Username Password | Register | Lost password
Ogeysiis
Hargeysa Online Waxaad ka daawataa Videos Dooda ah iyo kuwa Aqooneed goor kaste iyo Markaste Fadlan hadii aad heyso wax talo iyo Tusaale ah inooga soo dir Email  HargeysaOnline.Net@gmail.com

Fanaaniinta Minneapolis iyo 18 may.

fanaaniinminnesota.jpg

Serverada Hargeysa Online uu Ruushku u soo dhacey.

engkamaalhosting1.jpg

 

Ruwaayado Xasuus Mudan.

Xaaskayga Araweelo.

323925-my-wife-araweelo-0-230-0-345-crop.jpg

  Rajo

rajo2ol2.jpg

fadfdas.jpg

x_cxczc.jpg

sdgtw.jpg

kbkggg.jpg

Welcome Hargeysa Online 24Hrs News Updates....

Somaliland Iyo Itoobiya Oo ka Wadahadlay Duulimaadyada.

Wasiirka Wasaaradda Duulista Hawada iyo Gaadiidka Cirka Somaliland, Md. Maxamuud Xaashi Cabdi oo socdaal shaqo ku jooga dalka Itoobiya.

· abdi on October 01 2014 · Read More · 975 Reads ·Print

War-Saxaafadeed Xil – Magacaabis Xisbiga UCID Laanta Wales UK.

Xil-Magacaabis Xisbiga Caddaalada iyo Daryeelka UCID markuu arkay baahida wayn ee loo qabo in la Magacaabo Xilalka Banaan ee xisbaga waxa uu manta. 

· xaaji on September 30 2014 · Read More · 798 Reads ·Print

Dowlada Turkiga oo gargaar soo gaarsiisay Somalia.

Kaddib markii dowladda Soomaaliya iyo hay’adaha gargaarku ay ku dhawaaqeen in Somalia ay ka jiraan abaaro aad u daran oo saameeyay.

· ifraax on September 29 2014 · Read More · 712 Reads ·Print

Wasaarada Waxbarashada oo ku dhawaaqday Natiijada Imtixaanadka.

Xafiiska Imtixaanaadka Qaranka Somaliland ayaa si rasmi ah  maanta ugu dhawaaqay Natiijada Imtixaanaadka Dugsiyada Sare iyo Dugsiyada Hoose ee Fasalka 4aad iyo Fasalka 8aad ee sanadka 2013 Ilaa 2014.

· ifraax on September 29 2014 · Read More · 857 Reads ·Print

Wafdigii ka Socday Maamulka Khaatumo oo Gaaray Taleex.

Wafti ka socda maamulka Khaatumo ayaa markii u horreysay gaaray degmada Taleex ee gobolka Sool oo maamulkan xarun u ahayd muddo haatan laga joogo saddex bilood.

· abdi on September 28 2014 · Read More · 746 Reads ·Print

Wiil la dhashay orodyahan Mo Farah oo laga yaabo in laga tarxiilo dalka Britain.

Axmed Faarax oo 25-sano jir ah oo ay walaalo yihiin orodyahanka Mo Faarax ayaa lagu wadaa in loo tarxiilo Somaliya.

· abdi on September 28 2014 · Read More · 759 Reads ·Print

Maxkamadda Ciidanka Qaranka oo bilowday Dacwada askartii fududaysay inay maxaabiista.

Maxkamadda Ciidamadda Qaranka Somaliland darajadeeda koowaad ayaa manta bilowday dhagaysiga Dacwada loo haysto dhawr iyo toban askari.

· ifraax on September 27 2014 · Read More · 683 Reads ·Print

Madaxweyne Siilaanyo oo Sameyey Ciidanka Ilaadda Sahaminta iyo Soo-saarista Shidaalka.

Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland, Mudane. Axmed Maxamed Silaanyo waxa uu Xeer madaxweyne oo sumadiisu tahay JSL/M/XERM/249-2800/092014, ku abuuray.

· ifraax on September 27 2014 · Read More · 884 Reads ·Print

Shir gaar ah oo looga hadlay Arrimaha Somalia oo Xalay ka dhacay New York.

Magaalada New York ee xarunta QM ayaa waxaa ka dhacay xalay shir gaar ah oo looga hadlay arrimaha Soomaaliya.

· ifraax on September 25 2014 · Read More · 760 Reads ·Print

Sarkaal ka tirsan ciidamada puntland oo xalay garoowe lagu dilay.

Magaalada Garoowe waxaa xalay saqdii dhexe lagu diley sarkaal ka tirsanaa Hay'adda Wadooyinka Puntland.

· ifraax on September 25 2014 · Read More · 845 Reads ·Print

Kala iibsiga Maxaabiista oo si xooli ah uga socda Muqdisho.

Maxamed Nuur Afweyne oo kamid ahaa Maxaabiistii ku xidhneyd Xabsiga dhexe ee Dowlada Federaalka ee Xamar.

· ifraax on September 24 2014 · Read More · 799 Reads ·Print

Puntland oo ciidammo badan keentay Waqooyiga Gaalkacyo.

