Username Password | Register | Lost password
Ogeysiis
Hargeysa Online Waxaad ka daawataa Videos Dooda ah iyo kuwa Aqooneed goor kaste iyo Markaste Fadlan hadii aad heyso wax talo iyo Tusaale ah inooga soo dir Email  HargeysaOnline.Net@gmail.com

Fanaaniinta Minneapolis iyo 18 may.

fanaaniinminnesota.jpg

Serverada Hargeysa Online uu Ruushku u soo dhacey.

engkamaalhosting1.jpg

 

Ruwaayado Xasuus Mudan.

Xaaskayga Araweelo.

323925-my-wife-araweelo-0-230-0-345-crop.jpg

  Rajo

rajo2ol2.jpg

fadfdas.jpg

x_cxczc.jpg

sdgtw.jpg

kbkggg.jpg

Welcome Hargeysa Online 24Hrs News Updates....

Nin askar ugu geystey dhaawac iyo dhimasho shalay Caasimada Hargeysa.

Alle Ha U Naxariistee,Askari ka tirsan ciidanka bilayska Somaliland oo lagu magacaabi jiray Maxamuud Catoosh ayaa dhintay askari kale oo magaciisa lagu sheegay.

· abdi on June 22 2015 · Read More · 838 Reads ·Print

Xasan Sheekh oo kula Kulmay Muqdisho Wafdi ka Socda Ururka IGAD.

Xasan Sh. Maxamuud ayaa maanta kulan la yeeshay Wafdi ka socda urur-goboleedka Bariga Afrika ee IGAD oo uu hoggaaminayo xoghayaha .

· abdi on June 21 2015 · Read More · 737 Reads ·Print

Barack Obama oo Booqashadiisii ugu Horreysay ku Tagaya Dalka Itoobiya.

Madaxweynaha Mareykanka, Barack Obama oo lagu wado inuu bisha soo socota ee July booqasho ku yimaado xarunta Kenya ee Nairobi.

· abdi on June 20 2015 · Read More · 663 Reads ·Print

Madaxweyne Siilaanyo Oo Socdaal Ku Tagay Degaannada Faroweyne.

Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo, oo ay weheliyaan qaar ka mid ah golihiisa wasiirada.

· abdi on June 17 2015 · Read More · 703 Reads ·Print

Badhasaabka Awdal oo Si Cadho leh uga Jawaabay Cabdirashiid Xasan.

Badhasaabka Gobolka Awdal Maxamuud Cali Saleebaan(Ramaax), ayaa si cadho leh uga jawaabay Hadallo dhawaan..

· abdi on June 17 2015 · Read More · 787 Reads ·Print

Dal Caruurtiisii Hagradey - 16 June iyo Soomaaliland.

16 June, waa maalinta adduunyadu u aqoonsatey in loo dabbaaldego oo la xuso caruurta Afrika. Caruurta dalkeenuna waxa ay kow ka tahay caruurtaa.

· ifraax on June 16 2015 · Read More · 1240 Reads ·Print

Sharafta iyo Hungurigu Meel Ma Wada Galaan.

Mohamed Abdiraxman (Lugooyo) AHUN, wuxu ahaa nin fara badan – Sarkaal ciidan, Abwan, Siyaasi iyo Bulshaawiba. 

· ifraax on June 15 2015 · Read More · 737 Reads ·Print

Madaxwaynihi Hore Somaliland Daahir Riyaale Kaahin Oo Dalka Ku Soo Laabtay.

Madaxwaynihi Hore Somaliland Daahir Riyaale Kaahin Oo Dalka Ku Soo Laabtay Suaalo La Wadiyay Ka Jawaabaya.

· abdi on June 11 2015 · Read More · 723 Reads ·Print

Xafladii Qalin Jabinta 2015 Atlanta, Georgia.

Xaflad sanadle ah oo loo qabto ardeyda ka Qalin jabiso dugsiyada sare iyo jaamacadaha oo lagu qabtay Atlanta, Georgia oo ay soo qabanqaabiyeen Somali American Community Center. 

· abdi on June 11 2015 · Read More · 876 Reads ·Print

Diyaaradda FlyDubai Oo Soo Cagadhigatay Madaarka Cigaal, Iyo Ku Simaha Madaxweynaha Somaliland.

Shirikada Caalamiga ah ee Diyaaradaha ee fly Dubai ayaa maanta Duulimaadkoodii u horeeyey ay Diyaaradoodu soo cagodhigatay Garoonka Caalamiga ah .

· abdi on June 10 2015 · Read More · 1520 Reads ·Print

In ka badan 20 qof oo ay Xukuumadu Xabsiga u dhigtay arinta Macdan Qodista Laga Wado Buuraha Simoodi.

Xukumadda Somaliland ayaa xabsiga dhigtay dad ka badan 20 qof oo ah waxgaradka iyo dadweynaha degaanka Baki ee gobolka Awdal. 

· abdi on June 02 2015 · Read More · 804 Reads ·Print

Al-shabaab oo Mar kale la Wareegtay deegaanno ka tirsan Gobolka Waqooyi-bari ee dalka Kenya.

