Balanqaadkii xukuumada iyo biyo la,aanta Tog Wajaale fiiro gaara.
Posted by xaaji on February 24 2013 13:14:04

magalada tog wajaale ah xurunta ganasiga somaliland ugu balaadhan islamaarkaana kutaal xuduuda u dhaxaysa somaliland iyo ethiopia waxana kuyaal saylada xoolaha ee ugu balaadhan gaaska afrika.


Extended News

magalada tog wajaale ah xurunta ganasiga somaliland ugu balaadhan islamaarkaana kutaal xuduuda u dhaxaysa somaliland iyo ethiopia waxana kuyaal saylada xoolaha ee ugu balaadhan gaaska afrika waxana ay ku kala iibsadaan qoomiyado kala isir ah loona yaqaan dakadii

qalalnayd waxay magaalada wajaale ka arad santahay adeegyadii aasaasiga ahaa ee lafdhabarta u ahaa nolosha binu aadamka oo ay ka mid
yihiin biyaha oo ah nolasha koobaad caafimaadka waxa jirta biyo laan kajirta magaalada tog wajaale iyo deegaanada ku xeeran iyada oo balayadii magaladu biyaha ka cabayeen aay gaabaasi sii yihiin biyihiina dadkii xoladhaqatadii iyo dadkii magaalada aanay kuwada filnayn islamarkaana ay magaalada ka dhacday biyo laan  xoog badan iyada oo ay jiraan qoywsas biyo laan dartood  aan ubadkoodii wax cuna ah ukarin iyada oo waliba dadkalena
ay kusoo barakaceen dadkii xoloo dhaqatada ahaa ookasookala hayaamay melo kaladuwan xolodhaqatadaas  oobiyo la,aan dartood  kakala yimid meelo kala gedisan  dadkaas oodhibaato kahaysato biyo la,aan 
iyaga oo an wax gacan ka helin xukuumada soomaliland lana ogay waxay ku suganyihiin waxay   
culays kusoo kordhiyeen  wajaale iyo baadiyaheeda iyaga waxaan  aan wax kawaydiiyey qaa ka mid ah xaafadaha danyartaa ee degen magaalada tog wajaale ayaa  ii xaqiijiyey inay booyadihii buyaha ay qiimihii dalaceen kuna kordhiyeen  waxakale oo ay warbaahinta u xaqiijiyeen inayna booyaduhu ushubayn dadka danyarta ah ee aan haysan taagiyo biyaha ay kushubtaan biyo la,aantu ku dhacday inay dibato dadani ka haysato xaga biyaha iyaga oo aan helin  booyado ay biyaha kashubtaan islamarkaana foostadii biyihii laga siiyo 50 bir oo ilaa 60 bir lacagta itoobiya ah waxa kale qaylo dhaan u diray xukuumada soomaliland iyo dadka somaliland inay lasoogadhaan gargaar ded deg ah iskusoo  wada duuboo iyada oo tog wajaale marka horeba la daalaadhacaysay
biyo la,aanta kajirtay ayaa imikana waxa soo fuulay culays badan oo ka yimi dadka xoolo dhaqatada ah ee abaaraysan ee kasoo hayaamay
halkii hore ay u degenaanjireen  hadaba  iyadoo ay jiraan dhibaatoyinkaa aan soo sheegnay kama war hayo wasiirka wasaarada macdanta iyo biyuhu isaga oo xil ka saarayahay  masuuliyadiisinatahay in dalka oodhan biyaha gaadhsiiyo balse uu gaadhsiiyo ookaliya gobolada uu hayb ahaan kasoojeedo xukumada somaliland oo mar walba dhalan habaabis udhigta dadka reer wajaale ayaan ilaa iyo markayxilka lawareegeen aan lagahay inay kaga dhabeeyaan balankii umada loo qaday dadka reer wajaale oo noqday adhi daasad loo tumo kama ilbaxo allah mahadleh warbixintii  Maxamed Cabdillaahi Qombor Tog Wajaale