Ogeysiis ku socda dhamaan akhristayaasha Hargeysa Online
Posted by xaaji on September 13 2013 12:21:59

Waxaan dhamaan ogeysiinaynaa bahweyne xiiseesa shabakada caalamiga ah ee hargeysa Online in aanu wesbiteka bedeli doono sida uu hada yahay.


Extended News

Ogeysiis,

Waxaan dhamaan ogeysiinaynaa bahweyne xiiseesa shabakada caalamiga ah ee hargeysa Online in aanu wesbiteka bedeli doono sida uu hada yahay, kuna bedeli doono sidii uu ahaa 8 sanadood ee la soo dhaafey Old Version, taasoo ay ka liftay cabashooyin badan oo ka imanaya akhristayaasha iyo wariyaasha qaar.
markaa hadii aad cilado aad ku aragtaa fadlan noo dulqaata.
Mahadsanid,

Maamulka Hargeysa Online.