Username Password | Register | Lost password
Ogeysiis
Hargeysa Online Waxaad ka daawataa Videos Dooda ah iyo kuwa Aqooneed goor kaste iyo Markaste Fadlan hadii aad heyso wax talo iyo Tusaale ah inooga soo dir Email  HargeysaOnline.Net@gmail.com

Fanaaniinta Minneapolis iyo 18 may.

fanaaniinminnesota.jpg

Serverada Hargeysa Online uu Ruushku u soo dhacey.

engkamaalhosting1.jpg

 

Ruwaayado Xasuus Mudan.

Xaaskayga Araweelo.

323925-my-wife-araweelo-0-230-0-345-crop.jpg

  Rajo

rajo2ol2.jpg

fadfdas.jpg

x_cxczc.jpg

sdgtw.jpg

kbkggg.jpg

Welcome Hargeysa Online 24Hrs News Updates....

Nicholas Kay & Madaxweynaha Puntland oo Garoowe ku kulmay.

Wakiilka Xog-hayaha Guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya Nicholas Kay, ayaa maanta soo gaaray magaalada Garoowe ee xarunta maamulka Puntland.

· abdi on August 17 2014 · Read More · 767 Reads ·Print

C/raxmaan Cirro oo arday Soomaaliyeed kala qayb-galay xaflad Qalin-jabin.

Guddoomiyaha Baarlamaanka Somaliland, ahna guddoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee Wadani C/raxmaan Maxamed C/laahi cciro ayaa magaalada Addis Ababa.

· abdi on August 17 2014 · Read More · 875 Reads ·Print

Madaxweyne Siilaanyo Oo Gaadhay Magaaladda Boorama.

Madaxweynaha Somaliland mudane Axmed Maxamed Maxamud siilaanyo oo saaka Ka Jarmaaday Magaaladda Hargeysa ayaa Gaadhay Caasimadda Gobolka Awdal ee Saaxil halkaasi.

· abdi on August 17 2014 · Read More · 947 Reads ·Print

Wasaaradaha arrimaha gudaha iyo hawlaha guud oo si wadajir ah u daah furay mashruuca qaabaynta magaalooyinka Somaliland.

Waasaradaha Arrimaha Gudaha iyo Hawlaha Guud iyo Guriyayta ayaa si wada jir ah u daah furay Mashruuc qaabaynta Magaalooyinka.

· abdi on August 17 2014 · Read More · 751 Reads ·Print

Mucaaridku Doorasho Diyaar uma aha, Inay Dib u Dhacdona way ku Ducaysanayaan!!

Siyaasadda hagta Xisbi Siyaasi ah oo Qaran (Muxaafid iyo Mucaaridba) waxay u baahantahay Hayal-samaan iyo argti Siyaasadeed .

· ifraax on August 16 2014 · Read More · 1021 Reads ·Print

Baaq nabadeed kuna saabsan mashruuca Xidhidda Banka Qoolcada.

Aniga oo ku hadlaya magaca jaalliyada kor ku xusan waxaanu baaqan u dirayna qaranka Somaliland,kaas oo ku saabsan  Arrinta Mashruuca xayiraadda banka Qoolcaday oo beryahan warbaahinta ku badnaa.

· ifraax on August 14 2014 · Read More · 1126 Reads ·Print

Xisbiga waddani oo si cad u qeexay fashilka xukuumada siiraanyo

Dood dhex-martay 3da Xisbi Qaran ayaa lagu lafa guray waxqabadkii iyo fashilkii xukuumada Madaxweyne Siilaanyo. 

· xaaji on August 14 2014 · Read More · 790 Reads ·Print

Meydka ilmo yar oo laga helay xaafada siiney ee degmada axmed dhagax ee malaagada hargeysa.

Ilmo yar oo qiyaastii da’diisa lagu sheegay ilaa laba jir, ayaa maydkiisa oo bac lagu mooriyey laga helay laag biyo-mareen ah oo ku taal badhtamaha xaafadda Siinay.

· abdi on August 13 2014 · Read More · 945 Reads ·Print

Xaabsade oo markii ugu horeysay ka hadlay qorshaha uu puntland ugu soo xero gelinayo laascaanood.

La Taliyihii hor ee Arrimaha Doorashooyinka Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Axmed Cabdi Xaabsade oo ku sugan Magaaladda Garoowe.

· abdi on August 13 2014 · Read More · 980 Reads ·Print

Siyaasigii labaad ee ugu weynaa Dhulbahante Fu’aad Aadan Cadde oo ka goostay Somaliland.

Ilo wareed rasmi ah ayaa Farriinnews.com u xaqiijiyey in Fu’aad Aadan Cadde oo ka soo jeeda Deegaanka Xudun isla markaana ah La taliyaha Madaxweynaha Somaliland. 

· abdi on August 11 2014 · Read More · 896 Reads ·Print

Baafin Codsi Ku Socda Bulsha Waynta Afka Soomaliga Ku hadasha.

Baafin Codsi Ku Socda Bulsha Waynta Afka Soomaliga Ku hadasha Cabdi-Fataax Cabdi Cabdillaahi Oo Lawaayay mudo.

· ifraax on August 11 2014 · Read More · 892 Reads ·Print

Ciidanka Kenya ee AMISOM oo isku diyaarinaya howlgallo ka dhan ah Al-shabaab.

Ciidamada difaaca Kenya ee KDF ayaa isu  diyaarinaya weeraro hor leh oo ay ku qaadaan degmooyin dhowr ah oo ka  tirsan gobolka Jubadda Hoose,kuwaasi oo wali gacanta ugu jira ururka Al-shabaab.

