Username Password | Register | Lost password
Ogeysiis
Hargeysa Online Waxaad ka daawataa Videos Dooda ah iyo kuwa Aqooneed goor kaste iyo Markaste Fadlan hadii aad heyso wax talo iyo Tusaale ah inooga soo dir Email  HargeysaOnline.Net@gmail.com

Fanaaniinta Minneapolis iyo 18 may.

fanaaniinminnesota.jpg

Serverada Hargeysa Online uu Ruushku u soo dhacey.

engkamaalhosting1.jpg

 

Ruwaayado Xasuus Mudan.

Xaaskayga Araweelo.

323925-my-wife-araweelo-0-230-0-345-crop.jpg

  Rajo

rajo2ol2.jpg

fadfdas.jpg

x_cxczc.jpg

sdgtw.jpg

kbkggg.jpg

Welcome Hargeysa Online 24Hrs News Updates....

Booliiska Laascaanood oo dhaawacay gaadhsiiyay Xildhibaano Golaha Deegaanka.

Lascanod(Hargeysa Online) Booliiska magaaladda Laascaanood ayaa saaka xarunta Golaha Deegaanka magaaladaasi ka dareeriyay Xildhibaano doonayay in ay Maamuus.

· abdi on October 09 2013 · Read More · 1131 Reads ·Print

Warbixin ku saabsan Barmaamijka Caafimaadka ee wadanka maraykanka ee Obama-Care (Daawo)

Warbixin ku saabsan Barmaamijka Caafimaadka ee wadanka maraykanka ee Obama-Care,iyo sida uu kuu sameyn doono.

· xaaji on October 09 2013 · Read More · 1080 Reads ·Print

Mareykanka waan kusoo dhoweyneynaa inuu Somalia kula dagaalamo Argagixisada.

Ra'iisul Wasaare kuxigeenka ahna Wasiirka arrimaha dibada Somalia Marwo Fowsiyo Yusuf X. Aadan oo lagu wareystay TV-ga CNN ayaa waxay kaga warantay weerarkii Mareykanka uu ku qaaday guri ku yaal magaalada Baraawe ee ay deganaayeen Madax ka tirsan Al-Shabaab.

· xaaji on October 09 2013 · Read More · 1191 Reads ·Print

Daawo Video Jinni isku dayey in uu kufsado haweeney u dhalatay Sacuudiga.

Haweeneydani oo wareysi sisay iyada iyo Ninkeeda Tv-gaasi ayaa ka warbixiyey waxa ay arkaan habeenkii iyo qaabka uu Jinigani u damco isla markaana uu isugu dayo in uu kufsado.

· abdi on October 08 2013 · Read More · 1341 Reads ·Print

Xildhibaano Ka Tirsan Guurtida Oo La Sheegay Inay Abaabulayaan Mooshin Lagu Minjo Xaabinayo Gudoomiye Saleebaan Oo Safar Caafimaad Ugu Maqan UK.

Kooxo Xildhibaano ah oo ka tirsan golaha Guurtida Somaliland ayaa la sheegay inay abaabulayaan mooshin lid ku ah guddoomiyaha golahaasi Saleebaan Maxamuud Aadan oo safar caafimaad xilligan ugu maqan dalka UK.

· abdi on October 08 2013 · Read More · 1118 Reads ·Print

Somaliland Oo Balan Qaaday Inay Horumarinayso Amaanka Markii Genel Energy Joojisay Hawlihii Ay Ka Waday Dalka.

Wasiirka Arrimaha dibada Somaliland Maxamed Biixi Yoonis ayaa sheegay in Dawlada Somaliland ay hawlgalisay khubaro gaar ah oo eegta amaanka dalka kadib markii Genel Energy oo hawlo sahamin shidaal ka waday dalka ay joojisay.

· abdi on October 08 2013 · Read More · 930 Reads ·Print

Roobab Ka Da’ay Awdal Oo Khasaare Dhaliyay Qaadayna Gaadhi Ay Lahayd Wasaarada Beeraha Ee Degmada Baki.

