Username Password | Register | Lost password
Ogeysiis
Hargeysa Online Waxaad ka daawataa Videos Dooda ah iyo kuwa Aqooneed goor kaste iyo Markaste Fadlan hadii aad heyso wax talo iyo Tusaale ah inooga soo dir Email  HargeysaOnline.Net@gmail.com

Fanaaniinta Minneapolis iyo 18 may.

fanaaniinminnesota.jpg

Serverada Hargeysa Online uu Ruushku u soo dhacey.

engkamaalhosting1.jpg

 

Ruwaayado Xasuus Mudan.

Xaaskayga Araweelo.

323925-my-wife-araweelo-0-230-0-345-crop.jpg

  Rajo

rajo2ol2.jpg

fadfdas.jpg

x_cxczc.jpg

sdgtw.jpg

kbkggg.jpg

Welcome Hargeysa Online 24Hrs News Updates....

Madaxtooyada Bilawday kala Saarita musharixiinta Kulmiye.

Madaxtooyada Somaliland ayaa la sheegay inay qorshaynayso sidii labada bilood ee soo socda loo kala saari lahaa labada jago ee guddoomiyaha xisbiga KULMIYE.

· ifraax on August 06 2015 · Read More · 1019 Reads ·Print

Xisbiga Waddani oo Beeniyey Xubno ka mid ah oo la sheegay in la Casilay.

Xoghayaha warfaafinta ee xisbiga Mucaaradka ah ee Waddani, Boobe Yuusuf Ducaale, ayaa xukumadda ku eedeeyay inay faafisay warar xalay soo baxay oo sheegayay.

· ifraax on August 06 2015 · Read More · 1031 Reads ·Print

Qarax ka dhacay Masjid ku yaala dalka Saudi Arabia oo ay ku Dhinteen 17-Qof.

Qarax lala beegsaday Masaajid ku yaalla Magaalada Abha ee dalka Saudi Arabia ayaa lagu dilay 17-qof oo ay ku jiraan 10 Askari oo ka mid ah ciidamada ammaanka dalka Sucuudiga.

· ifraax on August 06 2015 · Read More · 1239 Reads ·Print

Taariikh nololeedkii marxuum Cabdi Axmed IIdle(cabdi burco)

marxuumku waxa uu ku dhashay 1946 kii magaalada burco,halkaas oo uu waxbarashadiisii diiniga iyo maadiga ahayd labadaba uu ku qaatay,waxaanu noqday mid yaraan ku anfaca waalidkii iyo bulshadaba.

· abdi on August 05 2015 · Read More · 688 Reads ·Print

Kulan Garoowe ku dhexmaray Puntland iyo Wafdi ka Socday Qaramada midoobey.

C/weli Maxamed Cali Gaas iyo ku xigeenkiisa, C/xakiin C/llaahi Cameey ayaa maanta kulan kula yeeshay Garoowe ku xigeenka Wakiilka Qaramada.

· abdi on August 05 2015 · Read More · 913 Reads ·Print

Maamul xumadda Dawladda Hoose iyo Boobka Dhulka oo Hargeysa Dhaxalsiiyey Dilal culus.

Bilihii ugu danbeeyey waxa soo kordhayey Dilalka qorshaysan ee ka dhasha Dhulka Galbeedka Hargeysa, kuwaas oo sababay inay ku Naf-waayaan Dad shicib ah.

· abdi on August 05 2015 · Read More · 1065 Reads ·Print

Xukuumada Somaliland oo Maanta ka Hadashay Xiritaanka Xafiiska Midowga Yurub ee Somaliland.

Wasiirka Arrimaha Dibadda Somaliland, Maxamed Biixi Yoonis ayaa maanta sheegay inay si Hoose u maqleen in Ururka Midowga Yurub.

· abdi on August 05 2015 · Read More · 1252 Reads ·Print

Nin Somali ah oo ku Geeriyooday Shil Gaari oo ka dhacay Hagerstown ee Gobolka Maryland.

Xarunta magaalada Hagerstown ee gobolka Maryland ee Wadanka Maraykanka ayaa baaraya shil sababay khasaare baaxad leh oo habeenimadii talaadada.

· abdi on August 05 2015 · Read More · 953 Reads ·Print

Madaxweynaha Puntland oo Mar kale Cafis u fidiyay Qofkii Al-shabaab ah oo isku soo dhiiba.

Madaxweynaha Puntland C/weli Maxamed Cali Gaas ayaa sheegay in xukuumaddiisa ay cafiskii ugu danbeeyay u fidinayso dagaal-yahanada ka tirsan Al-shabaab.

· ifraax on August 03 2015 · Read More · 792 Reads ·Print

Dadwaynaha Gobolada Barri oo Si wayn u soo Dhaweeyay Musharaxnimada Maxamed Biixi.

Wasiirka Arrimaha Dibada iyo iskaashiga Caalamiga ee Somaliland Md. Maxamed Biixi Yoonis ayaa soo dhaweyn weyn kala kulmay dadweynaha ku nool Gobolada Barriga.

· ifraax on August 03 2015 · Read More · 740 Reads ·Print

Suldaanka Guud Ee Subeer Awal Oo Madaxweyne Siilaanyo Ku Dhaliilay Khilaafka Siyaasadeed Ee Dalka Ka Dhaca.

Suldaanka guud ee beesha Subeer Awal Suldaan Xasan Suldaan Cabdilaahi ayaa madaxweyne Siilaanyo ku dhaliilay khilaafka siyaasadeed ee dalka ka jira.

