Username Password | Register | Lost password
Ogeysiis
Hargeysa Online Waxaad ka daawataa Videos Dooda ah iyo kuwa Aqooneed goor kaste iyo Markaste Fadlan hadii aad heyso wax talo iyo Tusaale ah inooga soo dir Email  HargeysaOnline.Net@gmail.com

Fanaaniinta Minneapolis iyo 18 may.

fanaaniinminnesota.jpg

Serverada Hargeysa Online uu Ruushku u soo dhacey.

engkamaalhosting1.jpg

 

Ruwaayado Xasuus Mudan.

Xaaskayga Araweelo.

323925-my-wife-araweelo-0-230-0-345-crop.jpg

  Rajo

rajo2ol2.jpg

fadfdas.jpg

x_cxczc.jpg

sdgtw.jpg

kbkggg.jpg

Welcome Hargeysa Online 24Hrs News Updates....

Marwada Madaxweynaha oo ka Qayb-gashay Xuska Maalinta Deeganka Aaddunka.

Marwada Madaxweynaha Somaliland Marwo Aamina Waris ayaa Maanta ka Qaybgashay Xuska Maalinta Deeganka Aaduunka oo ku beegan 5 Bisha 6/2014.

· xaaji on June 05 2014 · Read More · 913 Reads ·Print

Guddida cadaaladda somaliland oo shaqada ka eriday 23 garsoore.

Fadhi ay shalay yeesheen guddida cadaaladda somaliland ayaa lagu soo waramayaa in ay ku eryaan 23 garsoore oo ka hawl geli jiray Maxkamadaha dalka.

· ifraax on June 04 2014 · Read More · 916 Reads ·Print

Booliiska oo sii daayey laba nin oo Ganacsato ahaa oo doraad lagu qabtay Madaarka Hargeysa

Wararka aan helayno ayaa sheegaya in la sii daayey laba Nin oo ay doraad Booliisku ku xidheen madaarka hargeysa kuwas oo ay cadaatay inay yihiin Ganacsadayaal waaweyn oo Somaliland. 

· ifraax on June 03 2014 · Read More · 1756 Reads ·Print

Labada Garab ee Xisbiga Kulmiye isku manndhaafsan labaduba hadal gar ah ayay ku doodayaan.

Labada Garab ee Xisbiga Kulmiye isku manndhaafsan labaduba hadal gar
ah ayay ku doodayaan. Labadaa xaq, sideed u kala saareysaa adoon
xisbigii dhaawacin?

· abdi on June 03 2014 · Read More · 1022 Reads ·Print

Hanka Muj. Muuse Biixi, la wareegii Hoggaanka Xisbiga iyo kala Hayaanka Kulmiye!!

Muran iyo is-maandhaaf ka dhex aloosma Xisbiyada Siyaasadda dalka JSL dhexdooda (ha noqdo Xisbul Xaakim ama Mucaaride) maaha wax ku cusub Ummadda Jam. Somaliland. 

· abdi on June 03 2014 · Read More · 873 Reads ·Print

GOROF-LEGED Qore: Yassin Maxamed Ismaciil.

Gabaygan waxa uu la magac baxay Gorof-leged. waxaanu ku hal qabsanayaa Abwaan Weedhsame. waa gabay wacyi gelin ah oo ka hadlaaya wacyiga nololeed ee maanta ka jira dalka Somaliland.

· abdi on June 03 2014 · Read More · 1206 Reads ·Print

Warar dheeraad ah oo ka soo baxaya laba Nin oo Ganacsato ah oo ku xidhan Madaarka Hargeysa.

Wararka ayaa sheegaya laba Nin oo ay shalay Booliisku ku xidheen madaarka hargeysa in ay yihiin Ganacsadayaal waaweyn oo Somaliland iyo Somaliya ba ganacsiyo kala duwan ku leh.

· ifraax on June 02 2014 · Read More · 913 Reads ·Print

Xasan Macalin Waa Wasiirkii Madaxtooyada Ee Markii Uu Daahir Rayaale Ka Qaatay Lacagtii Kaambaynka Maalintii Doorashada.

