Username Password | Register | Lost password
Ogeysiis
Hargeysa Online Waxaad ka daawataa Videos Dooda ah iyo kuwa Aqooneed goor kaste iyo Markaste Fadlan hadii aad heyso wax talo iyo Tusaale ah inooga soo dir Email  HargeysaOnline.Net@gmail.com

Fanaaniinta Minneapolis iyo 18 may.

fanaaniinminnesota.jpg

Serverada Hargeysa Online uu Ruushku u soo dhacey.

engkamaalhosting1.jpg

 

Ruwaayado Xasuus Mudan.

Xaaskayga Araweelo.

323925-my-wife-araweelo-0-230-0-345-crop.jpg

  Rajo

rajo2ol2.jpg

fadfdas.jpg

x_cxczc.jpg

sdgtw.jpg

kbkggg.jpg

Welcome Hargeysa Online 24Hrs News Updates....

Wasiirka Arrimaha Dibada Oo Ka Hadlay Dib U Dhaca Ku Yimid Wadahadaladii Ay U Balansanaayeen Somalia.

Wasiirka arrimaha dibadda Somaliland Maxamed Biixi Yoonis ayaa sheegay in dib u dhaca ku yimid wadahadalo ay yeeshaan Somaliland iyo Somalia ay keentay codsi uga yimid dawlada Somalia

· abdi on January 06 2014 · Read More · 1422 Reads ·Print

Genel Energy is dedicated to Explore Oil and Gas for the Benefits of all Somaliland Citizens.

The most pathetic pessimist on earth is the person who denies the good things that has been done for the wider social and public interest, regardless who has done it!

· xaaji on January 06 2014 · Read More · 1053 Reads ·Print

Man's death raises toll from Cedar-Riverside fire to 3.

Abdiquni Adan, 29, died Friday afternoon at Hennepin County Medical Center of “complications of injuries sustained in a building fire the Hennepin County medical examiner said Saturday.

· xaaji on January 06 2014 · Read More · 1338 Reads ·Print

Ra’iisul Wasaaraha Somalia oo laga Taageeray Minnesota.

Xaflad lagu taageerayay ra’iisul wasaaraha cusub ee Soomaaliya, Cabdiweli Shiikh Axmed oo ay ka qayb galeen shacab aad aad u fara badan ayaa lagu qabtay Minneapolis.

· abdi on January 05 2014 · Read More · 2064 Reads ·Print

Wadani Oo Xukuumadana Ku Eedeeyay Inay Taladii Isku Koobtay.

Hargeysa(Hargeysa Online)Xisbiga Mucaaradka ah ee Wadani ayaa wax laga xumaado ku tilmaamay qaabka ay xukuumaddu u maamushay ka qaybgalka wada hadalada Somaliland iyo Somalia.

· abdi on January 05 2014 · Read More · 1150 Reads ·Print

Mudane Ka Tirsan Guurtida Somaliland Oo La Sheegay Inuu Garoowe Uga Ololaynayo.

Xildhibaan Muuse Ciise Xamari oo ka mid ah xildhibaanada golaha Guurtida Somaliland ugu jira gobolka Sool ayaa la sheegay inuu magaalada Garoowe ee xarunta maamul goboleedka Puntland.

· abdi on January 05 2014 · Read More · 996 Reads ·Print

Ciidamada Badda Talyaaniga oo soo bad-baadiyay Doonni siday Tahriibayaal ay Soomaali ku jireen.

Ciidamada ilaalada xeebaha dalka Talyaaniga ayaa bad-baadiyay tahriibayaal dhan 233 ruux oo wadamo kala duwan  u dhashay, kuwaasi oo la socday dooni ay ka so raaceen Liibya.

· xaaji on January 03 2014 · Read More · 1046 Reads ·Print

Sargaal ciidanka Boliiska oo ku dhintay qaraxii labaad ee ka dhacay hoteel Jaziira.

