Ethiopia katimaada sida aadka ah looga yaqaan degmada tog wajaale isla markaana lagu tiriyo raga ugu cashuurbixin badan kastamka degmad tog wajaale mustafe xaashi ibraahin (calibayle) ayaa kawarbixiyey dhibaatooyin.
Ethiopia katimaada sida aadka ah looga yaqaan degmada tog wajaale isla markaana lagu tiriyo raga ugu cashuurbixin badan kastamka degmad tog wajaale mustafe xaashi ibraahin (calibayle) ayaa kawarbixiyey dhibaatooyin uu kuhayo ganacsigooda tog wajaale taliyaha saldhiga booliska wajaale muxumed cumar suldaan oosi badheedha marwalba faro galin uu haya shaqadiisii garanla islamarkaana kafog cadaalada waxaanu sheegay ganacsade mustafe xaashi ibraahin oo shir jaraaid ku qabtay barxada hore ee kastamka tog wajaale waxaanu sheegay in taliyaha saldhiga booliska degmada togwajaale uu yahay masuul shaqadii gabay qaranku u igmaday garanla islamarkaana ku mashquulay wax aan shaqadiisa ahayn waxaan sheegay inuu gudoomiyaha ganacsatada khudaarta uu dalka soo galiyo laca adag kazoo gasho wasaarada maaliyada maalin walba uu kastamka tog wajaale u cashuuro shixnado khudaara ah isla markaana geeyo Somalia Somaliland puntland anaga oo ah dad ganacsigoodu si sharciya umaro dalka islamarkaana ah muwaadiniin kazoo jeeda degmada tog wajaale ahaana ganacsatadii maalkoda uu huray isbadal cadaaladi ka dhaco dalka kubixiyey hantogoda gaarka aha waxaa mudane madax wayne kugu war galinayna in saldhiga booliska wajaale noqday goobta ugu cadaalad xun dalka cadaladaraduna kabadatay wakhtigii axmed dacawo haysan jiray anaga ooleh xukuumadu ma dhib ayey kusoo kordhisaydalka mise cadaaladarada ayey waxka qabanaysay? Waxa madax waynaha jamhuuriyada Somaliland mudane axmed maxamed maxamuud siilaanyo iyo taliyaha cidanka boliska Somaliland general cadilaahi fadal iimaan ku war galinaynaa in cadaaladaradu heerkii ugu saraysay kamarayso saldhiga booliska tog wajaale iyada oo saldhiga uu
Taliye ka yahay masuul jaahila ah islamarkaana aan aqoon dheer ulahayn sharciga dalka uyaal nidaamka boolisnimo kuna tunta sharciga iyo xuquuda muwaadiniinta isaga oo dadka maxaabiistaa ku haya saldhiga in ka badan shan cisho waxa kale oo dadka loogu hanjabaa hadii aad idacwaysaan jeelka ayaan idin gayn iyada oo habayaraate anay waxba uuga soo kordhi siminaaradii dawladu uqabatay taliyayaasha saldhigyada dalka horena ay dadwaynaha reer tog wajaale uuga cawdeen dhawr jeer oo hore waxa mahadgaara u celinaynaa gudoomiyaha maxkamada gobolka gabiley maxamed jimcaale maaxa oo dhawr jeer oohore kusoo celiyey kiisasa bilaa badhis ah oo uu maxaabiis kugudbiyey saldhiga booliska degmada tog wajaale oo ay dhamaan baadhayaashii kawada badasheen kadib markay u adkaysan wayeen kutumasada sharciga ee taliyuhu wado isla markaana ka qaatay badal ay uqaateen saldhigyada kale ee dalka taliyaha oo kusifoobay cadaaladaro eex qabyaalad islamarkaana aan umad ugarsoori karay hadii laba qof isasoodac weeyaana aan ugarsoorin balse labadaba yiaa xereeya sidii wuuxuu saldhigu yahay xero lo,aad
Mustafe Xaashi Ibraahi (CALI BAYLE ) Tog Wajaalle
EMAIL . mustafshire@hotmail.com