Username Password | Register | Lost password
Ogeysiis
Hargeysa Online Waxaad ka daawataa Videos Dooda ah iyo kuwa Aqooneed goor kaste iyo Markaste Fadlan hadii aad heyso wax talo iyo Tusaale ah inooga soo dir Email  HargeysaOnline.Net@gmail.com

Fanaaniinta Minneapolis iyo 18 may.

fanaaniinminnesota.jpg

Serverada Hargeysa Online uu Ruushku u soo dhacey.

engkamaalhosting1.jpg

 

Ruwaayado Xasuus Mudan.

Xaaskayga Araweelo.

323925-my-wife-araweelo-0-230-0-345-crop.jpg

  Rajo

rajo2ol2.jpg

fadfdas.jpg

x_cxczc.jpg

sdgtw.jpg

kbkggg.jpg

Welcome Hargeysa Online 24Hrs News Updates....

Soomaalida ku xayiran Uganda oo dalka dib loogu celinayo

Mas’uulyiinta Safaaradda Soomaaliya ee dalka Uganda ayaa dalkaasi ka billaabay daddaallo ay ku caawinayaan muwaadiniinta Soomaaliyeed ee dalkaasi.

· abdi on June 04 2020 · Read More · 517 Reads ·Print

Askar kale oo lagu soo oogay dacwado la xiriira dilka George Floyd.

Xeer ilaalinta gobolka Minnesota ayaa dacwado kusoo oogtay saddex askari oo wehliyey askariga caddaanka ah ee lagu eedeeyey inuu dilay George Floyd.

· abdi on June 04 2020 · Read More · 390 Reads ·Print

Inta badan dunida Muslimka oo laga ciiday maanta.

Inta badan dalalka Islaamka ayaa maanta waxaa u billowday dabbaal-degga maalinta 1-aad ee Ciidul-Fitriga, kaddib markii ay shalay buuxiyeen 30-ka bishii Ramadan.

· abdi on May 24 2020 · Read More · 460 Reads ·Print

Wiilasha Jamaal Khaashuqji 'oo cafiyey' kuwii dilay aabahood.

Wiilasha suxufigii rer Sacuudi ee la dilay Jamal Khaashuqji ayaa maanta sheegay “inay cafiyeen” kuwii dilay aabahood.

· ifraax on May 22 2020 · Read More · 477 Reads ·Print

Dowlada Qatar oo gargaar caafimaad geysay Somaliland.

Diyaarad sidday gargaar caafimaad oo ka socday waddanka Qatar ayaa waxay gaartay magaalada Hargeysa ee Somaliland.

· abdi on May 16 2020 · Read More · 373 Reads ·Print

Somaliland oo laga helay kiisas badan oo COVID-19 ah.

War kasoo baxay goor dhow wasaaradda caafimaadka Somaliland ayaa waxaa lagu sheegay in 19 xaalad oo cusub oo COVID-19 ah  laga helay deegaannadaasi.

· abdi on May 16 2020 · Read More · 483 Reads ·Print

Trump: Waxaa laga yaabaa inaan xiriirka u jarno Shiinaha.

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa sheegay inuusan dooneyn inuu la hadlo madaxweynaha Shiinaha Xi Jinping, 

· abdi on May 16 2020 · Read More · 318 Reads ·Print

Ma lala wareegi karaa baabuurta qaadka sida sharci darada ah dalka u soo galiya?.

Cudurka dilaaga ah ee KAROONA FAYRASKA waa mid caalamka oo dhan sameeyay, dadban dilay, dadbadana laga yaabo in ay u dhintaan.

· ifraax on May 15 2020 · Read More · 405 Reads ·Print

Samafale lagu haystay Soomaaliya oo dalkeedii lagu celiyay.

Haweeney Talyaaniga u dhalatay oo gargaarka ka shaqeynaysay oo bishii Nofeembar 2018 lagu afduubtay gudaha waddanka Kenya.

· ifraax on May 12 2020 · Read More · 524 Reads ·Print

COVID-19 oo Soomaali badan kusoo ritay St. Cloud, Minnesota

Magaalada St. Cloud ee gobolka Minnesota ee dalka Mareykanka, ayaa sida ay wararku sheegayaan waxaa xanuunka COVID-19 uu soo ritay Soomaali badan.

· abdi on May 06 2020 · Read More · 434 Reads ·Print

Kiisas cusub oo COVID-19 ah oo laga diiwaan geliyey Somaliya..

Wasaaradda caafimaadka Soomaaliya ayaa xaqiijisay in 24-kii saac ee tegay ay diiwaan gelisay 79 kiis oo cusub oo ah dad laga helay cudurka COVID-19.

· abdi on May 06 2020 · Read More · 440 Reads ·Print

Somaliland oo codsi u dirtay dalka Shiinaha in uu ka caawiyo covid 19.

Somaliland ayaa ka dalbatay dalka Shiinaha inuu u soo diro khubaro caafimaad oo ka taageera la tacaalidda cudurka COVID-19, sida uu sheegay Wasiirka Caafimaadka Somaliland.

