Golaha Wakiiladda oo baahinaya shan iyo sodon Mudane oo aan ka soo xaadirin fadhiga 8aad ee kal-fadhiga 21aad.
Posted by xaaji on May 05 2013 20:11:29

Hargeysa(Hargeysa Online) Golaha Wakiiladda Somaliland ayaa baafinaya 35 Mudane oo aan ka soo xaadirin fadhiga 8aad eek al-fadhiga Golaha Wakiiladda oo dhawaan furmay.


Extended News

Hargeysa(Hargeysa Online) Golaha Wakiiladda Somaliland ayaa baafinaya 35 Mudane oo aan ka soo xaadirin fadhiga 8aad eek al-fadhiga Golaha Wakiiladda oo dhawaan furmay. Mudanayaasha qaarkood ayaa dibeda Dalka kaga maqan, halka qaarkood-na ay ku sugan yihiin gudaha Dalka.

Qoraal uu Xogahayaha Guud ee Golaha Wakiiladda Somaliland C/risaq Siciid Ayaanle ku saxeexan yahay oo lagu baafinayo mudanayaashaasi oo Hargeysa Online la soo gaadhsiiyay ayaa u qoran.

Waxaan idinka codsnaynaa in aad noo baahisaan mudanayaasha Liiska ku qoran oo aan ka soo xaadirin fadhigii 8aad ee kalfidhiga 21aad ee Golaha Wakiiladda kuwaas oo kala ah:-

1.      C/qaadir X Ismaaciil Jirde

 

Axmed Ibraahim (Axmed Weyne)

3.      Khadar Aadan Xuseen (Khadar Ambassador)
 

4.      Cali Xasan Maxamed (Cali Mareexaan)

5.      Maxamed H Yuusuf Axmed (Waabeeyo)

6.      Maxamed Jaamac cali Guuleed

7.      Axmed Yaasiin Sheekh Cali Ayaanle

8.      Mahdi C/laahi Maxamud

9.      Maxamed Jaamac Cabdi

10.Maxamed Cali Xirsi

11.Maxamed X Maxamud Cumar Xaashi

12.Naasir Cali Shire

13.Mahdi Xuseen Adar

14.Maxamed Cismaan Maxamed (Bulqaas)

15.Aadan X Diiriye Dirir (Aadan Sanqoole)

16.Aadan Muxumed Hoori (Mataan)

17.Axmed Xasan Aadan (Waysacade)

18.C/casiis Ismaaciil Ducaale (C/casiis Dhul-cun)

19.Jaamac Xasan Aadan

20.Maxamed Saalax Cige

21.Mahdi X Xasan Sugaal

22.Cumar Axmed Sulaymaan (Cumar San-weyne)

23.Maxamed Axmed Maxamud

24.C/qaadir Jaamac Tukaale

25.Fu’aad Sheekh Muxumed Cabdalle

26.Yaasiin Cali Warsame

 

28.C/raxmaan Muuse Jaamac

29.C/raxmaan Yuusuf Cartan

30.Axmed Cabdi Nuur Kijaandhe

31.Axmed Maxamed Diiriye Nac nac

32.C/qaadir Xasan Askar

 

 

1.      Xaashi Xuseen Caabi

2.      Ibraahim Jaamac Cali (Rayte)

3.      Abuukar Cabdi Good

4.      Maxamud Dhunkaal Guutaale

HargeysaOnline.Net