Username Password | Register | Lost password
Ogeysiis
Hargeysa Online Waxaad ka daawataa Videos Dooda ah iyo kuwa Aqooneed goor kaste iyo Markaste Fadlan hadii aad heyso wax talo iyo Tusaale ah inooga soo dir Email  HargeysaOnline.Net@gmail.com

Fanaaniinta Minneapolis iyo 18 may.

fanaaniinminnesota.jpg

Serverada Hargeysa Online uu Ruushku u soo dhacey.

engkamaalhosting1.jpg

 

Ruwaayado Xasuus Mudan.

Xaaskayga Araweelo.

323925-my-wife-araweelo-0-230-0-345-crop.jpg

  Rajo

rajo2ol2.jpg

fadfdas.jpg

x_cxczc.jpg

sdgtw.jpg

kbkggg.jpg

Welcome Hargeysa Online 24Hrs News Updates....

Mahdi Guuleed oo loo Magacaabay Ra'isulwasaare KMG ah.

Wareegto ka soo baxday Madaxtooyada Soomaaliya ayuu Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo uu ra'isulwasaare si kumeel gaar ah ugu magacaabay Mahdi Maxamed Guuleed.

· abdi on July 26 2020 · Read More · 368 Reads ·Print

Iskashiga Dhaqaale ee Somaliland iyo Taiwan.

Waxa ugu mihiimsan ee Ictiraafku Somaliland kala maqanyahay waa maal-gashi calamiya. Mal-gashi labada dhinacba ka faa’iidi karan.

· ifraax on July 24 2020 · Read More · 391 Reads ·Print

Hayada NRC oo noqotay xarunta musuqa qabyaalada,burburinta Horumarka iyo niyadjabinta muwaadiniinta.

Waxaan idiin sheegayaa wax dadka badankiisu ka wada dharagsan  yahay ayaan inta aan ogayn iyo inta madmadow kaga jiroba u iftiiminayaa.

· ifraax on July 21 2020 · Read More · 453 Reads ·Print

Madaxda maamul Goboleedyada oo ka hadlay kulankii ay la yeesheen madaxweyne Farmaajo.

Xafiisyada dhinaca warfaafinta u qaabilsan madaxda maamul Goboleedyada Soomaaliya ayaa warbixinno ay soo saareen waxay kaga hadleen.

· abdi on July 21 2020 · Read More · 563 Reads ·Print

Aqal Ku Soo dumey xaafada xamarweyne oo la raadinayo dadkii deganaa.

Guri dabaq ah oo ka koobnaa seddex biyaano, kuna yaallay degmada Xamar weyne ee Gobolka Banaadir ayaa ku dumay qoysaskii ku noolaa. 

· abdi on July 21 2020 · Read More · 373 Reads ·Print

Who Can participate in the talks between Somaliland and Somalia?

The talks are between Somaliland and Somalia only for sharing the failed union of 1960. Talks are not between Somaliland and Somalia.

· ifraax on July 19 2020 · Read More · 376 Reads ·Print

Dagal-Qabow oo dib uga curtay dalka shiinaha iyo somaliland labada garab la safatay.

Qoralkani waxaan doonaya in aan kaga hadlo xidhiidhka Somaliland iyo Taywan, iyo sida labada dhinacba uga faa’idi lahaayeen.

· ifraax on July 19 2020 · Read More · 420 Reads ·Print

Bandow Lagu soo rogay xaafad ay Soomaalida ka degen tahay Magaalada Melbourne ee Australia.

Australia ayaa bandow habeen iyo maalin ah kusoo rogtay qeybo katirsan magaalada ugu weyn dalkaas ee Melbourne oo ayku  nool yihiin Soomaalida badan oo qaxooti ah.

· ifraax on July 08 2020 · Read More · 502 Reads ·Print

Gabar Soomaali ah oo xadgudub loogu gaystay Starbucks ku yaalla Minnesota

Gabar Soomaali ah oo deggan gobalka Minnesota ee dalka Mareykanka ayaa magaca Kooxda ISIS loogu qoray cabitaan ay ka dalbatay maqaayadda Starbucks.

· ifraax on July 08 2020 · Read More · 618 Reads ·Print

Dooda Barlamanka (Parliament-ka) Gambia ee qadiyada Somaliland.

Marka hore waxaan xukuumada Somaliland ugu hanbalyaynayaa guusha ay ka soo hoysay arimaha dibada, khasatan xidhiidhka iskashiga Somaliland iyo Twain.

· abdi on July 07 2020 · Read More · 420 Reads ·Print

Somalidu Maxay ugu ducaysaa Qof dembiile ka ah xagga eebbe (Swt)

Suuradda An-Nisaa, Aayadda: 93, waxaa Eebbe (SWT) u ballanqaaday inuu Naarta Jahannama uu ku waarayo qofka kas ama ulakac nafta uga jara qof Muslim ah.

· abdi on July 07 2020 · Read More · 427 Reads ·Print

Masar: Ethiopia ma bilaabi doonto buuxinta biya-xireenkeeda.

