Gudoomiyaha xisbiga kulmiye laanta belgium maxamed muuse ( jeex) Oo Shacbiga Somaliland Ugu Hambalyeynaaya umada reer somaliland Munaasibada Ciidal Adxa
Posted by ifraax on September 13 2016 22:57:39

Gudoomiyaha xisbiga kulmiye laanta belgium maxamed muuse ( jeex) Oo Shacbiga Somaliland Ugu Hambalyeynaaya umada reer somaliland Munaasibada Ciidal Adxa 




Waxaan hambalyeynayaa munaasibada ciidal adxada dhamaan umada muslimiinta meelkasta oo ay joogaanba , Ayaa Waxa uu Hamablyo Iyo Bogaadin Balaadhan U Diray Guud ahaanba Shacbiga Muslimka ah Meel Kasta oo Ay Caalamka Ka Joogaan Gaar Ahaan Shacbiga Ku Nool Somaliland Waxa uu Ugu Hambalyey Munaasibada Ciidal Adxa in Uu Ilaahay Bishaa Bisheeda Nabad Qab iyo Khayr Inagu Gaadhsiiyo

Waxa Kale Oo Aan Hambalyada Ciidal Adxa U Diray Madaxweynaha Qaranka Somaliland Mudane Axmed Maxamuud Siilanyo . Iyo madaxweyne ku xigeenka qaranka somaliland mudane Abdirahman Abdilahi Ismail saylici iyo labadooda marwow ' Labada Gole Qaran , Wasiirada Qaranka , Taliyaayaasha Ciidanka Amaanka Somaliland , Ciidanka Jiida Hore Ee Qaranka , Iyo Shacbi Weynaha Ku Nool Guud ahaanba Gayga Somaliland Waxa uu Ugu Hambalyey Munaasibada Ciidal Adxa

Allaa mahad leh
Gudoomiyaha xisbiga kulmiye laanta belgium
By maxamed muuse ( jeex)
Brussels belgium