Username Password | Register | Lost password
Ogeysiis
Hargeysa Online Waxaad ka daawataa Videos Dooda ah iyo kuwa Aqooneed goor kaste iyo Markaste Fadlan hadii aad heyso wax talo iyo Tusaale ah inooga soo dir Email  HargeysaOnline.Net@gmail.com

Fanaaniinta Minneapolis iyo 18 may.

fanaaniinminnesota.jpg

Serverada Hargeysa Online uu Ruushku u soo dhacey.

engkamaalhosting1.jpg

 

Ruwaayado Xasuus Mudan.

Xaaskayga Araweelo.

323925-my-wife-araweelo-0-230-0-345-crop.jpg

  Rajo

rajo2ol2.jpg

fadfdas.jpg

x_cxczc.jpg

sdgtw.jpg

kbkggg.jpg

Welcome Hargeysa Online 24Hrs News Updates....

Kacdoonnadii Dunida Carabta ee Dhicisoobay iyo Kadeedka ay kaga tageen.

Marka ay Warbaahinta iyo Indheer-garadka reer-galbeedku ka faaloonayaan Shucuubta iyo Dalalka Carabta, waxay badanaaba si quudhsi leh carrabka ugu dhuftaan in Ummadaha Carabtu ay caan ku yihiin oo lagu tilmaansan karo.

· xaaji on September 25 2013 · Read More · 1277 Reads ·Print

koboca musuqmaasuq ee togwajaale.

koboca musuqmaasuq ee Togwajaale iyo waaqica dhabtaa duruufaha kajira
maamul xumada ku habsatay iyo war la,aanta Gudiga maamul wanaaga iyo
ladagaalanka musuq maasuqa Qaybtii 1aad degmada tog wajaale.

· xaaji on September 24 2013 · Read More · 1771 Reads ·Print

Xoogaaga Alshabaab oo wali ciidamada kenya iyo Israaill iska caabineysa iyo dhimashada oo kor u sii kiceeyeso.

goobta laga saari la yahay xoogaga alshababa Nairobi westgate mall
waxaa aad loola yaaban yahay awood darada heysato ciidamada Kenya oo 15 qof oo Soomali iyo ajaaniib isagu jirta ka saarila goobta ay heystaan.

· abdi on September 23 2013 · Read More · 931 Reads ·Print

Xukumada Somaliland oo Cambaaraysay Weerarkii ka dhacay Dalka Keniya oo ay ku dhinteen 59Qof.

Xukumada Somaliland ayaa Cambaaraysay Weerarkii Shallay Kooxda Alshabaab ku qaaday Dhismaha Weyn ee laga Tukaamaysto ee la Yidhado West Gate.

· abdi on September 22 2013 · Read More · 886 Reads ·Print

Wasiir Warancade Oo Mucaaridka Xukuumada Ku Sifeeyey Xaasidiin Hadii La Yidhaa Shidaalbaa La Qodayaa Ka Naxaya.

Wasiirka Arrimaha Gudaha Cali Maxamed Warancade oo shalay ka soo noqday socdaal uu dalka Ethiopia ugu maqnaa diyaaradii Ethiopian Airlines ee hawlihii ay ka haysay Somaliland joojisay dabayaaqadii bishii hore ayaa sheegay in ay hawshaasi soo dhameeyeen.

· abdi on September 22 2013 · Read More · 1069 Reads ·Print

Xukuumada Oo Sheegtay In Shirkadii Shidaalka Somaliland Ka Baadhaysay Iyo Diyaarada Ethiopian Airlines Ay Dalka Uga Baxeen Arrimo Amaan.

Wasiirka Arrimaha Dibada Somaliland, Maxamed Biixi Yoonis iyo Wasiirada Daakhiliga Cali Warancade iyo Duulista Hawada Maxamuud Xaashi oo shalay dalka dib ugu soo laabtay kadib wada xaajood ay Ethiopia.

· abdi on September 22 2013 · Read More · 895 Reads ·Print

Somaliland Iyo Ethiopian Airlines Oo Iska Kaashaday Bixinta Kharashkii Ku Baxay 140 Rakaab Qurbo-Joog Ah .

