Username Password | Register | Lost password
Ogeysiis
Hargeysa Online Waxaad ka daawataa Videos Dooda ah iyo kuwa Aqooneed goor kaste iyo Markaste Fadlan hadii aad heyso wax talo iyo Tusaale ah inooga soo dir Email  HargeysaOnline.Net@gmail.com

Fanaaniinta Minneapolis iyo 18 may.

fanaaniinminnesota.jpg

Serverada Hargeysa Online uu Ruushku u soo dhacey.

engkamaalhosting1.jpg

 

Ruwaayado Xasuus Mudan.

Xaaskayga Araweelo.

323925-my-wife-araweelo-0-230-0-345-crop.jpg

  Rajo

rajo2ol2.jpg

fadfdas.jpg

x_cxczc.jpg

sdgtw.jpg

kbkggg.jpg

Welcome Hargeysa Online 24Hrs News Updates....

Ayaan oo wejigeedii la hagaajiyay qaliin socday 11 saacadood.

Ayaam Maxamed oo ah gabar Soomaaliyeed oo quruxdeeda ku luntay dagaaladii sokeeye kadib markii xabad kaga dhacday wajiga ayaa ugu danbeyntii loo soo celiyay quruxdeedii iyo sidii ay aheyd 23 sano ka hor. 

· ifraax on February 26 2014 · Read More · 2037 Reads ·Print

Xuskii Maalinta Caalamiga ah ee Afka Hooyo oo Minnesota lagu qabtay.

Xuska Maalinta caalamiga ah ee Afka hooyo ayaa lagu qabtay magaalada Minneapolis. Waxaa soo qabanqaabiyay xuska Meertada Afka & Suugaanta Soomaaliyeed.

· xaaji on February 25 2014 · Read More · 1090 Reads ·Print

Hambalyo Farxadleh Guusha Laga gaadhay Turxaanbixinta G/Togdheer.

Waxaan Manaata Qalinka U qaatay Qiiro Iyo Farxad Ay Igu Dhalisay Markaan Daawaday Waftiga Uu Hogaaminaayo Wasiiru Dawlaha Wasarada Maaliyada Jamuuriyad Somaliland Md Cismaan Cabdillaahi Saxardiid.

· abdi on February 25 2014 · Read More · 946 Reads ·Print

Somaliland’s Foreign Policy: A Policy with Audacity and Confidence.

The State of Somaliland received its independence from Great Britain on 26th June 1960, by Royal Proclamation of Her Majesty Queen Elizabeth II. In compliance with UN’s procedures to decolonization of former colonies.

· abdi on February 25 2014 · Read More · 1162 Reads ·Print

Ciidamada Itoobiya oo Buulaburde looga mudaaharaaday.

Bannaanbax ballaaran oo ay dadweyne boqollaal gaarayaa kasoo qayb galeen, ayaa shalay ka dhacay degmada Buulaburde ee gobolka Hiiraan oo kamid ah deegaanada ay ka arrimiso Xarakada Al-shabaab.

· abdi on February 25 2014 · Read More · 951 Reads ·Print

Golaha Wasiirada Oo kawalaacsan Isku Shaandhayn Madaxweyne Siilaanyo Ku Sameeyo.

Golaha wasiirada xukuumada Somaliland ayaa la sheegay inay wadnaha farta kaga hayaan isku shaandhayn madaxweyne Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo ku sameeyo golihiisa xukuumada.

· abdi on February 25 2014 · Read More · 1302 Reads ·Print

Gud. Ku Xigeenka Wadani Oo Kulamo Uu Ku Kasbanayo Madaxda Dhaqanka Awdal Qaarkood Ka Bilaabay Boorama.

Gudoomiye ku xigeenka koowaad ee xisbiga Wadani Axmed Muumin Seed ayaa mudooyinkan dambe kulamo la qaadanayay duqayda iyo waxgarad ka soo jeeda Beelo ka mid ah beelihii aan taageeri jirin xisbiga Wadani.

· abdi on February 25 2014 · Read More · 1048 Reads ·Print

Wasiirka ka hadlay Weerarradii lagu qaaday Madaxtooyada Somaliya.

Wasiirka amniga Qaranka xukuumadda Soomaaliya, Cabdikariin Xuseen Guuleed ayaa ka hadlay weerarkii lagu qaaday xarunta madaxtooyada Soomaaliya.

· xaaji on February 21 2014 · Read More · 873 Reads ·Print

Maareeyaha Wakalaada Wadooyinka Oo Ka Hadlay Qalabka Dalka La Keenay.

Mareeyaha Wakaladda Hormarinta Waddooyink, Xassan Cali Cismaan oo ka warbixiyey qalabka cusub ee ay dalka keeneen iyo kormeerka Madaxwaynaha Siilaayo ku gaalaabixiyey qalabka loogu tala galay.

· xaaji on February 21 2014 · Read More · 1056 Reads ·Print

Madaxweynaha Somaliland Oo Dhagax Dhigay Xarunta SONYO.

Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo ayaa shalay dhagax dhigay dhisme cusub oo loo dhisayo dalladda heer qaran ee ay ku bahoobeen dhallinyarada Somaliland.

· xaaji on February 21 2014 · Read More · 1191 Reads ·Print

Hambalyo Guusha Ay gaadheen Golaha Guurtida Somaliland.