· ifraax on August 03 2015 · Read More · 1017 Reads ·Print

Somalia oo sheegtay inay diyaar u tahay in gacan ay ka Geysato Baaritaanka SOMA OIL & GAS.

Xukuumadda Soomaaliya ayaa maanta sheegtay inay gacan ka geysanayso baarista lagu sameynayso eedeymo loo haysto SOMA OIL & GAS Exploration Limited.

· ifraax on August 03 2015 · Read More · 943 Reads ·Print

Warmurtiyeed ay soo saareen qurbajoogga beesha Daa,uud Ismaaciil (Ciidagale)

Annaga oo ku hadlayna magaca ururka Gaaroodi iyo magaca qurba joogga beesha Daa,uud ismaaciil (Ciidagale) waxaanu ku hambalyeynaya ummadda muslimiinta ah.

· ifraax on July 21 2015 · Read More · 686 Reads ·Print

Ciid Wanaagsan From SSE

Ururka xidhiidhiya bulshada reer Somaliland ee Yurub (Somaliland Society in Europe) wuxuu dhammaan bulsho-weynta Islaamka, gaar ahaana dadka reer Somaliland.

· ifraax on July 17 2015 · Read More · 753 Reads ·Print

Kulan lagu Taageerayay Suxufiga Liibaan Diiriye/Ilyaas Macow.

Jaaliyadda Soomaaliyeed ee Gobolka Minnesota ayaa isagu yimid kulan ay ku taageerayaan Ilyas Macow oo loo yaqaan Liban Diriye oo muddo badan degenaa gobolka Minnesota.

· ifraax on July 13 2015 · Read More · 1327 Reads ·Print

Madaxweyne Siilaanyo Oo Casho Sharaf Ku Maamuusay Culimada Dalka.

Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland oo Afur iyo casho sharaf u sameeyey shuyuukhda dalka iyo Laba wiil oo kaalmaha koowaad ka galay tartankii Qur'aanka Kariimka ah .

· ifraax on July 13 2015 · Read More · 887 Reads ·Print

Xurmo dhawrista qoraalku aday xuquuq kuu tahay .

in kastoo isku dayda akhrinta qoraalkan gaaban,iyo weliba cid kastoo ii ogolaata in uu ku soo baxo baahinta warbaahinta somaliland.

· ifraax on July 13 2015 · Read More · 742 Reads ·Print

1 July – Wixii Mar Kaa Qaldamey oo Ad Sixi Weydaa, Mar Labaad Ayuu Kaa Qaldamaa.

1da July waa maalintii koonfurta Soomaliya ee Talyaanigu isticmaarsanayey ay gobanimada qaadatay. Waana munaasabad labaad oo ah.

· ifraax on July 12 2015 · Read More · 979 Reads ·Print

Warancade Oo Mucaaradka Ugu Baaqday Inay Ka Qayb Galaan Wada Hadal Guurtida Lala Galayo.

Xukumadda Madaxweyne Siilaanyo, ayaa isbahaysiga Mucaaradka ugu baaqday shir lagula xaajoonayo guurtida Somaliland.

· ifraax on July 12 2015 · Read More · 855 Reads ·Print

Guddoomiyaha Maxakamadda Sare Oo Ka Hadlay Dacwado La Yaab Leh.

Aadan Xaaji Cali Axmed, Guddoomiyaha Maxakamadda sare ee Somaliland, ayaa sheegay inay dhammeeyeen dacwado muddo dheer ..

· ifraax on July 12 2015 · Read More · 863 Reads ·Print

Baarlamaanka Puntland oo Go’aanno kasoo saaray Garoobe

Baarlamaanka Puntland oo ka Doodayay maalmihii la soo dhaafay khilaafka u dhexeeya dowladda Somalia iyo maamulka Puntland.

· ifraax on July 12 2015 · Read More · 951 Reads ·Print

Hub Iyo qalab Milateri Oo ay Dowlada Imaaraadku Ku Caawisay Somaliland.

Wasaaradda gaashandhiga Somaliland iyo taliska ciidanka Somaliland ayaa xaqiijiyay in markab wada gaadiid dagaal iyo hub ay dawladda Emirateka.

· abdi on July 04 2015 · Read More · 1573 Reads ·Print

listen_live.jpg

Wareysi Gaar ah Yaasiin dhagacade oo ka baxay Kulmiye kuna biirey Wadani.

engkamaa554l.jpg

Somali Stock Market iyo arimo sir ah oo aad isticmaali doonto.

engkamaal2222wwww.jpg

Been abuurka Social mediaha iyo arimo kale.

engkamaal22.jpg

Doorashada Golaha Wakiilada Somaliland -Wareysi Garyaqaan ( Abdilaahi nur Hassan)

abdilaahiwkw.jpg

Dacwadaha Dhulka laysku qabsado ee Somaliland ( by Garyaqaan Abdilaahi Hassan)

dacwadadhulka.jpg

Trump 2nd Impeachment.

engkamaal_3.jpg

Dood Ku saabsan Doorashada Waranka Mareykanka iyo Trump oo guuldareystay.

engkamaal_4.jpg

Wareysi Gaar Ah aanu ka qaadnay Wakiilka Somaliland u jooga Wadanka Mareykanka

bbxcbxcbxb.jpg

Warbixin ku saabsan Duuliye Fuaad yusuf ali iyo arimokale.

engkamaal_mohamed2020.jpg

 

More Programs>>>>