Username Password | Register | Lost password
Ogeysiis
Hargeysa Online Waxaad ka daawataa Videos Dooda ah iyo kuwa Aqooneed goor kaste iyo Markaste Fadlan hadii aad heyso wax talo iyo Tusaale ah inooga soo dir Email  HargeysaOnline.Net@gmail.com

Fanaaniinta Minneapolis iyo 18 may.

fanaaniinminnesota.jpg

Serverada Hargeysa Online uu Ruushku u soo dhacey.

engkamaalhosting1.jpg

 

Ruwaayado Xasuus Mudan.

Xaaskayga Araweelo.

323925-my-wife-araweelo-0-230-0-345-crop.jpg

  Rajo

rajo2ol2.jpg

fadfdas.jpg

x_cxczc.jpg

sdgtw.jpg

kbkggg.jpg

Welcome Hargeysa Online 24Hrs News Updates....

Xafladda ay isugu yimaadeen cuqaal iyo waxgaradka beesha Ciidagale Oo Maanta Ka Dhacay Hargaysa

Waxaa Magaalada Hargaysa ka Dhacay Kulan balaadhan oo loogu diyaar garoobayo Xafladda Wan-qalka Degmada Cusub Ee Balli-Mataan.

· abdi on July 19 2016 · Read More · 598 Reads ·Print

Xukuumada Somaliland oo ka hadashay Xaalada Madaxweyne Siilaanyo oo ku sugan Turkey-ga.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) oo booqasho nasasho ah ku tagay dalka Turkiga.

· ifraax on July 16 2016 · Read More · 750 Reads ·Print

Somaliland Oo Shirkado Caalami Ah u Wakiilatay ilaalinta Dheefaha Dekadda Berbera.

Xogo cusub oo ku saabsan diyaarinta heshiiska maalgashiga casriyaynta dekadda Berbera ee shirkadda DP World iyo xukuumadda Somaliland.

· ifraax on July 16 2016 · Read More · 617 Reads ·Print

Erdogan: Aniga Ayaa Weli Dalka u Talinaya Kadib Afgambi Dhicisoobay.

Recep Tayyip Erdogan, madaxweynaha Turkiga ayaa talefishinka kasoo muuqday kadib afgambi dhicisoobay oo dalkaa ka dhacay 24kii saac ee lasoo dhaafay gudahooda.

· ifraax on July 16 2016 · Read More · 572 Reads ·Print

Al-shabaab oo Maanta weerar gaadmo ah ku dilay askar ka tirsan ciidanka Kenya.

Al-shabaab ayaa maanta weeraray kolonyo gaadiid ah oo ay wateen Ciidammo Kenya ee AMISOM ka tirsan oo ay wehliyeen kuwo Soomaali ah.

· ifraax on July 16 2016 · Read More · 738 Reads ·Print

Feysal oo eedeyn u jeediyay Xisbiyada kale iyo Guddiga Doorashooyinka.

Faysal Cali Waraabe iyo wafdi uu hoggaaminayo oo magaaladda Ceeri-gaabo, ayaa xisbiyadda kale ku eedeeyey inay bilaabeen olole aan sharcigu u banayn.

· ifraax on July 16 2016 · Read More · 823 Reads ·Print

Xogo Cusub oo laga Helay Heshiiska Dekeda Berbera ee DP WORLD iyo Somaliland Dhex maray.

Halkan ka daawo Xogo Cusub oo laga Helay Heshiiska Dekeda Berbera ee DP WORLD iyo Somaliland Dhex maray .

· ifraax on July 15 2016 · Read More · 610 Reads ·Print

Madaxweyne Siilaanyo Oo magacaabay todoba Degmo oo Cusub.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Axmed Maxamed Silaanyo waxa uu digreeto Madaxweyne oo Summadeedu tahay JSL/M/XERM/249-4090/072016.

· ifraax on July 15 2016 · Read More · 850 Reads ·Print

Golaha Wasiirada Somalia oo Maanta ka hadlay weerar lagu qaaday saldhig ay Al-shabaab.

Golaha Wasiirrada Xukuumadda Soomaaliya oo maanta yeeshay kulan uu shir-gudoominayay RW ku-xigeenka Somalia.

· ifraax on July 15 2016 · Read More · 630 Reads ·Print

Hoggaamiyaha Al-shabaab oo Khudbadiisii ugu Horreysay kaga Warramay Arrimaha Soomaaliya.

Hoggaamiyaha cusub ee Al-shabaab, Axmed Diiriye oo Al-shabaab ay u taqaanno, Sh. Cumar Abuu-cudbeyd ayaa markii ugu horreysay hadal jeediyay.

· abdi on July 13 2016 · Read More · 575 Reads ·Print

Madaxweyne Siilaanyo oo Maanta ka Qayb-galay Aaska John Drysdale.

Allaha u naxariistee, Cabaas Idiris (Ex.John Drysdale) oo hore xilal uga soo qabtay Somaliland Wakhtigii Gumaystaha, isla markaana Sannadkii 2009-kii Diinta Islaamka.

· ifraax on July 13 2016 · Read More · 740 Reads ·Print

Nin Soomaali ah oo Si Cunsurinimo ah Shaqo Loogu Diiday Wadanka Canada.

