Daahir Alasow walaalkii oo budhcad badeed ah oo video Sir ah laga soo qaaday.
Posted by xaaji on November 04 2013 06:00:00

Waxaan halkan idinku soo gudbinaynaa video Daahir Alasow walaalkii oo budhcad badeed ah oo video Sir ah laga soo qaaday wakhti ay xaaladiisu xumeyd.


Extended News

 

Waxaan halkan idinku soo gudbinaynaa video Daahir Alasow walaalkii oo budhcad badeed ah oo video Sir ah laga soo qaaday wakhti ay xaaladiisu xumeyd.

Daahir alasow ayaa ah nin asalkiisu la shaqeysta tuugtii magaaladii xamar dadka furan jirtay muddo badanna u kala dab qaadi jiray tuugta markay dadka madax furasho ay u qabsadaan iyo dadka ay eheladooda loo qabsado madax furashad.

kadib markii uu waday sanadooyin badan tuugnimadaas, ayaa waxay dadka ku barteen saxafada oo beri dhaweyd uu soo galay weliba si khaldan isagoo aqoonna u lahayn ama uusan qalin iyo buugna u qaadan.

dhowr sano ka hor ayuu iska dhiibey wadanka holland oo weli joogaa ,waxaanuu caadeystay in uu ka hadlo siyaasada somalida siiba tan somaliland,kolba video ayuu iska soo duubaa isagoo garanayn waxa uu ka hadlayo oo weliba cabsan.

markaa waxaanu helnay video laga soo duubay walaalkii mahad calasow oo howshii walaalkii dahir ay isla wadeen weli sii wada, weliba markan videogan laga qaaday waxay ahayd mar la siiyey lacag markab ay madax furasho u heysteen, isagoo jooga xeebaha puntland.

Ilaahow Yaanan laysku malqaati furin.

Ahmed Cismaan Cige.

Hargeysa Online Network

Dallas,TX

USA