Tog wajaale wacyiga jira waayaha kastamka duruufaha kuxeeran maamul xumada.
Posted by xaaji on April 14 2013 11:00:06

Magaalada tog wajaale oo ah magaalo ganacsi islamarkana ah xarunta ugu wayn la isku waydaarsado ganacsiyo kalagadisan oo dhex mara ganacsatada wadamada geska afrika.


Extended News

agaalada tog wajaale oo ah magaalo ganacsi islamarkana ah xarunta ugu wayn la isku waydaarsado ganacsiyo kalagadisan oo dhex mara ganacsatada wadamada geska afrika waxa kutaal saylada  uugu wayn xoolaha nool lagukala ibsado islamarkaana looga sii dhoofiyo wadamada carata degmada tog wajaalle waxa ku yaal kastamka  cashuura badeecadaha kala duwan ee dalka soo galaya  balse waxa jirta maamulxumo ragaadisay kastamka iyo  badecadihii magaalada soo galayey  aanloo cashuurin sidii loo baahna a balse  iyada ookastamka lagu soo badalay maamule cusub  hase ahaatee anuwali fahmin nidaamkii shaqo iyado wasaarada maaliyadu ay dhawrjeer hore ay badashay maamulayaasheeda kastamka degmada tog wajaale si ay u ilaaliso dakhliga kastamku inuu kor  ukoco balse nasiib daro wasaarada ganasi  masuulka ujooga kastamka  tog wajaale  uu yahay khabiir ku xeel dheer  arimaha musuq masuqa isla markaana  ganacsatada magaalada kuleh bakhaarada uu habeenkii kazoo urursado lacago isaga oo yidahda saaxibayaal sadex cisho ayaanan waxba idinka qaadine oo baabuurtana aan idiin sii daaye  wixii anu ku heshiinay keena taasina waxay dhabar jabku tahay  dakhli urinta wasaarada maliyada wasaarada ganasiga masuulka  loosoo magacaabay wajaale inuu kashaqeeyo balse aanu maalinkaliyana  iman iyada oo ay joogaan  shaqaalo hoosaadyo aan tayo lahayn islamarkaana si xeeladaysan suuqa uga urursada maalin walba  kastamka tog wajaale oo ahaa kastamka  sadexaad  markii laqiimeeyey dhakliga uusoo saaro ayaa waxa jirta in hoos udhac wayni kuyimid dakhligii usoo xeroonjiray waxay dhibi ka joogtaa inuu kastamka tog wajaale uu cashuuro oo kaliya khudrada taransika ah  eetagaysa Somaliland  puntland iyo Somalia kuwaasoo iyagu sii maraya kastamyo lagu jeekingareeyo balse aan lacashuurin   booyadaha sidashidaalka kaalmaha magaaladu iibiyaan ee kayimaada dhinaca  Ethiopia iyaga oo aan loogoyn juwa balse ay lamacaamilaan masuulka wasaarada ganacsiga ujooga tog wajaale oo ku talaxtagay isla markaana  rukumada ku aastay tog wajaale   waxakale oon lacashuurin caleenta shaaha  qoriga loo yaqaan baxarasaafka kabaha  dawooyinka hadab waxa xukuumada Somaliland ku  wargalinaynaa in kastamkii wajaale uu noqday kastamka ugu musuq maasuq badan dalka iyadoo laxalaashaday hantidii umada ee qasnada dawlada ku dhicilahayd waxakale oo jirta inaan waxjuwana aan loo jarin jaadka magaalada yimaada  balse kiish gaar ah lagu urursado waxa xukuumada somaliland ka codsanaynaa in lasoo diro khuburo ukuur gasha silo xaqiijiyo  aafada m usuqmaasuq ee kajirta kastamka tog wajaale waxakale oon loo bahaanyahay in loo soo diro gudiga maamul wanaaga iyo ladagaalanka musuq maasuqa silo xakameeyo wasaarada ganacasiga iyo wasaarada maaliyada waxa looga fadhiyaa dad  ilaaliya hantida umada  oon lahayn wax balwad ah waxa loo ga baahan yahay labada wasaaradood ee maaliyada iyo ganacsiga inaysaxaan dhaliishooda qaladaadka shaqaalohoodu kujiro
Maxamuud  Rooble  Cali  Tog wajaalle Somaliland
Email   rooble2007@hotmail.com