Jaamac Xaaji Yuusuf, waa nin Soomaaliyeed oo ku dhashay kuna barbaaray aadna wax ugu bartay gudaha dalka Canada ee Waqooyiga Amerika.

· xaaji on July 09 2016 · Read More · 620 Reads ·Print

Shan Nin oo Somali ah oo lagu maxkamadeeyey wadanka jarmalka.

Maxkamad ku taalla Waddanka Jarmalka ayaa ku xukuntay Xabsiyo kala duwan shan rag ah oo la sheegy inay u Dagaallameen Al-shabaab oo Dagaal kula jirt dowladda Somalia.

· xaaji on July 09 2016 · Read More · 658 Reads ·Print

Jaaliyadda Soomaalida ee ku Nool Minneapolis oo Si weyn u ciidey.

Xarunta ugu wayn ee shirarka Magaalada Minneapolis ee lagu magacaabo Minneapolis Convention Center ayaa waxaa shalay Subaxnimadii soo buux-dhaafiyay kumannaan.

· xaaji on July 07 2016 · Read More · 664 Reads ·Print

Dowladda Itoobiya oo sheegtay in ay Somalia ka Caawinayso Dib u dhiska Ciidamada Millateriga.

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Itoobiya, Hailemariam Desalegn ayaa sheegay in xukuumaddiisu ay ka taageerayso xukuumadda Somalia.

· xaaji on July 07 2016 · Read More · 634 Reads ·Print

Warsaxaafadeed Baaq Hambalyada Ciida Fidriga.

Dallada xidhiidhisa bulshada reer Somaliland ee Yurub (Somaliland Society in Europe) waxay dhammaan bulsho-weynta Islaamka.

· xaaji on July 06 2016 · Read More · 573 Reads ·Print

G/ J beesha Daauud Ismaaciil ee dalka Ingiriiska oo munaasibadda ciidul fitriga awgeed hambalyo u diray..

Annagaoo ah Jaalliyadda qurbajoogga beesha Daa,uud Ismaacil(Ciidagale) waxaanu munaasibadda ciidul fitriga awgeed hambalyo ugu dirayna  umadda muslimiinta.

· xaaji on July 06 2016 · Read More · 761 Reads ·Print

Madaxweynaha Puntland oo Kala diray Golihii Deegaanka Gaalkacyo.

Madaxweynaha Puntland, C/weli Maxamed Cali Gaas ayaa Maanta Wareegto ku kala diray Golahii Deegaanka ee degmada Gaalkacyo.

· xaaji on July 05 2016 · Read More · 583 Reads ·Print

Hawl-gallo lagu Raadinayo Xubno ka tirsan Al-shabaab oo ka soconaya Degmada Balad-xaawo.

Ciidamada Dowladda Somalia, ayaa Hawl-gallo Kawada Degmada Balad-xaawo ee Gobolka Gedo, iyadoo saraakiishu ay sheegeen inay ku baadi-goobayaan xubno ka tirsan Al-shabaab.

· xaaji on July 04 2016 · Read More · 720 Reads ·Print

Haweeney Soomaali ah oo Argagixisonimo lagu Haystay Muddo dheer.

Labo sano ka hor hayadaha sirdoonka ee Mareykanka ayaa sheegay in Aamina Maxamuud Ciise ay u sheegtay xubno ay iskula jireen bulsho.

· ifraax on July 03 2016 · Read More · 700 Reads ·Print

Madaxweyne Xasan oo 01-da Luulyo Awgeed ubax dhigay taalada Daljirka Daahsoon.

Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sh. Maxamuud, ayaa maanta xuska 56 guurada xornimada iyo Midnimada Dalka awgeed ubax dhigay Taallada Daljirka Daahsoon.

· abdi on July 01 2016 · Read More · 723 Reads ·Print

Dadkii Qaraxyada Ka Geystay Istanbul oo La Sheegay Inay Ahaayeen Ajinabi.

Dawlada Turkiga ayaa sheegtay in raggii qaaday weerarkii qaraxyada loo adeegsaday ee dhawaan lagu qaaday garoonka diyaaradaha ee Ata-Turki ee Istanbul.

· abdi on July 01 2016 · Read More · 600 Reads ·Print

listen_live.jpg

Wareysi Gaar ah Yaasiin dhagacade oo ka baxay Kulmiye kuna biirey Wadani.

engkamaa554l.jpg

Somali Stock Market iyo arimo sir ah oo aad isticmaali doonto.

engkamaal2222wwww.jpg

Been abuurka Social mediaha iyo arimo kale.

engkamaal22.jpg

Doorashada Golaha Wakiilada Somaliland -Wareysi Garyaqaan ( Abdilaahi nur Hassan)

abdilaahiwkw.jpg

Dacwadaha Dhulka laysku qabsado ee Somaliland ( by Garyaqaan Abdilaahi Hassan)

dacwadadhulka.jpg

Trump 2nd Impeachment.

engkamaal_3.jpg

Dood Ku saabsan Doorashada Waranka Mareykanka iyo Trump oo guuldareystay.

engkamaal_4.jpg

Wareysi Gaar Ah aanu ka qaadnay Wakiilka Somaliland u jooga Wadanka Mareykanka

bbxcbxcbxb.jpg

Warbixin ku saabsan Duuliye Fuaad yusuf ali iyo arimokale.

engkamaal_mohamed2020.jpg

 

More Programs>>>>