Kastamka degmada Tog wajaalle oo laban laabmay musumaasuqii hos udhacna kuyimid Dakhligii.
Posted by xaaji on April 08 2013 12:04:10

Somaliland iyada   oo maamulaha  kastamka tog wajaale uu yahay maamul cusub oo dhawaan lawareegay xilka balse aanu wali laqabsan shaqada.


Extended News

Somaliland iyada   oo maamulaha  kastamka tog wajaale uu yahay maamul cusub oo dhawaan lawareegay xilka balse aanu wali laqabsan shaqada oo uu ku cusubyahay darted ayaa waxaa jirta masuulka wasaarada ganacsiga ujooga tog wajaale oo kafaaidaysanaya mamulkacusub inta aanu fahmin  shaqada qaranku usoo igmaday   in looga faa idaysanayo si xeeladaysan islamarkaana ay kuluntay hantidii umada waxajirta musuqmaasuq baahsan oo kabilaabmay kastamka wajaale wasaarada ganacsiga oo masuulkii loosoo magacaabay wajaale aanu iman balse maalin walba loo diro 100 dollar oo masaariif ah iyada oo hantidii umada laboobayo islamarkaana ay kastamkatog wajaale ay kasamaysantay shabakad iskuxidhan oo ka kooban wasaarada maaliyada casuuraha bariga iyo wasaarada ganacsiga hadaba aaniga oo ah muwaadin kunool degmada tog wajaale degana waxaa n ku war galinayaa wasiirka maaliyada iyo wasiirka ganasiga in sixaaraan ah loo musuqmaasuqayo  islamarkaana ay lumayso hantidii umada magaalada tog wajaale oo ah magaalo baaxadeeda dadka ku dhaqani aad ubadanyahay ayaa waxaa maalin kasta yimaada  shan  izuzu  oo qadka magaalada lagucuno iyo daabiyadaha ahoos yimaada qaadkaas oo tiradiisu tahay  20.000 kun ookiilo ayaa  waxa jirta inaan habayaraatee aan loojarin wax juwan ah lacagtaasina ay ku dhacdo jeebab shaqsiyaad gaar ah qasnada dawladana aan soo gaadhin waxa kale oo jirta inaan juwanka cashuurta loo jarin  daqiiqda itoobiya katimaada baxarasaafka shaahlatiiga kabaha Ethiopia ay samayso   iyo waliba alaaboyinkale oo yimaada magaalada  hadaba silo xaqiijiyo musumaasuqa kajira kastamka degmada tog wajaale waxaan  xukuumada Somaliland si naxariileh ugu shhegaynaa in loosoodiro gudiga maamulwanaaga iyo la dagaalanka musuqmaasuqa  silo helo hog intaan sheegayno kabadan magaalada tog wajaale oo loo yaqaan dekeda qalalan  ayaa waxaa jira ninkasta oo kashqeeya  kastamka wajaale inay u kiraysan yihiin a laba qol  oo ah albeerkoyinka ha mida uu seexdo midna lagula qayilo waxakale oojirta in dhamaan shaqaalihii  imtixaanka dhacay ay wada shaqeeyaan qaataan masaariif dhan 30 dollar iyo nuskiiloo   qaad hawaday ah tirade shaqaalaha aan rasmiga ahayn  oo ah 12 qof oo midwalba  aad moodo saraakiil xafiisyo kashaqaysa islmarkaana indhaagu qabanayaan marka loo shaxaad tago inay jiraan koloyo jaad oo loo yaqaan  GT kuwaas oo lagu bixiyo wixii masuuliyiin ah eedhinaca xukuumada kagayimaada  hada xukuumadu miyay nay ogayn mise way iska dhaga marinaysaa waxaan wasiirka ganasiga ku war galinaynaa iyo wasiirka maaliyada inay shaqqale hosaadkii heshiiyeen islamarkaana ay meesha kabaxday dakhqligii badnaa ee dawlada usoo xeroon jiray  iyada oo kastamka degmada tog wajaale horeba uu u,ahaa kastamka ugu musuqmaasuq badan dalka ayaa hadan waxa dhacday kud uguur oo qanjo uguur waxaa dawlada ka codsanaynaa in hadtida  umada lagu aamino cid xilkas ah sida dhaliyarada aan balwada lahayn ee jaamacadaha dalka kazoo baxay  hablaha mutacalimiinta  hadii dhalinyaradaa ansheegay loo dhiibo hogaanka kastamyada dalka waxa laga raysandoonaa oo yaraan doona musuqmaasuqa waayo dumarku way kamusuq masuyaryihiin waxaan wasiirka maaliyada iyo wasiirka ganacsiga kula talinayaa inay wax kabadalaan nidaamka wasaaraduhu ushaqaynayaan oo kastamyada lagu tijaabiyo  dad aan balwad lahayn  dadka sida xaaraanta wax u cunaya islamarkaana laaluush ku bixinaya kursiga ay fadhiyaan si ay usii joogaan oon shaqada looga badalin xukuumada  axmed silaanyo oo baryahan danbe la dhaqan noqotay xukuumadii UDUB ee  kirada ka qaadijirtay masuuliyiinta shaqada dawlada haysa si ay uusii joogaan muddo
Maxamed cabdi xaashi tog wajaale  Email. Ccx115@hotmail.com