Xoogag ka Tirsan Al-shabaab ayaa mar kale Gudaha u galay Tuulooyin ka tirsan Gobolka Waqooyi-bari-Kenya, halkaasoo ay muddo kooban ku hayeen gacanta.

· abdi on June 02 2015 · Read More · 854 Reads ·Print

Dowladda Mareykanka oo Xilliga u Kordhisay Sharciga ay haystaan Dadka Soomaalida ah.

Wasaaradda Amniga Qaranka Dalka Maraykanka ayaa ku dhawaaqday in Soomaalida ku nool Mareykanka ee sharci la’aanta.

· abdi on June 02 2015 · Read More · 769 Reads ·Print

Caasimada Hargeysa oo laga furay Warshadii ugu horeysay oo farsameynaysa taayarada gaadiidka.

Ganacsato reer Somalilander ah ayaa markii ugu horreysay ka hirgeliyay magaalada Hargeysa warshad lagu farsameeyo Taayirada Gaadiidka oo casir ah.

· abdi on June 02 2015 · Read More · 1006 Reads ·Print

Dallada SSE way soo dhaweyneysaa Go’aanka wadajirka ah ee Xisbiyada Qaranka.

Dallada SSE oo ay ku bahoobeen Jaaliyadaha ama ururada Somaliland ee Yurub, waxay baaqan  ku boogaadinayaan.

· ifraax on June 01 2015 · Read More · 837 Reads ·Print

Casharada Aan La Baran.

Muranka siyasadeed ee soo dhex galay arimaha doorashooyinku waa mid weligiiba soo jirey hakala weji duwanaadee. Balse waxa ad moodaa inaan casharba laga baraneyn waxa ina soo mara.

· ifraax on June 01 2015 · Read More · 959 Reads ·Print

Wasiir Cukuse oo si ba'an ula hadlay Dawlada Muqdisho.

Wasiir Cukuse oo si ba'an ula hadlay Dawlada Muqdisho & Xaalada Qaxoontiga Yemen.

· ifraax on May 31 2015 · Read More · 855 Reads ·Print

Madaxweyne Siiraanyo Xil weyn baan iska saaraynaa inaan Dadka Qoxootiga.

Madaxweynaha Somaliland, Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo oo safar ku jooga degmada Berbera ayaa maanta booqday goobta.

· ifraax on May 31 2015 · Read More · 1086 Reads ·Print

Somaliland oo ogolaatay inay kasoo degi karaan Somalida ka Imaanaya Yemen.

Xukuumadda Somaliland ayaa maanta fasaxday inay dadka qaxootiga ee ka soo cararaya dagaalka ka socda dalka.

· abdi on May 31 2015 · Read More · 959 Reads ·Print

first Somali American police officer in Oregon.

As Khalid Ibrahim walked across the stage Thursday to accept his new Portland police badge, members of his Somali community shouted encouragement.

· abdi on May 30 2015 · Read More · 799 Reads ·Print

12 Jir Baalashle ka ah Muqdisho oo ka qaybqatay Gargaarka dadka Yeman ka soo qaxay.

Sharma’arke waxa uu ka soo baxaa xaafaddiisa xilli hore waxa uuna soo aadaa degmada Xamarweyne halkaasi oo ah meel ay ku yaqaanaan.

· abdi on May 30 2015 · Read More · 1242 Reads ·Print

Guddoomiye Saleebaan Iyo Golihiisa Guurtida Oo Gaashaanka ku dhuftay Heshiiskii Saddexda Xisbi.

Golaha Guurtida Somaliland oo fadhi saaka ku yeeshay Golahooda ayaa ka hadlay heshiiskii saddexda xisbi Qaran ay yeesheen.

· abdi on May 30 2015 · Read More · 967 Reads ·Print

listen_live.jpg

Wareysi Gaar ah Yaasiin dhagacade oo ka baxay Kulmiye kuna biirey Wadani.

engkamaa554l.jpg

Somali Stock Market iyo arimo sir ah oo aad isticmaali doonto.

engkamaal2222wwww.jpg

Been abuurka Social mediaha iyo arimo kale.

engkamaal22.jpg

Doorashada Golaha Wakiilada Somaliland -Wareysi Garyaqaan ( Abdilaahi nur Hassan)

abdilaahiwkw.jpg

Dacwadaha Dhulka laysku qabsado ee Somaliland ( by Garyaqaan Abdilaahi Hassan)

dacwadadhulka.jpg

Trump 2nd Impeachment.

engkamaal_3.jpg

Dood Ku saabsan Doorashada Waranka Mareykanka iyo Trump oo guuldareystay.

engkamaal_4.jpg

Wareysi Gaar Ah aanu ka qaadnay Wakiilka Somaliland u jooga Wadanka Mareykanka

bbxcbxcbxb.jpg

Warbixin ku saabsan Duuliye Fuaad yusuf ali iyo arimokale.

engkamaal_mohamed2020.jpg

 

More Programs>>>>