan magacawnay ee ka mid ah laba iyo tobanka bilood ee sanadka.

· ifraax on April 16 2016 · Read More · 721 Reads ·Print

Horta Yaa O Wanqalay UCID !!

Waxaan Aad O Layaabay Maraxaladan Adag Ee Maanta Xisbiga UCID O Ku Dhex Jiro ? Iyada Oon Wax Gar Ah Lagu Siin Karin Cidii Maanta Khilaafkaas Ka Danbaysa.

· ifraax on April 16 2016 · Read More · 753 Reads ·Print

Saylici oo sheegay inuu Xisbiga Ucid Saaxada Siyaasada ka bixi doono.

Madaxweyne ku xigeenka Somaliland Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaciil (Saylici) ayaa waxaa uu ka hadley khilaafka furka tuuray ee ka dhex taagan masuulyinta ugu sar sareysa xisbiga UCID.

· abdi on April 14 2016 · Read More · 744 Reads ·Print

Xisbiga WADDANI Oo Sharci Darro Ku Tilmaamay Dhimista Uu Madaxweynuhu Ku Sameeyey Miisaaniyadda.

Afhayeenka Xisbiga Mucaaradka ee WADDANI Xildhibaan Ibraahim Mahdi Buubaa, ahna Guddoomiyaha Guddida Joogta ah ee golaha Wakiilada Somaliland.

· abdi on April 14 2016 · Read More · 718 Reads ·Print

Riyadaydii aan ruboobin Qalinkii Maxamed Yaasiin Maxamed.

Waxaan galabnimadii tegay garoon aad u quruxbadan oo isugu jira noocyo badan oo loogu talo galay ciyaaraha sida kubada cagta baaskitka.

· ifraax on April 14 2016 · Read More · 567 Reads ·Print

Wasaarada Boosaha iyo isgaadhsiintu miyaanay ushaqayn sida wasaaradaha kale ee Somaliland mise way ka duwantahay?

Somaliland oo  hada  25 sano  jirsatay   iyada oo in taa ay jirtay  ay is ka soo badalayeen  maamulo kala duwan ,maa muladaas  oo mid kastaaba  siyaasadiisa  uu watay.

· abdi on April 12 2016 · Read More · 640 Reads ·Print

Warsaxaafadeed Shirweynihii 12aad ee Dallada Jaaliyadaha Yurub ee Somaliland SSE.

Shirweynihii 12aad ee Dallada Jaaliyadaha Yurub ee Somaliland (SSE – da) oo si rasmiya uga furmay guriga Baarlamaanka Dalka Sweden ee Magaalada Stockholm.

· abdi on April 12 2016 · Read More · 826 Reads ·Print

Madaxweyne ku-xigeenka Somaliland oo xafiiskiisa kula kulmay wefti ka socday Dalka Ingiriiska.

Madaxweyne ku xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici), ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabiley.

· ifraax on April 09 2016 · Read More · 746 Reads ·Print

Qarax Khasaare Sababay oo Maanta lala eegtay Maqaayad ku taalla Magalada Mogdisho.

Ugu yaraan saddex qof ayaa ku geeriyooday, shan ruux oo kalena way ku dhaawacmeen, Qarax goor-dhow lala eegtay maqaayad laga cunneeyo.

· ifraax on April 09 2016 · Read More · 686 Reads ·Print

Madaxweynaha Jabuuti oo ka Hadlay Guushii uu gaaray iyo Mucaaradka oo Cabanaya.

Madaxweynaha dalka Jabuuti, Ismaaciil Cumar Geelle oo Markii Afaraad loo doortay Xilka Madaxweynaha ee Jamhuuriyadda Jabuuti.

· ifraax on April 09 2016 · Read More · 810 Reads ·Print

ALLE U NAXARIISAY MARXUUM DR.CABDI AW DAAHIR CALI GUULEED 1956 _2016 WAA LA XUSUUSNAAN DOONAA.

Alle haw naxariistee waxaan saaka ku waabariistay geërida Mujahid Dr, cabdi aw daahir cali oo ku geeriyooday MagaaLada burco.

· ifraax on April 09 2016 · Read More · 721 Reads ·Print

Deg Deg: Wasiirkii hore ee Arimaha Bulshada Dr Cabdi Aw-daahir oo Geeriyooday

Allah ha u naxariistee Waxa saaka ku geeriyooday magaalada Burco ee Xarunta Gobolka Togdheer Wasiirkii hore ee Wasaraada.