Hogaamiyaasha Sudan, Ethiopia iyo Masar ayaa isku raacay in Ethiopia aysan bilaabi doonin buuxinta biyo xireenka ay ka dhistay wabiga Nile.

· abdi on June 27 2020 · Read More · 524 Reads ·Print

Madaxweyne Farmaajo oo faahfaahiyey wada-hadallada Somaliland.

Xalay waxa ay ku beegneyd 60-guurada markii Gobollada Waqooyi ee Soomaaliya ay xorriyadda ka qaateen gumeystihii Ingiriiska, calanka Soomaaliya..

· abdi on June 27 2020 · Read More · 466 Reads ·Print

The Dangerous Item in the Agreement With Somalia

The recent agreement between Somaliland and Somalia issued in Djibouti on June 22, 2020, the item allowing exchange of cultural, academic, sports and trade is dangerous.

· ifraax on June 26 2020 · Read More · 412 Reads ·Print

Trump oo hakiyey cunaqabateyn Shiinaha loo saari lahaa Muslimiinta Uighur.

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa hakiyey cunaqabateyn adag oo uu ku soo rogi lahaa saraakiil ka tirsan dowladda Shiinaha.

· ifraax on June 26 2020 · Read More · 454 Reads ·Print

Afrika Way toosaysaa ee goorma ayuu cimlaqani toosaya hadau toosto Somaliland Ma ka faa'idaysaa?

Professor Jagdish waxuu yidhi su’aash ay tahay in aynu is waydiina waxay tahay “YAA TOOSIN DOONA CIMLAQANI?”.

· abdi on June 26 2020 · Read More · 453 Reads ·Print

Soomaaliya oo diiday inay jawaab ka bixiso hadalkii xanafta lahaa ee Trump kasoo yeeray.

Wasaaradda arrimaha dibadda ee Soomaaliya ayaa sheegtay in aysan wax faallo ah ka bixin karin dhaleeceynta madaxweynaha Mareykanka Donald Trump.

· abdi on June 23 2020 · Read More · 460 Reads ·Print

Madaxweyne Farmaajo oo Zoom kula shiray madaxda maamul goboleedyada.

Warar aanu ka helanay ilo siyaasadeed ayaa sheegaya in madaxweynaha Soomaaliya iyo madaxda maamul goboleedyada ay maanta yeesheen kulankii.

· ifraax on June 22 2020 · Read More · 442 Reads ·Print

Somalia oo ictiraafkii lagala noqday.

Sanadkii 2012 waxa London lagu qabtay shirkii ugu horeeyay ay ku kulmeen dawlada Somaliland oo uu hogaaminayay Axmed Maxamed Maxamuud Siilanyo.

· ifraax on June 22 2020 · Read More · 476 Reads ·Print

Mareykanka oo Shiinaha kusoo rogay cunaqabteyn la xiriirta Muslimiinta Uighurs.

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa saxiixay sharci cunaqabateyn kusoo rogaya Shiinaha sababo la xiriira cadaadiska ay ku hayaan muslimiinta.

· abdi on June 19 2020 · Read More · 430 Reads ·Print

Raisul wasaaraha Somaliya Hassan ali kahyre oo tacsi u diray reerkii Mohamed baashe hassan

Waxaa tacsi u dirayaa ummadda Soomaaliyeed iyo qoyskii uu ka baxay Maxamed Baashe Xaaji Xasan.

· abdi on June 19 2020 · Read More · 377 Reads ·Print

Taariikh nololeedka AUN Marxuum Mohamed Baashe Xaaji Hassan.

Waxaa saaka iga nixiyey geerida saaxiibkay Maxamed Baashe Xaaji Xasan Diiriye Maxamed. Maanta oo ah June 18, 2020 ayuu hoygiisii rasmigga ahaa ku noqday.

· abdi on June 19 2020 · Read More · 573 Reads ·Print

listen_live.jpg

Wareysi Gaar ah Yaasiin dhagacade oo ka baxay Kulmiye kuna biirey Wadani.

engkamaa554l.jpg

Somali Stock Market iyo arimo sir ah oo aad isticmaali doonto.

engkamaal2222wwww.jpg

Been abuurka Social mediaha iyo arimo kale.

engkamaal22.jpg

Doorashada Golaha Wakiilada Somaliland -Wareysi Garyaqaan ( Abdilaahi nur Hassan)

abdilaahiwkw.jpg

Dacwadaha Dhulka laysku qabsado ee Somaliland ( by Garyaqaan Abdilaahi Hassan)

dacwadadhulka.jpg

Trump 2nd Impeachment.

engkamaal_3.jpg

Dood Ku saabsan Doorashada Waranka Mareykanka iyo Trump oo guuldareystay.

engkamaal_4.jpg

Wareysi Gaar Ah aanu ka qaadnay Wakiilka Somaliland u jooga Wadanka Mareykanka

bbxcbxcbxb.jpg

Warbixin ku saabsan Duuliye Fuaad yusuf ali iyo arimokale.

engkamaal_mohamed2020.jpg

 

More Programs>>>>

Table '.\hargeysa2\fusion251z7_captcha' is marked as crashed and should be repaired