Guddoomiyaha 3-aad ee xisbiga mucaaridka ah ee UCID Mujaahid Cali Maxamed Yuusuf (Cali Guray) ayaa si adag u naqdiyey sharciyada guddida diwaangalinta ururada.

· ifraax on June 02 2014 · Read More · 1396 Reads ·Print

Maxkamadda Ciidanka oo Dil ku Xukuntay Wiilal Dilay Gabar.

Maxkamada ciidamada qalabka sida ee Soomaaliya ayaa maanta dil ku xukuntay laba wiil oo lagu eedeeyay inay ka dambeeyeen dil bishii Abriil ee sannadkan.

· ifraax on May 31 2014 · Read More · 1028 Reads ·Print

Aniga iyo shacabku ma nihin kuwii shaanida lagu baqo-gelin lahaa.

Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Siilaanyo ayaa markii ugu horeysay ka hadlay khilaafka ka jira xisbigii uu ka soo baxay iyo laba qarax oo uu sheegay in amniga lagu khalkhalgalinayey.

· ifraax on May 31 2014 · Read More · 1898 Reads ·Print

Guddida Diiwaan-gelinta Ururada Siyaasadda iyo Axsaabta oo go’aan ka soo saaray.

Guddida Diiwaangelinta Ururada Siyaasadda iyo Axsaabta Qaranka ayaa maanta soo saaray go’aan rasmi ah oo ay ku caddaynayaan in ay sharci yihiin Liisaska Guddiyadii iyo go’aamadii ka soo baxay.

· abdi on May 31 2014 · Read More · 1125 Reads ·Print

Madfac khasaare sababay oo xalay ku dhacay Xaafada Juungal ee Mogdisho.

Cunug yar ayaa ku dhintay wiil yar iyo hooyadiisna way ku dhaawacmeen madfac xalay ku dhacay xaafadda Juungal ee degmada Yaaqshiid.

· abdi on May 31 2014 · Read More · 833 Reads ·Print

Baabuur Miineysan oo goor-dhow ku qarxay agagaarka Hotel City ee Mogdisho.

Ugu yaraan laba qof oo mid ka mid ah uu ahaa askari ka tirsan ciidamada dowladda iyo qof shacab ah ayaa ku dhintay qarax ka dhacay goor-dhow agagaarka hoteelka City Palace ee magaalada Muqdisho. 

· abdi on May 31 2014 · Read More · 780 Reads ·Print

Wasiirka Arrimaha Gudaha oo Sheegay in qaraxyadii Hargeysa ka dhacay ay Dad u soo qabqabteen, Cidii ka Danbeysan Ciqaab ay Marindoonan.

Wasiirka Arrimaha Gudaha ee Somaliland Md.Cali Maxamed Warancade ayaa ka hadlay Labbadii qarax ee Xallay iyo Habeen hore ka kala dhacay Magaalada Hargeysa.

· ifraax on May 30 2014 · Read More · 1480 Reads ·Print

Ciidanka RRU oo xalay 1dii weerar ku soo qaaday aqalkii wasiirku xigeenkii hore cabdilaahi abokor kadibna ay qasaaro ay halkaa ku geysteen.

Marwo Sacdiya Maxamed Cali oo ah Xaaska Wasiir Ku-xigeenkii Amniga ee hore Cabdilaahi Abokor ayaa ka sheekeysay weerar ay sheegtay in xallay ay ku soo qaadeen ciidanka RRU-da waxayna tilmaamantay..

· ifraax on May 30 2014 · Read More · 2059 Reads ·Print

Qaraxii Labaad Oo Caawa Madaxtooyada Dabadeeda Ka Dhacay Iyo Dareeno Ka Dhashay oo Sheegaya In Xukuumadu Ka Danbayso.

Qaraxii labaad ayaa 24-kii saacadood ee u danbeeyey caawa ka dhacay meel waxyar xaga koonfureed uga jirta Madaxtooyadda Magaaladda Hargeysa. 

· ifraax on May 30 2014 · Read More · 1000 Reads ·Print

Dowladda Jabuuti oo Shaacisay inay Adkeysay Ammaanka guud ee Dalkeeda.

