Shil baabuur oo shalay ka dhacey magaalada togwajaale.
Posted by xaaji on April 29 2013 10:58:51

Manta sacadu markay axay 12 duhurnimo waxaanu shilkasi kadhacay magalada tog wajaalle wadada wayn ee xidhiidhisa somaliland iyo Ethiopia.


Extended News
manta sacadu markay axay 12 duhurnimo waxaanu shilkasi kadhacay
magalada tog wajaalle wadada wayn ee xidhiidhisa somaliland
iyoEthiopia waxana shilka ku jajabay ninka magiciisalayidha
cabdiraxman ibrahin jamac oo jajabdarani kasoo gaqdeen kadib markay
isku qabteen laba gadhi oo mid noociisuyahay seeraf midna yahay
babuurta qaadka eeloo yaqan izuzu iyada
oo cidanka booliska saldhiga degmada tog wajaalle ay xabsiga u
taxabeen labadii dirawl ee waqday labada babuur ee shilka gaystay
mahaq markii ugu horaysay ee babuurtaq qadka sida ay ka gaystan shilal
nocan ookale ah iyada oo anay dirawaliintu siday u badanyihin anay
xil iska sarin markay dhexmarayan magalada

Maxamed cabdillahi Qombor Tog wajaalle