· ifraax on August 10 2014 · Read More · 977 Reads ·Print

Xisbiyada Mucaaridka iyo MadashaWada-tashiga oo ku Baaqay.

Xisbiyada  Mucaaridka ee Somaliland Waddani,  Ucid iyo Madasha wada-tashiga iyo Toosinta Qaranka ayaa Si wadda jir ah ugu baaqay in la dhiso Dawlada Wadaag ah.

· ifraax on August 10 2014 · Read More · 1361 Reads ·Print

Kulan uga qabsoomay beesha Ciidagele magaalada Manchester UK.

Waxaa ka qabsoomay Magaalada Manchester kulan  ay soo qabaqaabiyeen Guddida horumarinta ee beesha Ciidagale markay taariikhdu ahayd 6/8/2014,shirkaas oo ahaa mid si meeqaam sare ah loo soo agaasimay.

· ifraax on August 10 2014 · Read More · 979 Reads ·Print

Airportka Magalada Burco Maxa Loo Dhamayn Waayay Ee Loo Xistiyay.

Airportka Magalada Burco Maxa Loo Dhamayn Waayay Ee Loo Xistiyay Waa Casimadii Labade Dalkee By Jaliyadaha G/Togdheer Ee Skandenavianka.

· ifraax on August 10 2014 · Read More · 727 Reads ·Print

Shirkii dhexmaray Barack Obama & Madaxda dalalka Afrika.

Maalin ka hor waxaa magaalada Washington ee dalka Mareykanka lagu soo gaba-gabeeyay shirkii ugu horreeyay oo ay yeeshaan madaxda Afrika iyo madaxweye Mareykan ah.


· ifraax on August 08 2014 · Read More · 1048 Reads ·Print

UCID and WADDANI: Waiting In Vain For An Electoral Victory That Will Never Come!

Democracy requires more than the setting up a non-productive political party. It requires more than a pretentious and baseless.

· ifraax on August 05 2014 · Read More · 846 Reads ·Print

Taliyihii Booliska ee Boosaso oo Weerar is-miidaamin ku geeriyooday.

Taliyaha Qaybta booliska gobolka Bari C/raxmaan Cali Cabaas Muslin ayaa ku geeryooday qarax ismiidaamin ah oo ka dhacay afaafka hore ee xarunta Taliska Gobolka bari ee Boosaaso.

· ifraax on August 05 2014 · Read More · 950 Reads ·Print

Xuk. M-weyne Silaanyo waxay ku dhiirratay Arrimo ay Xukuumadihii ka horreeyey ku-dhici-waayeen! (Qayb. 2-aad)

Sida aad ka dhadhansan karto Cinwaanka Maqaalkaygan, waxaan si buuxda u aaminsanahay in Xukuumadda M/weyne Axmed Silaanyo ay ku dhiirratay arrimo iyo tallaabooyin.

· xaaji on August 02 2014 · Read More · 1271 Reads ·Print

Safaarada Soomalida dalka Masar iyo wasaarada A/dibada Soomaliya oo lacag isku heysta.

Waxaa soo baxeysa fadeexad xoogan oo dhanka lacag laaluush ah oo laga dhacayo dowlada Soomaliya taa oo cadadeeda lagu sheegay 70 000 oo Usd ah oo loogu tala galay in lagu dayactiro.

· ifraax on August 01 2014 · Read More · 854 Reads ·Print

Digniin Ku Socota dawlada Hoose Ee Burco Iyo Guubabo Shacabka Ku Socta.

Marka Labaad Ujeedad Maanta aan Qalinka U Qaatay Waxaann Arkay Oo Ka Adkaysan waayay Markaa Dhaw Jeer Saxaafad Ku Arkay Iyadoo..

· abdi on August 01 2014 · Read More · 1136 Reads ·Print

Waxgaradka Gobalka Togdheer Oo Canbareyay Dowladda Hoose.

Shir-Jaraid Oo ay Habeenkii Xalay ahaa Magaladda Burco ku qabteen saladiinta,cuqaasha,dhalinyarada iyo waayelka gobalka togdheer ayaa cod midaysan ku Canbareyay dowladda hoose burco.

· ifraax on July 31 2014 · Read More · 1394 Reads ·Print

listen_live.jpg

Wareysi Gaar ah Yaasiin dhagacade oo ka baxay Kulmiye kuna biirey Wadani.

engkamaa554l.jpg

Somali Stock Market iyo arimo sir ah oo aad isticmaali doonto.

engkamaal2222wwww.jpg

Been abuurka Social mediaha iyo arimo kale.

engkamaal22.jpg

Doorashada Golaha Wakiilada Somaliland -Wareysi Garyaqaan ( Abdilaahi nur Hassan)

abdilaahiwkw.jpg

Dacwadaha Dhulka laysku qabsado ee Somaliland ( by Garyaqaan Abdilaahi Hassan)

dacwadadhulka.jpg

Trump 2nd Impeachment.

engkamaal_3.jpg

Dood Ku saabsan Doorashada Waranka Mareykanka iyo Trump oo guuldareystay.

engkamaal_4.jpg

Wareysi Gaar Ah aanu ka qaadnay Wakiilka Somaliland u jooga Wadanka Mareykanka

bbxcbxcbxb.jpg

Warbixin ku saabsan Duuliye Fuaad yusuf ali iyo arimokale.

engkamaal_mohamed2020.jpg

 

More Programs>>>>

Table '.\hargeysa2\fusion251z7_captcha' is marked as crashed and should be repaired