Gudoomiyaha golaha deegaanka degmada Baki ee gobolka Awdal Maxamed Aw Axmed Caateeye ayaa sheegay in roobab ka da’ay gobolka ay dhaliyeen khasaare hantiyadeed.

· abdi on October 08 2013 · Read More · 914 Reads ·Print

Somaliland oo Albaabbada isugu dhuftay Xafiis lagu bixin jiray Baasaboorka Soomaaliga.

Somaliland ayaa sheegay inay albaabbada isugu dhufteen xafiis lagu bixin jiray baasaboorka Soomaaliga ee E-Passport-ka loo yaqaan.

· xaaji on October 07 2013 · Read More · 924 Reads ·Print

Feysal Cali Waraabe oo Sheegay Inay Baadhayaal Caalami Ah u Dalbanayaan Shan Wasiir oo Madaxweynaha Ay Isku Beel Yihiin.

· xaaji on October 07 2013 · Read More · 1056 Reads ·Print

Dowladda Mareykanka oo sheegtay in ay sii wadayso Ugaarsiga Al-shabaab iyo kooxaha ee ku xiran Shabakadda Al-Qaacida

Weerarro habeen hore lagu qaaday degmada Baraawe ee Soomaaliya oo ay saldhig ku leedahay Al-shabaab iyo dalka Liibiya, halkaasoo Mareykanku uu sheegay inay gacanta ku soo dhigeen nin ka dambeeyay weerarro argagaxiso.

· abdi on October 06 2013 · Read More · 868 Reads ·Print

Madaxwayne Siilaanyo Iyo Waftigiisii Oo Istanbul Kula Kulmay Maalqabeeno Turki Ah Iyo Nuxurka Qodobadda Ay Ka WadaHadleen

Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) iyo weftigii uu hoggaamiyay ee socdaalka shaqo ku joogay maalmihii u danbeeyey dalka Turkiga.

· abdi on October 06 2013 · Read More · 1299 Reads ·Print

Wakiilada Oo Meel Mariyay Xeerkii Bileyska Ee Ku Dhex Rafanayay Iyo Qaadhaan Lacageed Oo Ay Ugu Tabaruceen Dhismaha Jidka Burco.

Golaha wakiilada Somaliland ayaa fadhigoodii shalay ku meel mariyey xeerka ciidanka Bileyska oo muddo shan bilood ah ku dhex rafanayay.

· abdi on October 06 2013 · Read More · 1281 Reads ·Print

Turkey: A nation that has earned its place as a global player.

Turkey is one of the most influential Muslim countries in the world. Turkey's reputation at the moment is huge. For more than 600 years, the Ottoman Empire ruled much of Asia, parts of Europe.

· xaaji on October 06 2013 · Read More · 868 Reads ·Print

Al-shabaab oo ka warbixisay weerar lala beegsaday guri ku yaalla degmada Baraawe ee Gobolka Shabeellada Hoose.

Xarakada Al-shabaab ayaa ka hadashay weerar ay ciidammo ajnabi ah ku qaadeen xalay gellinkii dambe guri ku yaalla degmada Baraawe ee gobolka Shabeellada Hoose.

· abdi on October 05 2013 · Read More · 883 Reads ·Print

Jamaal Cali Xuseen Oo Dawlada Somaliland Ku Hambalyeeyey In Ay Hadda Qaadatay Taladii Ay Siiyeen Isaga Iyo Guddoomiyaha Xisbiga UCID.

Waxa galabta madaarka caalamiga ah ee Arlanda International Airport ee magaalada Stockholm ee Wadanka Sweden ka ambabaxay wafti uu hogaaminayo Musharaxa madax weynaha ee Xisbiga Mucaaridka ah ee UCID Aqoonyahan Jamaal Cali Xussen.

· abdi on October 05 2013 · Read More · 841 Reads ·Print

'Mental health issues' suspected for Connecticut woman who died in DC confrontation.

Investigators are attempting to determine why an unarmed Stamford, Conn., woman ran her car into a security fence outside the White House on Thursday before leading.

