Madaxweyne Obama oo socdaal dhulka ah ku maraya gobolka New york ayaa Hargeysa Online Nasiib u yeelatay in ay sawiro idinka soo qaado Daawo.
Posted by xaaji on August 23 2013 20:45:55

Madaxweyne Obama oo socdaal dhulka ah ku maraya gobolka New york ayaa wuxuu soo bookhday shalay oo khamiis ahayd wuxuu qubdad ka jeedayey dugsi sare oo la yidhaahdo Henninger halkaasaa uu ka hadlayey waxbarashada iyo dhaqaalaha.


Extended News

Madaxweyne Obama oo socdaal dhulka ah ku maraya gobolka New york ayaa wuxuu soo bookhday shalay oo khamiis ahayd wuxuu qubdad ka jeedayey dugsi sare oo la yidhaahdo Henninger halkaasaa uu ka hadlayey waxbarashada iyo dhaqaalaha, hadaba waxaa nasiib u yeelatay in ay meeshaasi tagto Shabakada Caalamiga ah ee Hargeysa Online videogana idinka soo qaaday.

Halkan ka daawo videoga ay Hargeysa Online ka qaaday.

 

 

 Halkan ka daawo videoga gudaha schoolka iyo qudbadiisii.