Username Password | Register | Lost password
Ogeysiis
Hargeysa Online Waxaad ka daawataa Videos Dooda ah iyo kuwa Aqooneed goor kaste iyo Markaste Fadlan hadii aad heyso wax talo iyo Tusaale ah inooga soo dir Email  HargeysaOnline.Net@gmail.com

Fanaaniinta Minneapolis iyo 18 may.

fanaaniinminnesota.jpg

Serverada Hargeysa Online uu Ruushku u soo dhacey.

engkamaalhosting1.jpg

 

Ruwaayado Xasuus Mudan.

Xaaskayga Araweelo.

323925-my-wife-araweelo-0-230-0-345-crop.jpg

  Rajo

rajo2ol2.jpg

fadfdas.jpg

x_cxczc.jpg

sdgtw.jpg

kbkggg.jpg

Welcome Hargeysa Online 24Hrs News Updates....

Muslim Pro oo lagu eedeeyey inuu xogta dadka isticmaala ka iibiyey ciidanka Mareykanka.

Dadka Faransiiska ah ee isticmaala app-ka salaadda ee Muslim Pro, ayaa maxkamad la koraya shirkadda maamusha.

· abdi on November 25 2020 · Read More · 359 Reads ·Print

Abiy Ahmed oo xubno sare eryey xilli dagaalka uu sii xoogeystay.

Ra’iisul Wsaaraaha Ethiopia Abiy Ahmed ayaa xilalka ka qaaday taliyihii ciidamada, madaxii sirdoonka iyo wasiirkii arrimaha dibedda.

· abdi on November 09 2020 · Read More · 339 Reads ·Print

Joe Biden oo ku Guuleystay Madaxtinimada Mareykanka.

Musharraxii xisbiga Dimuquraadiga, Madaxweyne ku xigeenkii hore Joe Biden, ayaa loo saadaaliyay inuu ku guuleysanayo doorashada Madaxtinimada Mareykanka.

· abdi on November 08 2020 · Read More · 406 Reads ·Print

DHAQAN SOMALI IYO BEESHA MAREEXAAN.

Taariikhdu ma duugowdo lamana illaaawo, xumaan iyo wanaagba. Qormadan kooban waxaan maanta su’aalo taariikheed ku weydiinaya Beesha Mareexaan.

· ifraax on October 04 2020 · Read More · 807 Reads ·Print

Raysal Wasaaraha Soomaaliya oo ku dhawaaqay dhaqan galinta heshiiska doorashada.

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa soo saaray Faafinta iyo dhaqangalinta Heshiiskii Siyaasadeed ee Doorashooyinka 2020-2021.

· ifraax on October 04 2020 · Read More · 432 Reads ·Print

Xasan Shiikh oo Muqdisho kula kulmay Madaxweynaha Puntalnd.

Madaxweynahii hore ee Soomaaliya Xasan Shiikh Maxamuud,  hoggaamiyaha Xisbiga Wadajir Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame.

· abdi on September 02 2020 · Read More · 480 Reads ·Print

Qaramada Midoobay oo kulan heer sare ah u qabanaysa madaxda dowlad federalka.

Qaramada Midoobay ayaa shaacisay inay kulan heer sare ah u qabandoonto Madaxda Dowlad Goboleedyada iyo Dowladda federalka Soomaaliya.

· abdi on September 02 2020 · Read More · 548 Reads ·Print

Somaliland oo diiday in ay Hargeysa yimaadaan Odayaal reer Muqdisho ah

Nabadoon Maxamed Xasan Xaad iyo wafdi odayaal ah oo maanta lagu waday inay u safraan magaalada Hargeysa.

· abdi on August 30 2020 · Read More · 446 Reads ·Print

Madaxweynaha Puntland oo kulan la qaatay golihiisa wasiiradda.

Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni oo uu wehliyo ku xigeenkiisa Axmed Karaash, ayaa maanta xarunta madaxtooyada ee Garowe.

· ifraax on August 24 2020 · Read More · 428 Reads ·Print

Shirkii Dhuusamareeb 3 oo lagu heshiiyay qabashada doorasho dadban.

Shirkii Dhuusamareeb Seddax ayaa waxaa laga soo saarey warmurtiyeed ku aaddan nooca doorasho ee la qaadanayo.

· ifraax on August 21 2020 · Read More · 405 Reads ·Print

Burcad badeed Soomaali ah oo sii daaysay dad muddo ay heysteen.

Kooxo burcad badeed Soomaali ah ayaa sii daayay seddex ruux oo u dhashay dalka Iiraan oo ay Af-duubteen sanadkii 2015-dii, sida lagasoo xigtay sargaal sare.

· ifraax on August 21 2020 · Read More · 443 Reads ·Print

Warsaxaafadeed ka soo baxay odayaasha musdambeedka kuna saabsan aroos wadareedka 30 reer ah ee shirkadda telesom.

Warsaxaafadeed ka soo baxay odayaasha musdambeedka ee deggen carriga  kuna saabsan aroos wadareedka 30 reer ah shirkadda  telesom ee islaamka ah.