Qaraxyo xoogan ayaa caawa fiidkii ka dhacy hoteel Jaziira ee magaalada Muqdisho kaa oo keenay dhimasho badan oo isagu jira ciidan .

· abdi on January 02 2014 · Read More · 2438 Reads ·Print

Gabey Mogdisho loo tiriyey oo xiiso badan.

Waxaan gabey u tiriyey magaalada mogdisho waana gabay ka hadlaya wixii dhacey 23sano ee lasoo maray, hadaba akhri oo micnaha ku jira dhuux.

· abdi on January 02 2014 · Read More · 1870 Reads ·Print

Maayarka Caasimada Oo Biyo Yaraanta Hargeysa Ku Tilmaamay Arrin Qaran.

Hargeysa(Hargeysa Online)Gudoomiyaha golaha deegaanka Hargeysa, isla markaana ah Maayarka caasimada Cabdiraxmaan Maxamuud Caydiid (Solteco) ayaa sheegay in Biyo yaraanta.

· abdi on January 01 2014 · Read More · 1359 Reads ·Print

Xisbiga UCID Oo Xukuumadda Ku Eedeeyey Inay Meeqaanka S/land Hoos U Dhigtey.

Musharaxa madaxwaynaha ee xisbiga mucaaridka ah ee UCID Jamaal Cali Xuseen ayaa xukuumadda xisbiga Kulmiye ee talada haysa ku eedeeyey inay hoos u dhigtay meeqaamkii ay Somaliland ku lahayd dunida.

· abdi on January 01 2014 · Read More · 1686 Reads ·Print

Xildhibaanada cusub ee Baarlamaanka Puntland oo la dhaariyay.

Xarunta baarlamaanka Puntland ee magaalada Garoowe, waxaa maanta lagu dhaariyey 66-da xildhibaan ee baarlamaanka Puntland kamid noqon doona shanta sano ee soo socota.

· abdi on January 01 2014 · Read More · 914 Reads ·Print

Ra’iisul Wasaare C/weli Sheekh oo sheegay in sannadkan uu yahay sanadkii dhismaha Ciidamada.

Ra’iisul wasaaraha dowladda federaalka Soomaaliya, Cabdiweli Sh. Axmed Maxamed oo saaka booqasho ku tagay wasaaradda gaashaandhigga iyo xerada tababarka ciidanka ee Jazeera.

· abdi on January 01 2014 · Read More · 1052 Reads ·Print

Xuseen Samatar oo loogu Magacdaray Wadadii Shanaad oo laga hirgelinayo Magaalada Minneapolis.

Waddada shanaad ee magaalada Minneapolis laga hirgalinayo ayaa loogu magacdaray Xusseen Samatar oo ahaa nin Soomaali ah oo magac dheer ku yeeshay gobolkaas kadib markii uu noqday ruuxii ugu horreeyay ee Soomaali ah.

· abdi on January 01 2014 · Read More · 950 Reads ·Print

Muwaadiniin Soomaaliyeed oo shalay laga keenay dalka Koonfurta Suudaan.

Shalay ayaa waxaa garoonka diyaaradah Muqdisho laga soo dajiyay 131-qof oo Soomaali ah, kuwaasoo isugu jiray rag iyo dumar laba tododbaad ku xayirnaa dalka Koonfurta Suudaan oo ay colaado ka socdaan.

· abdi on December 31 2013 · Read More · 1775 Reads ·Print

Dalka Koonfur Afrika oo Sannadkan lagu dilay 80-qof oo Somalia ah.

Illaa 80 ruux oo Soomaali ah ayaa lagu dilay dalk Koonfur Afrika sannadkan 2013-k, sida ay muujiyeen tirakoobyo la sameeyay.

· abdi on December 31 2013 · Read More · 2158 Reads ·Print

DAAWO SHIRKII BEESHA DIREED EE WOQOOYIGA AMERICA MINNEAPOLIS.

