Xoogaaga Alshabaab oo wali ciidamada kenya iyo Israaill iska caabineysa iyo dhimashada oo kor u sii kiceeyeso.
Posted by abdi on September 23 2013 12:45:43

goobta laga saari la yahay xoogaga alshababa Nairobi westgate mall
waxaa aad loola yaaban yahay awood darada heysato ciidamada Kenya oo 15 qof oo Soomali iyo ajaaniib isagu jirta ka saarila goobta ay heystaan.


Extended News

goobta laga saari la yahay xoogaga alshababa Nairobi westgate mall
waxaa aad loola yaaban yahay awood darada heysato ciidamada Kenya oo 15 qof oo Soomali iyo ajaaniib isagu jirta ka saarila goobta ay heystaan taana dadke Kenya waxaad moodaa in ay aaminin karin ciidamada 3 maalin u caali la 15 qof oo xarun dhan oo ganacsi heesta

 


Dadka qaar ayaa dariishadaha dhowr dabaq ka soo boodayo kuwaa aaminsan nafta in ay orod ku aaminta
Wali ma jirta meel laga saaray xoogaga heesta Nairobi westgate mall iyadoo xaalka aad moodid in bistoola bistoolay la ciyaaro oo marba dabaq leysku bursanayo
Xoogaga Alshababa ee qabsatay goobta ayaa wararka sheegaya in ay dad soocan qafasheen kuwaa oo u badan Israaiil iyo Mareykan siday sheegayaan wararka halkaa ka imanayo
Dhimashada ayaa xili walba kor u sii kaceysa iyadoona xiligaan dhimashada mareyso 72 qof iyadoona ay jiraan dad dhintay oo wali gudaha ku jira waxaase jira in ay xoogaga dadka qafashay ay bilaabeen in ay dadka hal hal u dilaan taana waxaa la leeyahay waa mid wal wal xanbaarsan



Hargeysa Online