Degmad Tog wajaalewaxa maanta ka curtay roobabkii guga oo jabiyay abaartii iyo biyo la'aantii.
Posted by xaaji on March 14 2013 10:31:12

deeganada ku teedsan ee kililka sida gobyaray Qabrimacalin  wada garoon  iyo degmooyinka xuduuda  raacsan sida geedbalaadh  roobabkaa guga oo lagu diirsaday iislamarkaana  jabiyay abaartii iyo biyo la,aantii.


Extended News

oo ay  kada een degmada tog wajaale iyo deeganada ku teedsan ee kililka sida gobyaray Qabrimacalin  wada garoon  iyo degmooyinka xuduuda  raacsan sida geedbalaadh  roobabkaa guga oo lagu diirsaday iislamarkaana  jabiyay abaartii iyo biyo la,aantii kajirtay togwajaale iyo deeganada  hoos yi maada iyada ood arkay so ramxadii  roobka oo iyo  nimcadii biyiha xareeda ahaa oo wadhan wadooyinka magaalada  magalada tog wajaale oo baryahandanbe ay ka jirtay biyo la,aan aan baahsan  oo dad iyo xoolaba dhibaato ku haysay biyo la.aanta waxa wax ilaahay loogu mahadiyo ah nimcadaa ilaahay ku maan sheeyay  iyada hore foostada biyuhu gaadhay qiimo dhan  60 bir oo lacagta ithiopia ah maanta  dadka iyo xooluhuba ku diir sadeen roobkaas oo darooray  5.30 shantiyo badhkii  da.ayeyna hal saac  

Maxamed cabdilaahi Qombor  

 

Email  qombor1@hotmail.com     qombor1@gmail.com

Tog  wajaale News  Office