Hanbalyo Dhalasho!
Posted by ifraax on April 25 2016 10:20:57

Waxaan hanbalyo aan la soo koobi karin aan hawada u marinaynaa hadaan ahay 

1. Maxamed yaasiin Maxamed
2. Qadan cismaan xasan
3.Cabdiraxmaan maxamed yaasiin (xidiid)
4.cabdikaafi maxamed yaasiin
5.muna maxamed yaasii (sagal)
6.Xamse Maxamed yaasiin(xayte)
7.Barkhad maxamed yaasiin
8. Nuura maxamed xuseen
9.Sayid cali maxamed xuseen
10.Axmed Yaasiin Maxamed Yaasiin
waxaanu hanbalyo dhalasho cawo iyo ayaan leh aanu u diraynaa axmed cabdilaahi iyo foosiya maxamed cabdi oo inani ugu dhalatay isbitaalka wayn ee SINT-VINCENTIUS GZA ee magaalada antwerben,taasoo loo bixiyey Sara axmed cabdilaahi cali.
    Waxaanu ilaahay uga baryaynaa inuu ka dhigo tii dalkeeda,dadkeeda iyo diinteeda anfacda 
                                                                                            maxamed yaasiin maxamed