Username Password | Register | Lost password
Ogeysiis
Hargeysa Online Waxaad ka daawataa Videos Dooda ah iyo kuwa Aqooneed goor kaste iyo Markaste Fadlan hadii aad heyso wax talo iyo Tusaale ah inooga soo dir Email  HargeysaOnline.Net@gmail.com

Fanaaniinta Minneapolis iyo 18 may.

fanaaniinminnesota.jpg

Serverada Hargeysa Online uu Ruushku u soo dhacey.

engkamaalhosting1.jpg

 

Ruwaayado Xasuus Mudan.

Xaaskayga Araweelo.

323925-my-wife-araweelo-0-230-0-345-crop.jpg

  Rajo

rajo2ol2.jpg

fadfdas.jpg

x_cxczc.jpg

sdgtw.jpg

kbkggg.jpg

Welcome Hargeysa Online 24Hrs News Updates....

Qaramada Midoobay oo kulan heer sare ah u qabanaysa madaxda dowlad federalka.

Qaramada Midoobay ayaa shaacisay inay kulan heer sare ah u qabandoonto Madaxda Dowlad Goboleedyada iyo Dowladda federalka Soomaaliya.

· abdi on September 02 2020 · Read More · 542 Reads ·Print

Somaliland oo diiday in ay Hargeysa yimaadaan Odayaal reer Muqdisho ah

Nabadoon Maxamed Xasan Xaad iyo wafdi odayaal ah oo maanta lagu waday inay u safraan magaalada Hargeysa.

· abdi on August 30 2020 · Read More · 436 Reads ·Print

Madaxweynaha Puntland oo kulan la qaatay golihiisa wasiiradda.

Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni oo uu wehliyo ku xigeenkiisa Axmed Karaash, ayaa maanta xarunta madaxtooyada ee Garowe.

· ifraax on August 24 2020 · Read More · 425 Reads ·Print

Shirkii Dhuusamareeb 3 oo lagu heshiiyay qabashada doorasho dadban.

Shirkii Dhuusamareeb Seddax ayaa waxaa laga soo saarey warmurtiyeed ku aaddan nooca doorasho ee la qaadanayo.

· ifraax on August 21 2020 · Read More · 400 Reads ·Print

Burcad badeed Soomaali ah oo sii daaysay dad muddo ay heysteen.

Kooxo burcad badeed Soomaali ah ayaa sii daayay seddex ruux oo u dhashay dalka Iiraan oo ay Af-duubteen sanadkii 2015-dii, sida lagasoo xigtay sargaal sare.

· ifraax on August 21 2020 · Read More · 438 Reads ·Print

Warsaxaafadeed ka soo baxay odayaasha musdambeedka kuna saabsan aroos wadareedka 30 reer ah ee shirkadda telesom.

Warsaxaafadeed ka soo baxay odayaasha musdambeedka ee deggen carriga  kuna saabsan aroos wadareedka 30 reer ah shirkadda  telesom ee islaamka ah.

· abdi on August 15 2020 · Read More · 428 Reads ·Print

Jaamacadda Carabta oo sheegtay iney sii kordhineyso taageerada Somaliya.

Xoghaya guud ee Jaamacadda Carabta Axmed Abuu Qayd iyo madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo ku wada hadlay Khadka taleefanka.

· xaaji on August 15 2020 · Read More · 394 Reads ·Print

Soomaaliya oo dib u furtay duulimaadyada caalamiga ah.

Mas'uuliyiinta dowladda Soomaaliya ayaa sheegay inay rasmi ahaan furan tahay hawada Soomaaliya islamarkaana dib loo billaabayo duulimaadyadii caalamka.

· xaaji on August 03 2020 · Read More · 483 Reads ·Print

Qarax is-miidaamin ah oo ka dhacay magaalada Muqdisho.

Qarax is-miidaamin ahaa ayaa maanta ka dhacay magaaada Mqudisho ee caasimadda Soomaaliya, halkaasi oo khasaare kala duwan uu ka dhashay.

· xaaji on August 03 2020 · Read More · 418 Reads ·Print

Trump oo soo jeediyey in dib loo dhigo doorashada Mareykanka.

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa maanta soo jeediyey fikrad uu ku doonayo in dib loogu dhigo doorashada madaxweynaha Mareykanka ee dhaceysa..

· ifraax on July 31 2020 · Read More · 479 Reads ·Print

Soomaaliya oo sheegtay xilliga dib loo furayo duulimaadyada caalamiga ah.

Dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay inay dib u fureyso duulimaadyada caalamiga ah iyo dhammaan adeegyadii kale ee bartamihii bishii March loo joojiyey..

· ifraax on July 31 2020 · Read More · 358 Reads ·Print

Guddoomiyaha Baarlamanka oo sheegay in Hasan Ali Khayre lagala laabtay kalsoonida

Guddoomiyaha Baarlamanka Jamhuuriyadda Fadaraalka ah ee Soomaaliya Maxamed Mursal Shiikh Cabdiraxmaan ayaa waxa uu sheegay in xukuumadda uu hoggaamiyo.

