Username Password | Register | Lost password
Ogeysiis
Hargeysa Online Waxaad ka daawataa Videos Dooda ah iyo kuwa Aqooneed goor kaste iyo Markaste Fadlan hadii aad heyso wax talo iyo Tusaale ah inooga soo dir Email  HargeysaOnline.Net@gmail.com

Fanaaniinta Minneapolis iyo 18 may.

fanaaniinminnesota.jpg

Serverada Hargeysa Online uu Ruushku u soo dhacey.

engkamaalhosting1.jpg

 

Ruwaayado Xasuus Mudan.

Xaaskayga Araweelo.

323925-my-wife-araweelo-0-230-0-345-crop.jpg

  Rajo

rajo2ol2.jpg

fadfdas.jpg

x_cxczc.jpg

sdgtw.jpg

kbkggg.jpg

Welcome Hargeysa Online 24Hrs News Updates....

Xukuumada Somaliland oo ka hadashay mudaharaadkii saaka ka dhacay Hargaysa.

Xukuumada Somaliland ayaa sharci daro ku tilmaantay mudahaaraadkii ay saaka Hargaysa ka dhigeen axsaabta mucaaradku.

· ifraax on June 09 2022 · Read More · 351 Reads ·Print

Xasan Sheekh Maxamuud oo si rasmi ah loogu caleema saaray madaxweynaha 10-aad ee Jamhuuriyadda Soomaaliya

Waxaa goordhaw si rasmi ah usoo gabagaboobay xaflada caleema saarka madaxweynaha 10-aad ee Jamhuuriyadda Fedaraalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud.

· ifraax on June 09 2022 · Read More · 287 Reads ·Print

Madaxweyne Biixi Ma waxaanu u dagaalanay in aanu hogaamiyayaal noqono?

Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi, ayaa ka jawaabay su'aalo la xidhiidha nabada, dhaqaalaha iyo dimuquraadiyada oo lagu waydiiyay shirka caalamiga ah.

· abdi on June 06 2022 · Read More · 212 Reads ·Print

Madaxweyne Xasan Sheikh Alshabab waa inaan ka riixno dhulka ay ku sugan yihiin.

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheikh Maxamuud oo wareysi Muqdisho ku siiyay wargeyska caanka ah ee The Economist ayaa sheegay in Al-Shabaab.

· abdi on June 06 2022 · Read More · 359 Reads ·Print

Waxa cad in madaxweyne Muuse uu go'aansaday in aanu kursiga ka dagin.

Xisbiga mucaaradka Somaliland ee UCID, ayaa madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi, ku eedeeyay in uu qorshaystay in aanu doorasho qaban, waxaanu ugu baaqay in uu is casilo.

· abdi on June 06 2022 · Read More · 341 Reads ·Print

Haweenay la weysanaa muddo maalmo oo maydkeeda laga helay Boosaneer.

Ciidamada nabad sugida koonfur Galbeed ayaa haweeney lagu magacaabo Aamino Maxamuud waxay meydkeeda kasoo saareen Suuliga xaafad ka tirsan magaalada Baydhaba ee gobolka Baay.

· abdi on June 06 2022 · Read More · 291 Reads ·Print

Yaa ka mas uul ahaa duulaankii lagu xasuuqay ISAAQ , maxayse ahayd sababta loogu duulay?

Duullaankii lagu xasuuqay dadka Isaaqa waxaa qaaday oo ka mas’uul ahaa Beesha Daarood oo xilligaas haysay daabka mindida dawladnimada Somaliyeed.

· ifraax on January 28 2022 · Read More · 485 Reads ·Print

Al-shabaab oo dishay taliyihii guutada 13-aad ee Ciidanka Xoogga Dalka.

Taliyihii guutada 13-aad ee Ciidanka Xoogga Dalka Gaashaanle Dhexe Cali Maxamed Soocadde iyo saddex askari oo kale ayaa ku dhintay dagaal u dhexeeyay ciidamada dowladda.

· ifraax on January 10 2022 · Read More · 343 Reads ·Print

Waxan diyaar u ahay in aanan aqbalin arrin sharci darro ah qiima kasta oo ay tagayso.

Musharaxa madaxweynaha xisbiga Waddani Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi Cirro, ayaa sheegay in aanu marnaba aqbalaynin qorshe uu sheegay in xukuumadu wadato.

· ifraax on January 09 2022 · Read More · 502 Reads ·Print

Shirkii Golaha Wadatashiga Qaranka oo goordhaw laga soo saaray War murtiyeed.

Madaxda Golaha Wadatashiga Qaranka ayaa goordhaw si rasmi ah u soo gabagabeeyay shirkii uga socday magaalada Muqdisho lixdii maalmood ee lasoo dhaafay.

· ifraax on January 08 2022 · Read More · 238 Reads ·Print

Xukuumada Somaliland oo ku dhawaaqday furista ururada siyaasada.

Wasiirka warfaafinta Somaliland Saleebaan Yuusuf Cali Koore oo warbaahinta kula hadlay caasimada Hargaysa, ayaa si rasmi ah ugu dhawaaqay.

