OGAYSIIS jaaliyadda Norway
Posted by ifraax on April 03 2014 10:30:40

OGAYSIIS OGAYSIIS

Waxa la ogaysiinayaa jaaliyadda Norway ee ka soo jeeda beelwaynta waqooyiga, galbeedka Hargeisa iyo gobolka Gabiley in shir lagu taageerayo Dawga cad ee isgu xidha Hargeysa, xeebta iyo Jibouti lagu qabanayo caasimadda Oslo. Hadaba Gudida qaban qaabadu shirku waxay si wayn uga codsanaysaa dhammaan xubnaha ku abtirsada jaaliyadda in ay si wayn uga soo qaybgalaan shirkan oo ah mid aad iyo aad u muhiim ahgaar ahaan xubnaha degan Oslo iyo agagaarkeeda. Xubnaha degan Gobolada fog ee aan iman karayn waxa laga codsanayaa in ay kala soo xidhiidhaan Gudida qabanqaabada telefoonadan:

+47-91758605/+47-91349175

Taariikda shirka la qabanayo: 19.04.2014

Maalinta. Sabtida

Saacada. 17;00 galabnimo
Goobta shirka laguqabanayo: Olafiagangen 5. 0188 Oslo waa hall-ka posta gronland dusheeda.

ALLAA MAHADLEH

GUDIDDA QABANQAABADA SHIRKA.