· abdi on May 06 2020 · Read More · 352 Reads ·Print

Soomaaliya oo shaacisay 34 kiis oo cusub oo COVID-19 ah.

Wasaaradda caafimaadka Soomaaliya ayaa sheegtay in 24-kii saac ee ugu dambeeyay dalka laga diiwaan geliyey 34 kiis oo cusub oo cudurka COVID-19 ah.

· abdi on May 04 2020 · Read More · 524 Reads ·Print

Norway oo sharci siineysa 1600 oo qof oo Soomaali ah.

Ku dhawaad 1600, oo qof oo Somali ah oo horey sharciga degenaanshaha dalka Norway looga xayiray, ayaa dhawaan loo ogolaaday in la siinayo sharciga.

· abdi on May 04 2020 · Read More · 405 Reads ·Print

Lix qof oo ku dhintay diyaarad xamuul ah oo ku dhacday magaalada Bardaale.

Lix qof oo saarnayd diyaard sidday xamuul ayaa ku dhintay kadib markii diyaaraddaasi ay ku dhacday meel u dhow garoonka diyaaradaha ee magaalada Bardaale ee gobolka Baay.

· abdi on May 04 2020 · Read More · 525 Reads ·Print

Roobab ka da ay Magaalada Diridhabe oo geystay qasaaro naf iyi aduunyo.

Galinkii dambe ee maalinimadii shalay ayaa magaalada Diridhabe waxaa ka da'ay Roob xoogan oo khasaare naf iyo maal gaystay.
 

· abdi on April 25 2020 · Read More · 404 Reads ·Print

Wiil Somali ah oo lagu dilay meel u dhow magaalada Seattle,Wa

Warbixin kooban oo shalay oo Talaado aheyd lagu soo saaray bogga Twitter-ka ee Booliska degmada Tukwila oo dhinaca Koonfur daris kala ah magaalada Seattle.

· abdi on April 25 2020 · Read More · 347 Reads ·Print

Madaxweyne Trump oo hakiyay bixinta Green Card-ka.

Madaxweyne Donald Trump ayaa Talaadadi shalay ku dhawaaqay in maamulkiisa uu si ku meel gaar ah, muddo 60 cisha ah uu u joojinayo.

· ifraax on April 23 2020 · Read More · 350 Reads ·Print

Sacuudiga oo fasaxay dhoofka xoolaha Soomaaliya.

Boqortooyada Sacuudiga ayaa lagu soo warramayaa in ay si kumeel gaar ah u qaadday xayiraaddii ay saartay dhoofka xoolaha Soomaaliya laga dhoofiyo.

· ifraax on April 19 2020 · Read More · 470 Reads ·Print

Tirada dadka u dhintay COVID-19 ee Soomaaliya oo korortay.

Dawladda Soomaaliya ayaa sheegtay inay kordhay tirada dadka u dhintay cudurka Covid-19 oo haatan gaartay 5 kadib markii maanta lasoo tebiyey 3 qof oo cusub oo cudurka u dhintay.

· ifraax on April 16 2020 · Read More · 435 Reads ·Print

Tirada dadka u geeriyooday Coronavirus oo dhaaftay 100,000.

Tirada dadka u dhintay cudurka COVID-19 dunida oo dhan ayaa kor u dhaaftay 103,546 qof iyadoo dad ka badan 1.7 milyan oo qofna uu cudurku ku dhacay caalamka oo dhan.

· ifraax on April 16 2020 · Read More · 594 Reads ·Print

Puntland oo dacwad kusoo oogtay wadaad sheegtay inuu hayo dawada Coronavirus.

Maamulka Puntland ayaa dacwad ka gudbiyay wadaad sheegtay inuu dadka ka dawaynayo cudurka coronavirus. Dacwadan waxaa loo gudbiyay xafiiska xeer ilaalinta.

· ifraax on April 16 2020 · Read More · 420 Reads ·Print

listen_live.jpg

Wareysi Gaar ah Yaasiin dhagacade oo ka baxay Kulmiye kuna biirey Wadani.

engkamaa554l.jpg

Somali Stock Market iyo arimo sir ah oo aad isticmaali doonto.

engkamaal2222wwww.jpg

Been abuurka Social mediaha iyo arimo kale.

engkamaal22.jpg

Doorashada Golaha Wakiilada Somaliland -Wareysi Garyaqaan ( Abdilaahi nur Hassan)

abdilaahiwkw.jpg

Dacwadaha Dhulka laysku qabsado ee Somaliland ( by Garyaqaan Abdilaahi Hassan)

dacwadadhulka.jpg

Trump 2nd Impeachment.

engkamaal_3.jpg

Dood Ku saabsan Doorashada Waranka Mareykanka iyo Trump oo guuldareystay.

engkamaal_4.jpg

Wareysi Gaar Ah aanu ka qaadnay Wakiilka Somaliland u jooga Wadanka Mareykanka

bbxcbxcbxb.jpg

Warbixin ku saabsan Duuliye Fuaad yusuf ali iyo arimokale.

engkamaal_mohamed2020.jpg

 

More Programs>>>>

Table '.\hargeysa2\fusion251z7_captcha' is marked as crashed and should be repaired