Hargeysa,(Hargeysa Online)Xukuumadda Somaliland iyo Shirkadda Diyaaradaha ee Ethiopian Airlines ayaa iska kaashaday bixinta Kharashkii ku baxay 140 Rakaab qurbo-joog ah.

· abdi on September 17 2013 · Read More · 1147 Reads ·Print

Xukuumadda Somaliland Oo Ka Hadashay Arragtideeda Shirka Brussels Iyo Sababta Ay Uga Qayb Gali Wayday.

Xukuumadda Somaliland ayaa ka hadashay aragtideeda la xidhiidha shirka dhaqaalaha loogu ururinayo Somalia ee Shalay ka furmay Xarunta Midawga Yurub ee Brussels.

· abdi on September 17 2013 · Read More · 1392 Reads ·Print

Suxufinnimadu Geddaa Maaha!

Suxufinimadu waa Aqoon, Xirfad iyo Mihnad la barto oo iskuullo iyo Jaamacado loo galo. Maaha wax inta bebeenkii lagu riyoodo subaxdiina lagu shaqo tago.

· xaaji on September 16 2013 · Read More · 1615 Reads ·Print

Madaxwaynaha Somaliland Oo Furay Kuuliyadda Tababarka Ciidamada Qaranka.

Hargeysa(Hargeysa Online)Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa Shalay Xadhiga ka jaray Kuulliyadda Tababarka Ciidamadda qalabka sida ee dalka oo laga furay dugsigii hore ee Tababarka.

· abdi on September 15 2013 · Read More · 1077 Reads ·Print

Madaxwayne Siilaanyo Oo Naqdiyey Eedaha Mucaaridku Xukuumadiisa Ku Duraan.

Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa deedefeeyey eedaha Mucaaridku ku duraan xukuumadiisa, kaas oo sheegay inay boro-bogaando kula dhexjiraan bulshadda oo xusay inay kalsooni badan ku qabto Xukuumadiisa.

· abdi on September 15 2013 · Read More · 1185 Reads ·Print

Pastor Terry Jones arrested before he could burn Qurans in Polk County.

Terry Jones, the controversial Gainesville pastor who garnered national attention for his 2010 plan to burn Qurans was arrested Wednesday in Polk County.

· xaaji on September 13 2013 · Read More · 1363 Reads ·Print

Ogeysiis ku socda dhamaan akhristayaasha Hargeysa Online

Waxaan dhamaan ogeysiinaynaa bahweyne xiiseesa shabakada caalamiga ah ee hargeysa Online in aanu wesbiteka bedeli doono sida uu hada yahay.

· xaaji on September 13 2013 · Read More · 931 Reads ·Print

Indigenous but Insensible Media Groups (Part.I)

A decent Media outlet should always be sensitive to, sensible and keep in touch with generally accepted standards as well as the expectations of their audiences, in content and essence, particularly in relation to those national security and public sensitive issues.

· xaaji on September 13 2013 · Read More · 1154 Reads ·Print

Wafti Ka Socda Xukuumada Oo Xalay Guurre Ku Galay Degmada Xariirad Oo Ay Ku Jiraan Wasiirada Labada Beelood ah.

Hargeysa(Hargeysa Online)Wafti ka socda xukuumada Somaliland oo ay ka mid yihiin wasiirada xanaanada xoolaha Dr Cabdi Aw Daahir, dibu dajinta Axmed Cabdi Kaahin, arrimaha bulshada Maxamuud Axmed Garaad iyo wasiir ku xigeenada.

· abdi on September 12 2013 · Read More · 807 Reads ·Print

Xisbiga UCID Oo Ka Hadlay Sababta Shirkaddii Sahaminta Shidaalku Dalka Uga Baxday Iyo Musuqmaasuqa.

Hargeysa(Hargeysa Online)Xoghayaha Warfaafinta Xisbiga UCID Yuusuf Kayse Cabdilaahi ayaa ku tilmaamay sababaha ay shirkadii sahaminta shidaalku Genel Energy ay dalka uga baxday ay tahay sababta ugu weyni xubno wasiiro ah.

· abdi on September 12 2013 · Read More · 885 Reads ·Print

Somaliland is today more stronger than ever before to endure any threat or thwarting from the Failed State of Somalia.