Waxa Marwalba Mahad gaara Iska Leh Allah Ina Abuurtay SW Alxamdulilaah rabil calamiin waxa Mahad Kale aan Siinaya Golaha Guurtida Somaliland Oo Ah Halbawlaha Jiritaanka Somaliland waxa Kale oo Iyana Hambalyo Mudan Golaha wakiilada.

· ifraax on February 21 2014 · Read More · 759 Reads ·Print

HE Ahmed M.M. Silaanyo: Is the President of the People, by the People and for the People (Part I).

The choice of the electorate is sometimes a crucial cause for many aspects. It defines the future and destiny of the country, as it determines the parameters of success and failure of its citizens.

· ifraax on February 21 2014 · Read More · 1068 Reads ·Print

Dhacdo murugo badan oo nin somaliyed ku sameeyey xaaskiisii oo somaliya joogta.

Gabar dhalinyaro ah oo degan magaalada Muqdisho ayaa cudurka waalida ee ku dhacay waxaa u sabab ah, Wiil ay is qabeen oo dalaaqadeeda soo siiyay markii uu mid ka mid ah dalalka Yurub.

· ifraax on February 21 2014 · Read More · 2163 Reads ·Print

Wasaarada Arimaha Guduhu waxba ka qabato mamulka dulmiga ee Degmada Tog wajaale.

xaashiWasaarada Arimaha Guduhu waxha ka qabato mamulka dulmiga iyo
cadaaladarada kudhaqmaya ee Degmada Tog wajaale war qad qoraala.

· xaaji on February 17 2014 · Read More · 1348 Reads ·Print

Dayaarad ay leedahay Shirkada Itoobiyaan Airlane Oo La Af-Duubay.

Diyaarad Itoobiya laga leeyahay oo ka duushay magaalada Addis Aababa kuna socotay magaalada Rome ee dalka Talyaaniga, ayaa lagu qasbay inay ku degto magaalada Geneva.

· xaaji on February 17 2014 · Read More · 792 Reads ·Print

Dhismaha Wajigii Labaad ee Madaarka Hargeysa la Dhagax-dhigay.

Madaxwayne ku xigeenka Somaliland, Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici), ayaa maanta dhagax dhigay wejiga labaad ee dhismaha Dhabaha diyaaradaha.

· xaaji on February 17 2014 · Read More · 1382 Reads ·Print

Turkiga oo beeniyay inuu joojiyay Gargaarkii uu siin jiray Soomaaliya.

Wasaaradda arrimaha dibadda ee dalka Turkiga ayaa beenisay shalay inay jartay gargaarkii ay siin jirtay Soomaaliya.

· xaaji on February 17 2014 · Read More · 810 Reads ·Print

Golaha Wakiiladda oo guddi u saaray xalinta khilaafkooda.

labada garab ee Golaha wakiiladda oo laba guddi u saaray xalka khilaafkooda ka dhashay Xeer hoosaadkooda ayaa Ergadii dhex dhexaadinta ee Golaha Guurtidda.

· abdi on February 12 2014 · Read More · 1324 Reads ·Print

Khilaafka Kulmiye oo Curyaamiyey Hawlihii Qaranka.

Hargeysa(Hargeysa Online) Afhayeenka Difaacayaasha Madaxabanaan Ee Xuquuqda Aadamiga Somaliland Saleebaan Ismaaciil Bulaale.

· abdi on February 12 2014 · Read More · 1106 Reads ·Print

Prof Ali Khalif Galayr oo wareysi xasasi ah siiyay Ali Harare.

Prof Ali Khalif Galayr oo wareysi xasasi ah siiyay Ali Harare isagoo ku sugan gobolka Minesota ee dalka mareykanka.

· abdi on February 12 2014 · Read More · 2607 Reads ·Print

Qabiil iyo Qarannimo: Laba aan is Qaban Karin! (Qayb.IIaad)

Aasaaska iyo Jiritaanka Ummadnimo waxaa saldhig u ahdareen-wadareed qoto dheer oo ku abuuran bulshada.

· abdi on February 12 2014 · Read More · 818 Reads ·Print

Maxaa Iga galey Dan yare!.

Dawlada Siilaanyo ma dhaafto agagaarka madaxtooyada iyo agagaarka xafiisayada dawlada ilaa faras magaalaha Waa inta ugu buuqa badan guud ahaan dalka.

· ifraax on February 11 2014 · Read More · 1842 Reads ·Print

listen_live.jpg

Wareysi Gaar ah Yaasiin dhagacade oo ka baxay Kulmiye kuna biirey Wadani.

engkamaa554l.jpg

Somali Stock Market iyo arimo sir ah oo aad isticmaali doonto.

engkamaal2222wwww.jpg

Been abuurka Social mediaha iyo arimo kale.

engkamaal22.jpg

Doorashada Golaha Wakiilada Somaliland -Wareysi Garyaqaan ( Abdilaahi nur Hassan)

abdilaahiwkw.jpg

Dacwadaha Dhulka laysku qabsado ee Somaliland ( by Garyaqaan Abdilaahi Hassan)

dacwadadhulka.jpg

Trump 2nd Impeachment.

engkamaal_3.jpg

Dood Ku saabsan Doorashada Waranka Mareykanka iyo Trump oo guuldareystay.

engkamaal_4.jpg

Wareysi Gaar Ah aanu ka qaadnay Wakiilka Somaliland u jooga Wadanka Mareykanka

bbxcbxcbxb.jpg

Warbixin ku saabsan Duuliye Fuaad yusuf ali iyo arimokale.

engkamaal_mohamed2020.jpg

 

More Programs>>>>