· abdi on July 26 2020 · Read More · 497 Reads ·Print

Mahdi Guuleed oo loo Magacaabay Ra'isulwasaare KMG ah.

Wareegto ka soo baxday Madaxtooyada Soomaaliya ayuu Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo uu ra'isulwasaare si kumeel gaar ah ugu magacaabay Mahdi Maxamed Guuleed.

· abdi on July 26 2020 · Read More · 365 Reads ·Print

Iskashiga Dhaqaale ee Somaliland iyo Taiwan.

Waxa ugu mihiimsan ee Ictiraafku Somaliland kala maqanyahay waa maal-gashi calamiya. Mal-gashi labada dhinacba ka faa’iidi karan.

· ifraax on July 24 2020 · Read More · 387 Reads ·Print

Hayada NRC oo noqotay xarunta musuqa qabyaalada,burburinta Horumarka iyo niyadjabinta muwaadiniinta.

Waxaan idiin sheegayaa wax dadka badankiisu ka wada dharagsan  yahay ayaan inta aan ogayn iyo inta madmadow kaga jiroba u iftiiminayaa.

· ifraax on July 21 2020 · Read More · 450 Reads ·Print

Madaxda maamul Goboleedyada oo ka hadlay kulankii ay la yeesheen madaxweyne Farmaajo.

Xafiisyada dhinaca warfaafinta u qaabilsan madaxda maamul Goboleedyada Soomaaliya ayaa warbixinno ay soo saareen waxay kaga hadleen.

· abdi on July 21 2020 · Read More · 561 Reads ·Print

Aqal Ku Soo dumey xaafada xamarweyne oo la raadinayo dadkii deganaa.

Guri dabaq ah oo ka koobnaa seddex biyaano, kuna yaallay degmada Xamar weyne ee Gobolka Banaadir ayaa ku dumay qoysaskii ku noolaa. 

· abdi on July 21 2020 · Read More · 371 Reads ·Print

Who Can participate in the talks between Somaliland and Somalia?

The talks are between Somaliland and Somalia only for sharing the failed union of 1960. Talks are not between Somaliland and Somalia.

· ifraax on July 19 2020 · Read More · 374 Reads ·Print

Dagal-Qabow oo dib uga curtay dalka shiinaha iyo somaliland labada garab la safatay.

Qoralkani waxaan doonaya in aan kaga hadlo xidhiidhka Somaliland iyo Taywan, iyo sida labada dhinacba uga faa’idi lahaayeen.

· ifraax on July 19 2020 · Read More · 418 Reads ·Print

Bandow Lagu soo rogay xaafad ay Soomaalida ka degen tahay Magaalada Melbourne ee Australia.

Australia ayaa bandow habeen iyo maalin ah kusoo rogtay qeybo katirsan magaalada ugu weyn dalkaas ee Melbourne oo ayku  nool yihiin Soomaalida badan oo qaxooti ah.

· ifraax on July 08 2020 · Read More · 500 Reads ·Print

Gabar Soomaali ah oo xadgudub loogu gaystay Starbucks ku yaalla Minnesota

Gabar Soomaali ah oo deggan gobalka Minnesota ee dalka Mareykanka ayaa magaca Kooxda ISIS loogu qoray cabitaan ay ka dalbatay maqaayadda Starbucks.

· ifraax on July 08 2020 · Read More · 610 Reads ·Print

Dooda Barlamanka (Parliament-ka) Gambia ee qadiyada Somaliland.

Marka hore waxaan xukuumada Somaliland ugu hanbalyaynayaa guusha ay ka soo hoysay arimaha dibada, khasatan xidhiidhka iskashiga Somaliland iyo Twain.

· abdi on July 07 2020 · Read More · 417 Reads ·Print

listen_live.jpg

Wareysi Gaar ah Yaasiin dhagacade oo ka baxay Kulmiye kuna biirey Wadani.

engkamaa554l.jpg

Somali Stock Market iyo arimo sir ah oo aad isticmaali doonto.

engkamaal2222wwww.jpg

Been abuurka Social mediaha iyo arimo kale.

engkamaal22.jpg

Doorashada Golaha Wakiilada Somaliland -Wareysi Garyaqaan ( Abdilaahi nur Hassan)

abdilaahiwkw.jpg

Dacwadaha Dhulka laysku qabsado ee Somaliland ( by Garyaqaan Abdilaahi Hassan)

dacwadadhulka.jpg

Trump 2nd Impeachment.

engkamaal_3.jpg

Dood Ku saabsan Doorashada Waranka Mareykanka iyo Trump oo guuldareystay.

engkamaal_4.jpg

Wareysi Gaar Ah aanu ka qaadnay Wakiilka Somaliland u jooga Wadanka Mareykanka

bbxcbxcbxb.jpg

Warbixin ku saabsan Duuliye Fuaad yusuf ali iyo arimokale.

engkamaal_mohamed2020.jpg

 

More Programs>>>>

Table '.\hargeysa2\fusion251z7_captcha' is marked as crashed and should be repaired