TACSI:-Xaji Aden Xasan Muuse
Posted by abdi on April 02 2014 11:33:42

Tacsi Tiiraanyo Leh Innaalilaahu Wa inaa Ialyhun Raajucuun Anagoo Ah Reer Sh farax Maxamud gabaar waxaanu Tasci U Diraynaa Dhamaanba Reer Xasan Muuse Geerida Ku Timi Ilahay Ha U Naxariistee Xaji Aden Xasan Muuse oo Manta Burco Lagu aasay

Anagoo Ah Dhamaanba Reer Sh farah Maxamud Gabaar Iyo Caruurtooda Waxaanu Tacis balaadhan U Diraynaa Dhamaanba Reer xasan Muuse Geerida Ku Timi Ilaahay Ha U Naxariistee Xaji Aden Xasan Muuse Oo Ku Geeriyooday Magalada Burco waxaanu Marxuumka Ilaahay Uga Baryaynaa Inuu Ilaahay janadii fardawsa ka waraabiyo Aamiiin Qoys Iyo qaraban Samir Iyo Iimaan Ilaahay Inag Siiyo Aamiin Aamiin Aamiin
By Sidiiq Sh Farah Gabaar
Gaashaan_1986@hotmail.com