Wararka laga helayo Gaalkacyo ayaa sheegaya in maamulka Puntland uu waqooyiga magaaladaas.

· ifraax on September 24 2014 · Read More · 864 Reads ·Print

Kenya oo sheegay in Ciidankeedu ay sii Joogayaan Soomaaliya.

Madaxweynaha Kenya ayaa sheegay in ciidamada dalkaas ee KDF ee qaybta ka ah AMISOM ay sii joogi doonaan gudaha Soomaaliya.

· ifraax on September 23 2014 · Read More · 805 Reads ·Print

Akaadamiyada Nabada oo Kulan Casho ah u samaysay Xuukumada.

Kulan casho oo lagu sii xoojinaayey is-afgarashadii ay maalin ka hor Xukuumada iyo Axsaabta Qaranku ka gaadheen.

· ifraax on September 23 2014 · Read More · 1802 Reads ·Print

Masuuliyiinta Xukumada oo Xal Ka Gaadhay Xiisaddii Gabiley.

Kulamo Waxgaradka Gabiley iyo Wefti Wasiiro ah dhex maray ayaa ku dhamaaday in si wada jir ah loo tacsiyadeeyo cidii wax ku noqotay.

· ifraax on September 23 2014 · Read More · 769 Reads ·Print

Gudoomiye Ku Xigeenka WADDANI Oo Xalay La Weeraray.

Gudoomiye ku xigeenka xisbiga mucaaradka WADDANI Mudane Axmed Mu’min Seed oo mudooyinkii u danbeeyay ku sugnaa Gobolka Awdal. 

· abdi on September 22 2014 · Read More · 727 Reads ·Print

Madaxtooyada dalka Yemen oo la qabsaday.

Malleeshiyada kooxda Xuutiga ee dagaalka kula jira dowladda Yemen ayaa maanta oo Axad ah qabsaday xarunta looga taliyo dalkaas ee Sanca.

· abdi on September 21 2014 · Read More · 891 Reads ·Print

Xisbiyada Mucaaridka iyo Xukumada oo ka Heshiiyey .

Xisbiyada Mucaaridka iyo Xukumada Somaliland ayaa ku Heshiiyey in Diwaangalinta Muwaadiniinta ay wakhtigeeda ku Qabsoonto.

· abdi on September 21 2014 · Read More · 824 Reads ·Print

Qarax Miino oo Ciidamo ka tirsan AMISOM lagula eegtay Kismaayo.

Qarax xooggan oo nooca miinooyinka dhulka lagu aaso ayaa gudaha magaalada Kismaayo lagula eegtay ciidamo ka tirsan kuwa Brundi.

· abdi on September 20 2014 · Read More · 730 Reads ·Print

Xisbiga Waddani oo Xukuumada ku eedeeyey Dilkii labad Sargaal.

Xisbiga Mucaaradka ah ee wadanin oo maanta shir Jaraa’id ku qabtay Magaalada hargaysa,Ayaa waxa uu ka hadlay Dilkii Loo Gaystay Labada Sarkaal.

· abdi on September 20 2014 · Read More · 830 Reads ·Print

Madaxweyne siilaanyo oo sanadka 2015-ka dalka ka hirgalinaya cashuur dhaaf.

Madaxweynaha somaliland Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo ayaa soo saaray siyaasadda miisaaniyadda 2015-ka.

· ifraax on September 16 2014 · Read More · 949 Reads ·Print

Godoomiyaha Degmada togwajaale oo jabiyey wareegto kusoocotay dhamaan masuuliyiinta.

Godoomiyaha Degmada togwajaale xaashi maxamuud cabdi oo jabiyey wareegto kusoocotay dhamaan masuuliyiinta heer gobol ilaa heer DEGMO.

· ifraax on September 16 2014 · Read More · 1488 Reads ·Print

listen_live.jpg

Wareysi Gaar ah Yaasiin dhagacade oo ka baxay Kulmiye kuna biirey Wadani.

engkamaa554l.jpg

Somali Stock Market iyo arimo sir ah oo aad isticmaali doonto.

engkamaal2222wwww.jpg

Been abuurka Social mediaha iyo arimo kale.

engkamaal22.jpg

Doorashada Golaha Wakiilada Somaliland -Wareysi Garyaqaan ( Abdilaahi nur Hassan)

abdilaahiwkw.jpg

Dacwadaha Dhulka laysku qabsado ee Somaliland ( by Garyaqaan Abdilaahi Hassan)

dacwadadhulka.jpg

Trump 2nd Impeachment.

engkamaal_3.jpg

Dood Ku saabsan Doorashada Waranka Mareykanka iyo Trump oo guuldareystay.

engkamaal_4.jpg

Wareysi Gaar Ah aanu ka qaadnay Wakiilka Somaliland u jooga Wadanka Mareykanka

bbxcbxcbxb.jpg

Warbixin ku saabsan Duuliye Fuaad yusuf ali iyo arimokale.

engkamaal_mohamed2020.jpg

 

More Programs>>>>