· xaaji on October 04 2013 · Read More · 1322 Reads ·Print

President Ahmed Silaanyo Deserves Praise not Poison (Part II)

In the past few weeks, there has been an unsubstantiated and cheap tittle-tattle talk consistently voiced by less credible, unstable and amateur-like politicians towards the incumbent president and his government.

· xaaji on October 04 2013 · Read More · 1028 Reads ·Print

Ra’iisul Wasaaraha Somalia oo sheegay in Xukuumaddu ay ka shaqeynayso Nabadda.

Ra’iisal wasaaraha Somalia, Cabdi Faarax Shirdoon (Saacid) ayaa rajo wanaagsan ka muujiyay in xukuumaddu ay ku guulaaysato ballan-qaadyadii ay horay u sameysay, gaar ahaan in la gaarsiyo dalka doorashooyin xor ah.

· xaaji on October 03 2013 · Read More · 976 Reads ·Print

Wasiir Samaale Oo Golihiisii Muddada Dheer Uu Shirgudoonka Ka Ahaa Ay Ku Maamuuseen Shahaado Sharaf.

Shirgudoonka golaha Wakiilada Somaliland ayaa fadhigii shalay wasiirka Maaliyada C/casiis Maxamed Samaale ku gudoonsiiyay Shahaado sharaf ay ugu maamuuseen muddada Distoorku u jideeyay.

· xaaji on October 03 2013 · Read More · 1081 Reads ·Print

Raysal Wasaaraha Turkiga Oo Meeqaam Aad U Sareeya Ku Qaabilay Madaxweynaha Somaliland.

Weftigii uu hogaaminayay Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ee socdaalka ku tagey dalka Turkiga ayaa kulamo la yeeshay Ra’iisal wasaaraha dalkaasi Recep Tayyip Erdogan.

· xaaji on October 03 2013 · Read More · 1017 Reads ·Print

Wasiirka Arrimaha Dibadda Oo Hor Tagay Golaha Guurtida.

Wasiirka Arrimaha Dibadda Somaliland Maxamed Biixi Yoonis ayaa shalay hor yimid golaha Guurtida Somaliland. Fadhiga Golaha Guurtida oo uu shir Guddoominayay Guddoomiye ku xigeenka Koowaad ee Golahaasi.

· abdi on October 01 2013 · Read More · 1079 Reads ·Print

Madaxweyne Siilaanyo Iyo Wasiirkiisa Khaarajiga Oo Maanta Socdaal Ku Tagaya Dalka Turkiga.

Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo iyo Wefti uu hogaaminayo oo uu ka mid yahay Wasiirka Arrimaha Dibada Somaliland Maxamed Biixi Yoonis ayaa Maanta u socdaali doona dalka Turkiga.

· abdi on October 01 2013 · Read More · 1077 Reads ·Print

listen_live.jpg

Wareysi Gaar ah Yaasiin dhagacade oo ka baxay Kulmiye kuna biirey Wadani.

engkamaa554l.jpg

Somali Stock Market iyo arimo sir ah oo aad isticmaali doonto.

engkamaal2222wwww.jpg

Been abuurka Social mediaha iyo arimo kale.

engkamaal22.jpg

Doorashada Golaha Wakiilada Somaliland -Wareysi Garyaqaan ( Abdilaahi nur Hassan)

abdilaahiwkw.jpg

Dacwadaha Dhulka laysku qabsado ee Somaliland ( by Garyaqaan Abdilaahi Hassan)

dacwadadhulka.jpg

Trump 2nd Impeachment.

engkamaal_3.jpg

Dood Ku saabsan Doorashada Waranka Mareykanka iyo Trump oo guuldareystay.

engkamaal_4.jpg

Wareysi Gaar Ah aanu ka qaadnay Wakiilka Somaliland u jooga Wadanka Mareykanka

bbxcbxcbxb.jpg

Warbixin ku saabsan Duuliye Fuaad yusuf ali iyo arimokale.

engkamaal_mohamed2020.jpg

 

More Programs>>>>