Waa shir looga hadlayay dagaalada ka socda Gobolada shabeelada Hoose, dhexe, iyo Hiiraan, dagaalkaas oo ay beesha Direed ku cambaareysay wax ka qabad la'aanta dowladda federaalka.

· xaaji on December 27 2013 · Read More · 2315 Reads ·Print

Raisul wasaaraha cusub ee xukuumada Somalia oo maanta xilka kala wareegaya raisul wasaarihii hore.

Waxaa maanta lagu wadaa iney ka dhacdo magaalada Muqdisho munaasabad ay xilalka ku kala wareegayaan raisul wasaaraha cusub ee Somalia.

· xaaji on December 26 2013 · Read More · 1429 Reads ·Print

Wasiiradii Xukuumaddu u Dirtay Shaqaaqadii Burco Oo Ka Warbixiyey Halka ay Wax u Marayaan.

Laba Maalmood ka dib markii ay shaqaaqo dhimasho iyo dhaawac keentay Magaalada Burco, ayey Wafti wasiirro ah oo Hawshan ku jirey ka Warbixiyeen mesha wax u marayaan.


· xaaji on December 26 2013 · Read More · 1733 Reads ·Print

Wafdigii Dowladdu u dirtay Gobolka Shabeellada Hoose oo Muqdisho ku soo laabtay.

Wafdigii ay dowladda Soomaaliya u dirtay joojinta colaad beeleed dhawaan ka dhacday gobolkaas ayaa dib ugu soo laabtay Muqdisho, iyagoo sheegay inay ku guuleysteen inay dhammeeyaan khilaafkii sababay dagaalka.

· abdi on December 25 2013 · Read More · 1091 Reads ·Print

Warbixin: Wafdigii Xamar ee Sh/ Hoose soo gaaray iyo waan waantii oo bur bur qarka u saaran.

Maalintii Taarikhdu ay aheyd 22-12-2012 ayaa waxaa magaalada Muqdisho ka tagay Fawdi isugu jiray Odayaal dhaqameedka Muqdisho iyo DF oo uu hogaamniyo Wasiirka Difaaca ee DF Cabdixakiin Fiqi.

· abdi on December 25 2013 · Read More · 982 Reads ·Print

Arday Soomaali ah oo Abaal-marin lagu guddoonsiiyay Magaalada Melbourne ee dalka Australia.

Bishan oo kale December Sanadwalba waxaa iskuullada loo xiraa ardada wax ka barata dugsiyada dalkan Australia, waana xilliga la galo fasaxyada dheer ee xagaayga.

· abdi on December 25 2013 · Read More · 1863 Reads ·Print

listen_live.jpg

Wareysi Gaar ah Yaasiin dhagacade oo ka baxay Kulmiye kuna biirey Wadani.

engkamaa554l.jpg

Somali Stock Market iyo arimo sir ah oo aad isticmaali doonto.

engkamaal2222wwww.jpg

Been abuurka Social mediaha iyo arimo kale.

engkamaal22.jpg

Doorashada Golaha Wakiilada Somaliland -Wareysi Garyaqaan ( Abdilaahi nur Hassan)

abdilaahiwkw.jpg

Dacwadaha Dhulka laysku qabsado ee Somaliland ( by Garyaqaan Abdilaahi Hassan)

dacwadadhulka.jpg

Trump 2nd Impeachment.

engkamaal_3.jpg

Dood Ku saabsan Doorashada Waranka Mareykanka iyo Trump oo guuldareystay.

engkamaal_4.jpg

Wareysi Gaar Ah aanu ka qaadnay Wakiilka Somaliland u jooga Wadanka Mareykanka

bbxcbxcbxb.jpg

Warbixin ku saabsan Duuliye Fuaad yusuf ali iyo arimokale.

engkamaal_mohamed2020.jpg

 

More Programs>>>>

Table '.\hargeysa2\fusion251z7_captcha' is marked as crashed and should be repaired