Daawo diyaargarowga 18 may iyo fagaare cusub oo lagabilaabayTog wajaallle.
Posted by xaaji on April 25 2013 12:19:01

Diyaargarowga 18 may iyo fagaare cusub oo lagabilaabayTog wajaallle
abaabulka kasocda iyo fagaare cusub oola dhisayoXoghayaha fulinta dawlada hoose.


Extended News
Diyaargarowga 18 may iyo fagaare cusub oo lagabilaabayTog wajaallle
abaabulka kasocda iyo fagaare cusub oola dhisayoXoghayaha fulinta
dawlada hoose ee Degmada tog wajaalle cabdinaasir xasan cabdilaahi
iyo gudoomiyaha Degmada tog wajaale xaashi maxamuud cabdi ayaa si wada
jir ah ubilaabay dhisme cusub oo faagaare khayriyo cusub oo logu
talagay 22 guurada kazoo wareegtay maraka y Somaliland calankeeda
aylasoo noqatay waxay maamulka degmada tog wajaale bilaabeen inay soo
magacaabaan gudiyo kala duwan

logu talagalay qabanqaabada maalinta ku wayn shacabka reer Somaliland
ee 18 may waxakale oo kasocda abaabulo ay dabada ka wadaan
gudoomiyaha degmada wajaale iyo xoghayaha fulinta dawlada hoose ee
degmada tog wajaale iyada oo magaalada laga dareemayo udiyaargarowga
malinta 18 may iyo dhaqdhaqaaqyo ay ka muuqato farxada malinta wayn
iyo guusha diblamasiyadeed ee ay gaadhay sanadka wasaarada arimaha
debada jamhuuriyada Somaliland ay kazoo hoysay shirkii kadhacay dalka
turkiga magaalada stanbuul iyada oo kudhalisay shacabka Somaliland
iyo madaxaba ididiilo cusub islamarkaana lagu soo heshiiyey qodobo
dhawra oo Somaliland u,dan ah

Maxamed Cabdilaahi Qombor tog wajaalle

togwajelee.jpg

togwajelee2.jpg

togwajelee3.jpg

togwajelee4.jpg