Ogeysiis waxaa dhamaan la ogeysiinayaa conference looga hadli doono dhibaatada wadankii ka jirta.
Posted by xaaji on April 06 2013 18:07:06

Ogeysiis waxaa dhamaan la ogeysiinayaa akhristayaasha sharafta leh in ay shabakada caalamiga ah ee Hargeysa Online idin furtey telephone  conference kaas oo loogu talagalay.


Extended News

Ogeysiis waxaa dhamaan la ogeysiinayaa akhristayaasha sharafta leh in ay shabakada caalamiga ah ee Hargeysa Online idin furtey telephone  conference kaas oo loogu talagalay in looga doodo dhibaatada maanta wadankii ka jirta conference-ka wuxuu noqon doona mid looga doodidoono 24 saac waxaana laga soo gali doonaa caalamkoo dhan.

fadlan ilaali anshaxa.

 

                          (315) 307-3121 PIN: 5555