Togwajaale dugsiga hoose ee muj mahdi cali oo loo soo agaasimay xaflad ardaydii kaalmaha hore gashay.
Posted by xaaji on June 28 2013 10:58:57

Dugsia hoose ee muj mahdi cali xafladaasi oo ay kazoo eerayaalkale  waxaa kale oo kazoo qayblay walidiintii dhashay ardayda oo buuxdhaafiyey dugsiga hoose ee mahdi cali waxaa iyana  aan kazoo xaadirin maamulka degmada tog wajaale.


Extended News

Dugsia hoose ee muj mahdi cali xafladaasi oo ay kazoo eerayaalkale  waxaa kale oo kazoo qayblay walidiintii dhashay ardayda oo buuxdhaafiyey dugsiga hoose ee mahdi cali waxaa iyana  aan kazoo xaadirin maamulka degmada tog wajaale siday udhanyihiin iyaga oo lagu casuumay  balse aan lagaranayn sababta ay uuga maqnaaden iyada oo dadwaynuhu calaamad su,aal saare hogaanka maamulka togwajaale oo noqday kuwo kagaabiyey shaqadii qaranku  u,igmaday islamarkaana ku masquulay danahoodii gaarka ahaa kana seexday dantii guud ee caamka ahayd ugu horayn waxa halkaa kahadlay mustafe sheikh  abubakar xuseen ooka mid ahaa waalidiinta kazoo

waja1.jpg

 

waja2.jpg

waja3.jpg

waja4.jpg

waja5.jpg

qaybgayshay munaasibada  ardaydii kaalmaha hore galay lagu gudoonsiinayo jaa,isado ayku farxeen ardayduwuxuuna uguu horayn uga mahad ceeliyey gudoonka waxbarashada  Gobolka iyo  macalimiinta  waka barta dugsiga hoose  iyo sida qiimaha badan ee loo soo agaasimay xaflada waxa kale madasha kahadlay maamulaha dugsiga hoose  Aadan sheikh abibakar xuseen oo  uu ga mahad celiyey mulkiilaha Almis Spareparts  ee degmada Tog wajaale oo gacan wayn ka gaystay islamarkaana bixiyey agabkii jaa,isadaha ardayda lagudoonsiiyey waxakale oo uu kawar bixiyey tirade ardayda dhigata dugsiga mahdi cali 1951  arday oo isugu jira wiilal iyo gabdho  waxaanu sheegay in imika la galayo fasixxii sanad dugsiyeedka waxaanu waalidiinta iyo ganacsatada iyo wasaarada waxbarashada uugu baaqay inaan loo hayn ardayda cusub ee la
qoridoono fasalo ay galaan iyada oo ay buuxaa dhamaan fasalada dugsiga hoose ee tog wajaale oo kakooban  21 fasal balse loo baahan yahay inay wasaarada wabarashada Somaliland waalidiinta iyo ganacsatada magaaladu ay iska  kashadaan sidii loodhisi lahaa fasalo cusub  oo lagu kordhiyo dusiga maadaamo ay jirto duurufo iyo baahiyo keenaya in dhibsmayaal cusub logu kordhiyo si loo daboolo baahiyaha jira gabogabadii maamumulaha dugsiga hoose ee mahdi cali ee degmada tog wajaale aadan sheikh abubakar  xuseen ku booriyey dadwaynaha reer tog wajaale sada ay jidadka  udhisanayaan inay horumanta uga qaybqaataan horumarinta waxbarashada  iyo inay gacan kagaystaan  dhismayaal fasalo cusub oo lugu kordhiyo dugsiga, si lohelo  fasalo cusub oo ay helaan ardayda cusubb ee laqaadan doono dabayaaqada  sanadka 2013ka
Ugudanbautii waxaa xaflada soo xidhay Gudoomiyaha wax barashada Gobolka Gabilay Cali aadan  Bayle oo sheegay inay wasaarad ahaan ku kordhin doonaan  labafasal balse  oo cusub wuxuuna ganacsatada iyo waalidiinta uugu baaqay inay ka qaybqaatan kordhinta iyo dhisida fasalo cusub oo lagudaro dugsiga hoose ee degmada tog wajaale mahdi cali school


 
Maxamed Cabdilaahi Qombor
Tog Wajaale Office