· abdi on December 13 2021 · Read More · 242 Reads ·Print

Maxaa kasoo baxay kulankii dhexmaray raysal wasaaraha iyo midowga musharraxiinta.

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya, Maxamed Xuseen Rooble, ayaa maanta kulan la qaatay golaha midowga Midowga Musharraxiinta.

· ifraax on November 28 2021 · Read More · 298 Reads ·Print

Nin Somali ah oo lagu dilay dalka Koofur Afrika.

Kooxo hubeysan oo burcad Koofur Afrikaan ah ayaa muwaadin Soomaaliyeed oo dalkaasi u tagay howlo ganacsi waxay ku dileen goobtiisii ganacsi.

· ifraax on November 16 2021 · Read More · 257 Reads ·Print

Xisbiga Kulmiye oo wasiiro ka tirsana xukuumadii Siilaanyo ku eedeeyay in ay sir qaran faafiyeen.

Xisbiga talada Somaliland haya ee Kulmiye ayaa wasiiradii hore ee madaxtooyada Somaliland ku eedeeyay in ay iyagu faafiyeen waraaqo baraha bulshada lagu baahiyay.

· ifraax on November 16 2021 · Read More · 355 Reads ·Print

Axmed Madoobe oo soo saaray liis murashaxiin Aqalka Sare ah.

Madaxweynaha Jubaland Axmed Maxamed Islaam ayaa saaka soo saaray liiska murashaxiinta u tartameeysa afar kursi oo ka mid ah Aqalka Sare..

· abdi on October 20 2021 · Read More · 263 Reads ·Print

Wasiirka Amniga Galmudug Axmed Macallin Fiqi oo is-casilay.

Wasiirka Amniga Galmudug Axmed Macallin Fiqi ayaa sheegay inuu iscasilay kadib markii isaga iyo madaxweyne Qoor Qoor ay isku khilaafeen arrinta Ahlu-Sunna.

· abdi on October 08 2021 · Read More · 344 Reads ·Print

Somalidu Ma wadaagto dalalka iyo dawladaha.

Dad badan oo Somaliyeed ayaa waxay aaminsanyihiin ama qabaan in Somalidu aanay kala lahayn dalalka iyo dawladaha oo haddii qofku Somali.

· ifraax on October 08 2021 · Read More · 378 Reads ·Print

Why i oppose reunion but fight for Somalia.

My name is Ibrahim Hassan Gagale hailing from Somaliland. I strongly oppose any reunion with Somalia because unity has no value in Africa.

· ifraax on October 08 2021 · Read More · 297 Reads ·Print

Suldaan dhaawacay xildhibaan ka tirsan Golaha Wakiilada Somaliland.

Suldan Saleebaan Boqor Cismaan oo kamid ah, madax dhaqameedka Somaliland ayaa dhaawac madaxa ah gaadhsiiyay, xildhibaan Nuur Guruuje oo ah.

· abdi on September 29 2021 · Read More · 254 Reads ·Print

Rooble oo u hambalyeeyay Senatarada maanta lagu doortay magaalada Muqdisho.

Raysal wasaaraha Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa fariin hambalyo ah u diray lix ka mid ah Senatarada Aqalka sare ee Baarlamaanka.

· abdi on September 29 2021 · Read More · 350 Reads ·Print

Raysal wasaaraha Soomaaliya oo kulan la qaatay Midowga Musharaxiinta Madaxweynaha.

Raysal wasaaraha Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa maanta kulan kula qaatay magaalada Muqdisho.

· abdi on September 14 2021 · Read More · 420 Reads ·Print

My scholary and technical advice to mayor mooge and his deputy khadar to find $1 billion to comstruct 500KMs advanced road network.

I am hereby dispatching my honest technical advice on mobilising resources to carry out the heavy-duty waiting you ahead as the people in Hargeisa.

· ifraax on September 13 2021 · Read More · 362 Reads ·Print

listen_live.jpg

Wareysi Gaar ah Yaasiin dhagacade oo ka baxay Kulmiye kuna biirey Wadani.

engkamaa554l.jpg

Somali Stock Market iyo arimo sir ah oo aad isticmaali doonto.

engkamaal2222wwww.jpg

Been abuurka Social mediaha iyo arimo kale.

engkamaal22.jpg

Doorashada Golaha Wakiilada Somaliland -Wareysi Garyaqaan ( Abdilaahi nur Hassan)

abdilaahiwkw.jpg

Dacwadaha Dhulka laysku qabsado ee Somaliland ( by Garyaqaan Abdilaahi Hassan)

dacwadadhulka.jpg

Trump 2nd Impeachment.

engkamaal_3.jpg

Dood Ku saabsan Doorashada Waranka Mareykanka iyo Trump oo guuldareystay.

engkamaal_4.jpg

Wareysi Gaar Ah aanu ka qaadnay Wakiilka Somaliland u jooga Wadanka Mareykanka

bbxcbxcbxb.jpg

Warbixin ku saabsan Duuliye Fuaad yusuf ali iyo arimokale.

engkamaal_mohamed2020.jpg

 

More Programs>>>>