· abdi on August 15 2020 · Read More · 434 Reads ·Print

Jaamacadda Carabta oo sheegtay iney sii kordhineyso taageerada Somaliya.

Xoghaya guud ee Jaamacadda Carabta Axmed Abuu Qayd iyo madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo ku wada hadlay Khadka taleefanka.

· xaaji on August 15 2020 · Read More · 400 Reads ·Print

Soomaaliya oo dib u furtay duulimaadyada caalamiga ah.

Mas'uuliyiinta dowladda Soomaaliya ayaa sheegay inay rasmi ahaan furan tahay hawada Soomaaliya islamarkaana dib loo billaabayo duulimaadyadii caalamka.

· xaaji on August 03 2020 · Read More · 491 Reads ·Print

Qarax is-miidaamin ah oo ka dhacay magaalada Muqdisho.

Qarax is-miidaamin ahaa ayaa maanta ka dhacay magaaada Mqudisho ee caasimadda Soomaaliya, halkaasi oo khasaare kala duwan uu ka dhashay.

· xaaji on August 03 2020 · Read More · 424 Reads ·Print

Trump oo soo jeediyey in dib loo dhigo doorashada Mareykanka.

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa maanta soo jeediyey fikrad uu ku doonayo in dib loogu dhigo doorashada madaxweynaha Mareykanka ee dhaceysa..

· ifraax on July 31 2020 · Read More · 485 Reads ·Print

Soomaaliya oo sheegtay xilliga dib loo furayo duulimaadyada caalamiga ah.

Dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay inay dib u fureyso duulimaadyada caalamiga ah iyo dhammaan adeegyadii kale ee bartamihii bishii March loo joojiyey..

· ifraax on July 31 2020 · Read More · 360 Reads ·Print

Guddoomiyaha Baarlamanka oo sheegay in Hasan Ali Khayre lagala laabtay kalsoonida

Guddoomiyaha Baarlamanka Jamhuuriyadda Fadaraalka ah ee Soomaaliya Maxamed Mursal Shiikh Cabdiraxmaan ayaa waxa uu sheegay in xukuumadda uu hoggaamiyo.

· abdi on July 26 2020 · Read More · 501 Reads ·Print

Mahdi Guuleed oo loo Magacaabay Ra'isulwasaare KMG ah.

Wareegto ka soo baxday Madaxtooyada Soomaaliya ayuu Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo uu ra'isulwasaare si kumeel gaar ah ugu magacaabay Mahdi Maxamed Guuleed.

· abdi on July 26 2020 · Read More · 368 Reads ·Print

Iskashiga Dhaqaale ee Somaliland iyo Taiwan.

Waxa ugu mihiimsan ee Ictiraafku Somaliland kala maqanyahay waa maal-gashi calamiya. Mal-gashi labada dhinacba ka faa’iidi karan.

· ifraax on July 24 2020 · Read More · 391 Reads ·Print

Hayada NRC oo noqotay xarunta musuqa qabyaalada,burburinta Horumarka iyo niyadjabinta muwaadiniinta.

Waxaan idiin sheegayaa wax dadka badankiisu ka wada dharagsan  yahay ayaan inta aan ogayn iyo inta madmadow kaga jiroba u iftiiminayaa.

· ifraax on July 21 2020 · Read More · 453 Reads ·Print

Madaxda maamul Goboleedyada oo ka hadlay kulankii ay la yeesheen madaxweyne Farmaajo.

Xafiisyada dhinaca warfaafinta u qaabilsan madaxda maamul Goboleedyada Soomaaliya ayaa warbixinno ay soo saareen waxay kaga hadleen.

· abdi on July 21 2020 · Read More · 563 Reads ·Print

listen_live.jpg

Wareysi Gaar ah Yaasiin dhagacade oo ka baxay Kulmiye kuna biirey Wadani.

engkamaa554l.jpg

Somali Stock Market iyo arimo sir ah oo aad isticmaali doonto.

engkamaal2222wwww.jpg

Been abuurka Social mediaha iyo arimo kale.

engkamaal22.jpg

Doorashada Golaha Wakiilada Somaliland -Wareysi Garyaqaan ( Abdilaahi nur Hassan)

abdilaahiwkw.jpg

Dacwadaha Dhulka laysku qabsado ee Somaliland ( by Garyaqaan Abdilaahi Hassan)

dacwadadhulka.jpg

Trump 2nd Impeachment.

engkamaal_3.jpg

Dood Ku saabsan Doorashada Waranka Mareykanka iyo Trump oo guuldareystay.

engkamaal_4.jpg

Wareysi Gaar Ah aanu ka qaadnay Wakiilka Somaliland u jooga Wadanka Mareykanka

bbxcbxcbxb.jpg

Warbixin ku saabsan Duuliye Fuaad yusuf ali iyo arimokale.

engkamaal_mohamed2020.jpg

 

More Programs>>>>