Wasarada warfaafinta iyo shirr dhex maray saxafada madaxa banaan ee Somaliland.
Posted by xaaji on April 26 2013 12:20:20

Wasarada warfaafinta iyo shirr dhex maray saxafada madaxa banaan ee Somaliland. Saxafadamadaxa banan oo wasaradu ka codsatay.


Extended News
Wasarada warfaafinta iyo shirr dhex maray saxafada madaxa banaan ee Somaliland. 
Saxafada madaxa banan oo wasaradu ka codsatay in ay kala shaqeyaan ictiraf raadinta
wadanka oo wararka wadanka calamka gaadhsiyan.
dhawr jeer oo hore oo saxafada madaxa banan wasaradu shiir uu qabatay
ya saxafada ya codsatay in tababaro ay dawladu siiso sii ay shaqadooda uu gutan.
Wasarada warfaafinta wa hayada faafisa warka dawlada warkaas 
oo ka kooban hawl qabadka malmeed ee dawlada iyo wixi soo raca. 
Wasaradan Warfaafinta Somaliland ya iyadu gabtay in ay shacabka uu soo gudbiso
Macluumadka dawlada oo baahi weyn loo qabo.
Waxa jirta Wasiirada, Masuliyinta dawlada, Xildhibanada Labada Gole,
Xildhibanada Dawlada Hoose Ee Gobolada iyo Masuliyinta Wadanka Dhamantood
maalin walba waxad arkayso iyago beeninaya warar laga qoray iyo been abuur
Haday wasarada warfaafintu hawsheeda ku fiilantahay is fahan la'aan maba dhacdeen
Dadku halkaan bay warka ka heli lahayeen talabo wal oo dawladu qaadona 
wa lala socon laha shacabka iyo dawladuna wa isku xidhmi lahyeen
Wasaaradi Warfaafinta oo imika ka kooban http://radiohargaysa.net/ 
Iyo wargeyska Dawan oo an website laheyn ya Keli ku noqday warki qaranka.

RadioHargaysa ya inkasto ay deedalan isha qudha ee ka dhaq dhaqaqaysa
Wasaradan uu yahay ya hadan waxa culus ku haya oo shacabka ka hantiyeye
Iadacada BBC-SOMALI Iyo VOA-SOMALI Oo Ah idacado cadaw uu ah Somaliland
Wargeyska Dawan ya isagu Siqiiray oo an hadal badan ba laga sheegi karin
Waxa kalo Wasarada Curyamiyeye Oo Xabal ka yar ku riday 
Marki TV-Ga Qaranka http://www.somalilandntv.com/index.php 
Madaxweynuhu Ka hoos siibay Laguna sheegay
in uu madax bananyahay Hasayeeshe aad moodo in uu hoos tago
Wasarada Arimaha Dibeda Ee Somaliland Fekradan Oo Fiican 
oo ka shidaal qadanaysa BBC Wadanka Ingiriska Oo Hoos Tagta FO Ama 
Wasarada Arimaha Dibeda ee dalkaasi.

Waxa se jirta TV-ga Qaranka oo lagu tala gallay in uu bulshada ka rido
Cadawga gudaha ka hareeraha iyo cadaawaha caalamiga.
Wuxu isu rogay Personal Computer uu leeyahay Khadar Cali Gas 
Uu MAHAD-NAQ GAAR AH MAREEYAHA TV-GA QARANKA Ku qorto 
Ninki MAREEYAHA TVGA QARANKA SLNTV LAGA DHIGAY INTAAS BU SO KORDHIYEYE.

Imika Sadeex bilood Waxa Murayada TV-Ga Ku qorna TIJAABO.
bishii afar jeer bu is bedela midabka TV-gu 
Calamada (LOGO) TVGA ya iyana Week Walba la bedela
Mar mar baad arkayso laba calamadood oo duul saran murayada.
Masuliyinta dawlada ya dhamntood nacay waraysiga TVGA
Waxay aheyd wasiirka dawlada ka tirsan in uu halka ugu horaysa ee warkisa 
laga helo ay noqoto TV-GA.
Waxan loola yaabin masuliyinta ka cararay XERA-RIYADA KHADA CALI GAS.
Waxa jira TV Ya kele oo CAALAMI AH, Oo qofku oogyahy warka uu siyo in uu
Umadiisa KEYD UU GELAYO LANA HELO KARO MARKA LOO BAHDO.
Update ka website ka tv-gu wa labadi malmood niman an dan ka laheyn ba markay
qadirada ka toosan xooga so dhiga an asal ahan ku suntaneyn MAGACA TV-GA QARANKA.
Hadaba waxa saxafada madaxa banan marka la leeyahay ha ka shaqeeyan ictiraf raadinta
waxa cadaan ah oo muuqata in TV-GI QARANKA KUBKA IYO BAWDADA LAGAGA JABAY.

