Togwajaale wakhti xaadirka waayaha kajira duruufaha ku xeeran maamul xumada soo wajahday.
Posted by abdi on July 14 2013 14:25:40

tog wajaale waxay u baahantahay faragalin uu kusoo sameeyo wasiirka wasaarada arimaha gudaha mudane cali maxamed warancade iyada oo ay jiraan cabashooyin baadan cadaalad daro caqabado uu sameeyey maamulka.


Extended News

tog wajaale waxay u baahantahay faragalin uu kusoo sameeyo wasiirka wasaarada arimaha gudaha mudane cali maxamed warancade iyada oo ay jiraan cabashooyin baadan cadaalad daro caqabado uu sameeyey maamulka aan kalsoonida badan dadka reer wajaale aanka haysan ee mudada 3 sadexda sano haysta waxaan wasaarada arimaha gudaha kula talinaynaa in dadkan aan kasoojeedin deeganka Tog wajaale ee qabiilka lagu keenayo in la hubsado shaqsiga maamul looga dhigayo Degmada Tog wajaale islamarkaana uu noqdo qof qoskiisu degenyahay magaalada dhib iyo dheefba la wadaaga dadkiisa balse aanu noqon sida hada jirta dad aan hore udeganaanjirin oo kayimid koonfurta soomaliya islamarkaana aanay isfahmi karin bulshada ku dhaqan tog wajaale iyada oo aan lagu soo xulin karti iyo aqoon balse lagu sooxulay qabiil in qabiil lagu soo xulo balse waa inuu ahaadaa nin dhaqanka dadka garanaya islamarkaana xaaskiisu degenyahay magaalada waa inaanu noqon nin yidhaa wasiir ayaaa igu haya inta uu joogana waan joogayaa xigto ayaan nahay aniga oo ahaa shaqsi aad uugu han wayn cabdi casiis maxamed samaale markaan arkay xaqii iyo xuquudi aanu kulahayn magaalada Tog wajaale iyo shaqooyinkii kabanaana dawlada hoose reer tog wajaale lahaayeen in laga leexiyey dadkii iyo beelihii wada daganaa beelkaliya ooaan kasoo jeedin deegaanka magaalada gacanta laga galiyo xaqii ay lahaayeen beelaha kale ee aan somalilandku lahayn wasiirada markaan aragnay arimahaas oodhan waxaan go,aan ku gaadhnay inaanu ka fiirsano taageeradii aann kalahadhka lahayn ee aan u haynay musharaxa gudoomiyaha xisbiga kulmiye mudane cabdicasiis maxame samaale taasina waxay wax udhintay taageeradii iyo muxubadii loo hayey musharax jagada godoomiyonimo ee xisbiga kulmiye mudane cabdi casiis maxamed samaale ahna maanta wasiirka wasaarada maaliyada jamhuuriyada soomaliland hadaba waxaan wasirrkana kulatalinaynaa inuu isasaxo si aanu uwaayin taagerayaashiisa degmada tog wajaale ugana hawgalo sidii uu faraha ugala bixi lahaa waayi wixxi magac xuma ah ee uu sameeyo waad la leedahay waxakale oo aan kula talinayaa maamulkan fadhiidka ah ee ragaadiyey jidadkii wajaale islamarkaana togii daaqu kabixijiray ubadalay goob qashinka lagudaadiyo inay toga kusoo wareejiyaan xayn daab islamarkaana ay ku beeraan 500 boqol oo ged oo loo sameeyo wash maan ilaaliya kolay lacagtaa way idinka baxdaaye danguud hakaaga baxdo inaa ayaan kaaga dhigayaa waano iyo warcelin
lasoco Qaybaha dande
Maxame cabdilaahi Qombor Tog wajaale
phone number 634177785