Dalkii somaliland meeshii dhib ka dhacadaba waran cadee war cad ke keena madaxweyne bilac cadoo wasiir waa ka tun weynyahye biladeee beeynu siina ..
Posted by abdi on March 07 2016 04:40:54

Wasiirka cali mahamed waran cade waasiir hada noqoday hanti umada Somaliland ay leedhay waana cabdi waraabaha bari madaxweynaha bari nabadoonka Somaliland wasiirka nabadee geeska Africa aqriste hadii aad rabto in aad ka ogaato wax yar oo ka mid ah wax qabdkiisa

Intii dawlad kulmiye ee uu hogaanka u yahay M siilanyo cali uu noqodo wasiirka arimaha gudaha waxaa wadanka ka dilaacay xaalada adag oo qoraal allah ahaa lakiin waxaa ad u xaliyay wasiirka aminiga ee geeska Africa cali m waran cade hadii aan kuu taa tabto wax aka mid ah

Suldaan wabar oo aad ogeed wasiir cali in uu ilaaa itoopiya la soo saxexday heshiisyo si umada geeska Africa ugu seexato  nabad waana uu ku guulaystay

Shaqaadadii ka dhacday ceri gabo ninkii hubka la soo degay oo wasiirada kale lgu aamini wayay oo cali uu noqday wasiirka qudha ee war cad ka keeni kara halkaa waan aynu aranay oo waynu ku seexnay nabad

Tan u danbaysa allah ha u naxriistee taliyihi qaybta Berbera oo wasiirada dawlad siilnyo ugu tunka weyna uu ka wada horeeyey oo uu soo xaliyay higilka dawlada eee ee halkaa jogay ayaad ka garaynaysa in libaax ka horeeyay lagu dhiirado in

Wasiir cali oo waxaso hawl ah ku jira iyo waliba inta aanan xusin ay badn athay fikir kayga waxaan odhan laha sanadkaa manta ah wasiir waran cade wasiirad Somaliland oo dhan haku daydaan hana isu tagaano bilad ka weyn ta wasiirada oo aan wasiir danbe la siin kaligii hala siiyo  shaqsiyan anigu waxaan soo jeedin laha sawir dhagax ah oo taalo ah oo aad u qurxoon in loo dhiso la dhaho casrigan sanadkan ninka nabada noo hayaa ilaahow cali waran cade libaax nimo ma ku ogahay.

 

xaydar muumin

dulqaad2829@gmail.com