Waxaanu wareysi dhinacyo badan taabanaya layeelanay wasiir ka tirsan maamul goboledka Udubland.
Posted by xaaji on August 01 2013 09:28:01

Waxaanu wareysi dhinacyo badan taabanaya layeelanay wasiir ka tirsan maamul goboledka Udubland muxiyadiin sheekh maxamuud oo wareysigan si khaas ah u siiyey Shabakada Caalamaiga ee Hargeysa Online.


Extended News

Waxaanu wareysi dhinacyo badan taabanaya layeelanay wasiir ka tirsan maamul goboledka Udubland muxiyadiin sheekh maxamuud oo wareysigan si khaas ah u siiyey Shabakada Caalamaiga ee Hargeysa Online , wuxuu wasiirku ka hadlay arimo badan oo ku saabsan jubooyinka hoose, dhaca iyo xatooyada ay ku hayaan beesha haber gidir  beelaha dega jubooyinka hoose waa sida uu hadalka u dhigay.

Halkan ka Daawo Wareysiga oo Dhameystiran.