The independence and sovereignty of the Somaliland Republic are sacred and non-negotiable. The people of the Somaliland Republic will never ever make another historic and costly mistake.

· xaaji on September 11 2013 · Read More · 1347 Reads ·Print

Lacag Bedelkii Ceerigaabo Oo Wakhti Dheeraad Ah Lagu Daray, Dad Lagu Xidh-Xidhay Isticmaalka Shiling Somaliga.

Ceerigaabo(Hargeysa Online)Magaalada Ceerigaabo wali waxa ka socda hawl-gal lagu bedelayo lacagta shilin somaliga ah ee gobolka Sanaag laga isticmaali jiray, taasoo maalintii khamiista si rasmiya Bangiga dhexe ee Somaliland u bilaabay qorshe 48 saacadood lagaga bedelayo.

· xaaji on September 08 2013 · Read More · 1078 Reads ·Print

Taliye Ku Xigeenka Bileyska Iyo Guddoomiyaha Laas-Geel Oo Ka Hadlay Baadhitaano Ay Ku Sameeyeen Falal Budhcadnimo.

Hargeysa(Hargeysa Online)Taliye Ku xigeenka Koowaad ee Ciidanka Bileyska Somaliland Sareeye Guuto C/raxmaan Liibaan Axmed (Fooxle) oo isagu socdaal ku tagay Magaaladda Dacar-budhuq ayaa deedefeeyey warar sheegaya in Dooxaas ay ka samaysmeen.

· xaaji on September 08 2013 · Read More · 1069 Reads ·Print

Laba gabdhood oo Soomaali ah oo ku dhaawacmay qarax ka dhacay Masar.

Laba gabdhood oo Soomaali ah ayaa waxaa la sheegay inay ka mid ahaayeen dadka ku dhaawacmay qarax lala beegsaday wasiirka arimaha gudaha ee dalkaas Masar.

· abdi on September 08 2013 · Read More · 1192 Reads ·Print

Tayaynta jaamacaduhu waa udub dhexaadka horumarka.

Jaamacaduhu waa runkunka ugu weyn ee ay bulsho leedahay waana saldhiga ilbaxnimada iyo xadaaradaha kala duwan ee ay ummadaas laga dheehan karo waa goobta kobcisa,barbaarisa hogaankanna u qabata halyayada ummadaasi usoo kacayaa. Waa meesha ay kasoo  burqato aqoonta iyo waaya aragnimadda waa goobta cidhibtirta jahliga.

· abdi on September 08 2013 · Read More · 1354 Reads ·Print

A Competent & Committed Minister who breathe new life into Somaliland’s Quest for Recognition.

At the moment, the world attention is pretty much focussed on the beleaguered, rudderless and undemocratic government of Somalia in one hand. On the other hand, the universal rights of the people of Somaliland for self-determination and statehood have been systematically ignored.

· xaaji on September 06 2013 · Read More · 1461 Reads ·Print

listen_live.jpg

Wareysi Gaar ah Yaasiin dhagacade oo ka baxay Kulmiye kuna biirey Wadani.

engkamaa554l.jpg

Somali Stock Market iyo arimo sir ah oo aad isticmaali doonto.

engkamaal2222wwww.jpg

Been abuurka Social mediaha iyo arimo kale.

engkamaal22.jpg

Doorashada Golaha Wakiilada Somaliland -Wareysi Garyaqaan ( Abdilaahi nur Hassan)

abdilaahiwkw.jpg

Dacwadaha Dhulka laysku qabsado ee Somaliland ( by Garyaqaan Abdilaahi Hassan)

dacwadadhulka.jpg

Trump 2nd Impeachment.

engkamaal_3.jpg

Dood Ku saabsan Doorashada Waranka Mareykanka iyo Trump oo guuldareystay.

engkamaal_4.jpg

Wareysi Gaar Ah aanu ka qaadnay Wakiilka Somaliland u jooga Wadanka Mareykanka

bbxcbxcbxb.jpg

Warbixin ku saabsan Duuliye Fuaad yusuf ali iyo arimokale.

engkamaal_mohamed2020.jpg

 

More Programs>>>>

Table '.\hargeysa2\fusion251z7_captcha' is marked as crashed and should be repaired