Reer Burcow Waa Ina Ceebayseen Waxaynu Ahayn Dadaka Iyo Magalada Dalka Ugu Geesisan Uguna xadaarisan (Waar Astaaqfuralaysta Oo Xuduudaha.
Posted by xaaji on May 30 2013 10:43:41
Waxa layaab Leh Qarnigii 21 Kiib Iyo Labaatanaad Inaad Is Ximisaan Sida Dumar Lawada qabo Waar Xishooda oo Ilaahay ka xishooda oo Umada ka Xishooda oo gacmaha Is qabsada Idinkaa dadka Isugu Xigee.

Extended News
Waxa layaab Leh Qarnigii 21 Kiib Iyo Labaatanaad Inaad Is Ximisaan Sida Dumar Lawada qabo Waar Xishooda oo Ilaahay ka xishooda oo Umada ka Xishooda oo gacmaha Is qabsada Idinkaa dadka Isugu Xigee.

Reer Burcow Ilaahay xaqa haydin Garan Siiyo Ma waxaad garan waydeen Dad Ayaad Isu Xigtaan Tol Ayaad Tihiin Muslim Ayaa Tihiin Ilaahay Ayaa Iskiin Badaye Kala tagi Maysaan Abidkiin.  

Waxaan Codsi Ku Soo Jeedinaya In la qaado Xuduudaha Xadaaradii Goblkana la soo Celiyo Laysuna Dul Qaato Waliba waxaan Leeyahay H,j Iyo H,y Ilaahay Ka cabsada  dad wada dhashay oo Tola Ayaad Tihiine waxbadana Isaga Dul qaata xaqana Ilaahay haydin Garansiiyo Kulyu Jamiicul Muslimiin Aamiin Aamiin wabilaahi tawfiiq
Guusha alle Haydin Waafajiyo Aamiin Aamiin.