· abdi on April 07 2016 · Read More · 641 Reads ·Print

Baaq taageero buuxda dibudhigidda diiwaangelinta codbixinta oo ay soo saareen qurbajoogga beesha Daa,uud Ismaciil (Ciidagale)

Annaga oo ah jaalliyadda qurbajoogga beesha Daa,uud Ismaciil (Ciidagale) ee ku dhaqan dalka Ingiriiska,  waxaanu taageero buuxda la garab taagannay.

· abdi on April 01 2016 · Read More · 623 Reads ·Print

Dawlada Hooose ee Borama Albaabadu uma xidhnee Albaabada Ayaa u furmay.

Mudo sadex sanadood iyo  dhawr bilood mu dadaasi  sadexda sanadood  iyo badhka ah ee kazoo wareegtay intii ladoortay  golayaasha deegaanada   Somaliland.

· ifraax on March 31 2016 · Read More · 743 Reads ·Print

Waa Markeenii Ogaysiis Muhiim ah Khasnadaada Aakhiro Deposit garayso.

Waxaan Dhammaan Dhalinayarada Gobolka Togdheer Ogaysiinayaa in Habeen Taariikhdu Tahay 1/04/2016 Kuna Beegan Habeenka Jimce ah Waxaa Jira Kulan.

· ifraax on March 31 2016 · Read More · 589 Reads ·Print

Taageerayaasha UCID ee GUULSAMEEYAYAASHA ahaa, Maxaa u Bannaan! .

Xisbiga UCID halka xaalkiisu marayo laba dhinac ayaan ka eegey. Waa mar ee “Xarafkii Alif Lagu Sixi Waayey, Waakaa AlBaqra Kaga Daba Yimi.

· ifraax on March 31 2016 · Read More · 741 Reads ·Print

Tacsi Ku socota Reer Axmed Good.

INAALILAAAHI  WA INAA ILEEHI RAAJICUUN   GEERIDU  XAQ WEEYAAN    QOFNA  SEEGI  MAYSO  ,ANIGA OO KU HADLAYA  MAGACAYGA IYO  MAGACA  DHALINYARTA  G/AWDAL.

· ifraax on March 31 2016 · Read More · 617 Reads ·Print

Press Release: SSE 2016 Annual Conference goes to Stockholm.

Somaliland Society in Europe (SSE) and The Umbrella Association of Somaliland Community Organisations in Sweden (SLRF)

· ifraax on March 31 2016 · Read More · 730 Reads ·Print

Qasnada wasaaradda Warfaafinta Somaliland oo lacag laga jabsaday iyo Booliiska oo baadhaya.

Wasiirka wasaaradda warfaafinta Dhaqanka iyo Wacyigalinta Somaliland ayaa caddeeyey in Qasnada Wasaaradda la jabsaday isla markaana lagala baxay lacagtii shaqaalaha.

· abdi on March 20 2016 · Read More · 759 Reads ·Print

Dagaal u dhaxeeya Laba kooxood ku dhex maragay degmada Oodweyne.

Wararka hada soo gaadhaya Warbaahinta  ayaa sheegaya in duleedka  magaalada Oodweyne ee xurunta gobolka Daad-madheedh uu ka dhacay iska  iska hor’imaad sababay khasaraha.

· abdi on March 20 2016 · Read More · 745 Reads ·Print

listen_live.jpg

Wareysi Gaar ah Yaasiin dhagacade oo ka baxay Kulmiye kuna biirey Wadani.

engkamaa554l.jpg

Somali Stock Market iyo arimo sir ah oo aad isticmaali doonto.

engkamaal2222wwww.jpg

Been abuurka Social mediaha iyo arimo kale.

engkamaal22.jpg

Doorashada Golaha Wakiilada Somaliland -Wareysi Garyaqaan ( Abdilaahi nur Hassan)

abdilaahiwkw.jpg

Dacwadaha Dhulka laysku qabsado ee Somaliland ( by Garyaqaan Abdilaahi Hassan)

dacwadadhulka.jpg

Trump 2nd Impeachment.

engkamaal_3.jpg

Dood Ku saabsan Doorashada Waranka Mareykanka iyo Trump oo guuldareystay.

engkamaal_4.jpg

Wareysi Gaar Ah aanu ka qaadnay Wakiilka Somaliland u jooga Wadanka Mareykanka

bbxcbxcbxb.jpg

Warbixin ku saabsan Duuliye Fuaad yusuf ali iyo arimokale.

engkamaal_mohamed2020.jpg

 

More Programs>>>>

Table '.\hargeysa2\fusion251z7_captcha' is marked as crashed and should be repaired