Waxyabaha la-yaabka le waxa ka mid ah in Afhayeenka madaxweynha Somaliland 
https://www.facebook.com/XafiiskaAfHayeenkaMJsl 
Barta Facebook uu wax kuso qor qoro uu so dhigay Vido SOMALWORLD 
http://www.youtube.com/watch?list=PLOS2M_9w6fvLn0BJKI8ODI82R833Iii5w&v=3NGq1eKCvSg&feature=player_embedded 
leyihiin Video gan oo Laga qabtay TV-Ga Qaranka xafladi ee madaxweynha iyo waftigisa kula kulmeen shacabka
Somaliland ee London Ama Reer UK.

Waxa Ta Kasi Daran Shirka weftigu kula qateen magalada London Afhayeenka Ya mar kele
So dhigay Shabkada Somaliland live oo uu leeyahay halkan live uga daawo.
Halka uu TV_GA qarankuna barmaamijka live uu waday iyado aay gacan qabatay ama
uu sahashay shirkada SOMTEL hadaba maxa arbushaka keenay ee aay isu la'a yihin
Xafisyada Qaranka Masuuliyinta Qaranka Iyo TV-GA Qaranka 
Maxay Shacabku Uu Naceen TV-ga Qaranka ee ugu gacan galeen TV-yada kele?

Waxa jirta oo xaqiiq ah in shaqalaha TV-gu anay islaba haysan laftoodu
Oo halkii isku xidhka shaqalaha iyo xafiisyada kala duwan ay maqantahay
wada shaqayntii oo qolo walba halkeeda markay doonto ee boring ku dhaco
ay is qaad qado. waxa gebi ahan ba ka maqan maamulki dhexe TV-GA.
Waxyabaha layabka leh ee TV-Gan haysata waxa ka mid ah.

Dadka ka warama ee warka soo tebiya ee murayada ama studio yaha 
meesha la yidhado soo fadhista waxay ka koobanyihin inta an ka war hayo
SHAN IYO TOBAN QOF OO KALA AH TOBAN HABLOOD IYO SHAN NIN. dadkan 
maha weriyayal calamka iyo dacalada wadanka uu kala baxa ee wa kuwo
badankoodu fadhiya hargaysa oo markay laba week fadhiyan malin camal ka dhigta
akhriska warka TV-GA. 

MUSHKILAD AN LA SOO KOOBI KARIN BA KA JIRTA TV-GA QARANKA
SABABTA KOOWBAD WAXA WEYE AFKI DAWLADA YA LA DHIGAY
NIN AAN MARKISA HOREBA LABA KELMADOOD ISKU HAGAJIN KARIN
XITA AFSOMALIGA IYO AFKA INGIRISGA YAA KU DHIB AH KHADAR CALI GAS
NIN KHIBRAD TV LEH NA MAAHA NIN KHIBRAD MANAGEMENT LEH NA MAHA
NIN GEED ADAYG UU DHASHAYNA MAHA OO JILAYCA WAAD KA ARKAYSA
SIDA LA SHEEGAYO NIN SHAQONA MAHA OO WELIGI MABA SHAQAYSAN BA LA YIDHI
INTU UK JOOGAY. 
WAXA NINKA MAREEYAHA TV-GA LAGA DHIGAY KAGA FIILAN.
BARMAAMIJ WALBA OO BAXA WAXA KU QORAN 
MAHAD-NAQ GAAR AH MAREEYAHA TV-GA QARANKA KHADAR CALI GAS
YACNI WA WAXYABO KA BAXSAN ANSHAXA SAXAFADA IYO WELIBA 
HAB DHAQANKA SOMALIDA WAYO SOMALIDU WAXAY TIDHDA
NIN IS FAANSHAY WA RI IS NUUGTAY.
MUSHKILADUNA WAXAY KA JIRTA HADU WAX UU KA QAYB QAATAY
ISAGU MAHAD NAQAYEE WAX AAN LOOBA FADHIYIN BU MAGACISA KU QORAYA
BAL IMIKA MARKI MADAXWEYNUHU TURKEY QABANYEYE MUXU KHADAR 
KA QABTAY YAACNI KALINTEE BU KU LAHA. BARMAAMIJ KU SAABSAN OO
TV-GA LAGA SII DAYEYE WAXA KU QORNA MAHAD NAQ ISAGU MADAXA ISU SAARAY.

SOME INSECURITY'S AT PLAY HERE.
HALKA WAXA MUUQATA IN AY KALSOONIDA RAGANIMONA KA MAQANTAHAY
OO SHAQALAHA TV-GA UU ISKA DHAADHICNAYO IN UU MAGACISA KU QORI KARO
BARMAAMIJ DHAMADAY. ISKU SOO WADA DUUBO.
WAXA INO BALAN AH SOMALI-CHANNEL IYO SOMESAT IYO TV YADE KELE
LA DAWAN KARO.


LIIBAN SHARMAARKE. 

 

blackdarwiish@gmail.com

http://www.youtube.com/user/BlackDarwish?feature=mhee

https://www.facebook.com/BLAAKDARWISH?ref=tn_tnmn

https://twitter.com/BLAAKDARWISH

+BLAAKDARWISH@GOOGLE+

https://plus.google.com/u/0/104984681230285068925/posts