Xukuumadda Jabuuti oo ka jawaabaysay hadalkii ay ku sheegatay Al-shabaab inay mas'uul ka ahayd qaraxyadii ka dhacay maqaahi lagu magacaabo La Chaumiere oo ku taalla bartamaha magaalada Jabuuti.

· abdi on May 29 2014 · Read More · 1407 Reads ·Print

Booliiska Berbera oo xidhay Guddoomiyaha Xisbiga Kulmiye ee Gobolka Saaxil iyo laba Xildhibaan.

Booliiska magaaladda Berbera ayaa manta xidhay guddoomiyaha gobolka Saaxil iyo laba xildhibaan oo ka tirsan golaha deegaanka kuwaas oo saaka doonayey inay xaflad ay ku taageerayaan Guddoomiyaha Xisbiga Kulmiye ku qabsadaan magaaladda Berbera.

· abdi on May 29 2014 · Read More · 1050 Reads ·Print

Qarax Xoogan Oo ay cidni wax ku noqon ayaa ka dhacey caawa Caasimada Hargeysa.

Qaybaha kala duwan ee magaalada Ayaa laga maqlayay dhawaaqa iyo sanqadha Miino gamceed caawa ka qaraxda Wadada Togdheer Ee Xaafada Goljano Isgoyska Fooqa ilama seeraar dhanka.

· abdi on May 29 2014 · Read More · 2071 Reads ·Print

Libin-Gaasire Guuli ka dheer, Cid kalena Guusha uma oggola!!

Waxaynu beryahan dambe war-baahinta ka maqlaynay ama aynu ka arkaynay haddallo xiqdi, xad-gudub iyo deelqaafba ah oo M/weynaha Qaranka, Qoyskiisa iyo Xukuumaddiisaba lagu weerarayey.

· ifraax on May 29 2014 · Read More · 1487 Reads ·Print

Soo Af-Jaridda Qaadhaankii Dawga-Cad iyo Hay`adda EAD UK oo guddoonsiinaysa deeq lacaga ah.

Waxaa farxad weyn noo ah dhammaantayo in aan maanta oo bishau tahay 24-kii May 2014 soo af-jarayno qaadhaankii Dawga-cad ee Hay`adda EAD UK. Qaadhaankan oo ay bulshada reer Somaliland ee UK 

· abdi on May 28 2014 · Read More · 1153 Reads ·Print

Taliyaha Saldhiga Dhexe oo diiday Amaro Maxkamaddaha Rafcaanka/Gobolku ku sii daayeen Muwaadinad u xidhan.

Taliyaha Saldhiga Dhexe Maxamed Case ayaa diiday in uu saldhiga ka sii daayo Gabadh la yidhaahdo Ayaan Maxamuud C/laahi (Ina Juujuule) taasoo Maxkamadda Rafcaanka iyo Gobolkuba.

· abdi on May 28 2014 · Read More · 1051 Reads ·Print

listen_live.jpg

Wareysi Gaar ah Yaasiin dhagacade oo ka baxay Kulmiye kuna biirey Wadani.

engkamaa554l.jpg

Somali Stock Market iyo arimo sir ah oo aad isticmaali doonto.

engkamaal2222wwww.jpg

Been abuurka Social mediaha iyo arimo kale.

engkamaal22.jpg

Doorashada Golaha Wakiilada Somaliland -Wareysi Garyaqaan ( Abdilaahi nur Hassan)

abdilaahiwkw.jpg

Dacwadaha Dhulka laysku qabsado ee Somaliland ( by Garyaqaan Abdilaahi Hassan)

dacwadadhulka.jpg

Trump 2nd Impeachment.

engkamaal_3.jpg

Dood Ku saabsan Doorashada Waranka Mareykanka iyo Trump oo guuldareystay.

engkamaal_4.jpg

Wareysi Gaar Ah aanu ka qaadnay Wakiilka Somaliland u jooga Wadanka Mareykanka

bbxcbxcbxb.jpg

Warbixin ku saabsan Duuliye Fuaad yusuf ali iyo arimokale.

engkamaal_mohamed2020.jpg

 

More Programs>>>>

Table '.\hargeysa2\fusion251z7_captcha' is marked as crashed and should be repaired