koboca musuqmaasuq ee togwajaale.
Posted by xaaji on September 24 2013 08:04:47

koboca musuqmaasuq ee Togwajaale iyo waaqica dhabtaa duruufaha kajira
maamul xumada ku habsatay iyo war la,aanta Gudiga maamul wanaaga iyo
ladagaalanka musuq maasuqa Qaybtii 1aad degmada tog wajaale.


Extended News
koboca musuqmaasuq ee Togwajaale iyo waaqica dhabtaa duruufaha kajira
maamul xumada ku habsatay iyo war la,aanta Gudiga maamul wanaaga iyo
ladagaalanka musuq maasuqa Qaybtii 1aad degmada tog wajaale oo noqotay
degmada ugu dhaqaalaha badan dalka noqotayna degmada ugu maamulka iyo
tayada liidata dalka waxajirta in wakhti xaadirkan ay reer Tog wajaale
kujiraan xili roobaad jidadka magaaladana aad arkayso qashinkii oo
gidaarwalba iyo wadokasta yaala suurtogalna aytahay inay kadilaacaan
cuduro xalisgalinkara dadka kunool magaalada magaalada oo ay u
ganacsi yimaadaan dadyowkaladuwan qoomiyadkastana leh
midwalbana waayahoodu ku lamanyahay ayaa waxa jirta in la iloobay
adeegyadii ay bixinjireen dawladaha hoose ee ahaa xashiish xaadhka
iyada oo ay hayaan shaqadii dawlada hoose dad oromo ah oo ganacsatadu
siiyaan lacagaha ay bakhaaradooda hortooda ku xaadhaaan siiyaan iyada
oo aanay maamulka wajaale aanay wax lacag ah ku bixin ama qarash kaga
bixin ayaa waxa ayaandaro ah nasiibdarolaabaad ah inay qashinkii la
,ururiyey inay tahli kariwaayeen inay kadhex qaadan suuqa dhexdiisa
iyo ganacsatdii iyo dadwaynihii reer tog wajaaale inay dhexda farta
kacunayaan islamarkaana ay sheegen inay ku hongoobeen maamulka kajira
tog wajaale oo tahli kariwaayey inaydhigaan jidadkii laamayga ahaa ee
magaalada iyo ganacsatadaba laga ururiyey lacago aad utiro badan oo
gaadhaysa ugu yaraan hal milyan oo dollar oo loogu talagalay in lagu
hormariyo jidadka wajaale iyada oo ilaa hada aanay jirin waxlaga
qabtay waxa ay soo diyaariyeen gudiga horumarinta wajaale Gaamurkii
xaabadii iyo jaygii ladhigi lahaa nasiib daro maysuurto galin
inlasameeyo laamay markii aan waxka way diiyey gudoomiyaha gudiga
horumarinta degmada tog wajaale sheekh yuusuf maxamed xasan waxa uu ii
xaqiijiyay islamarkaana daboolka kaqaaday markii aan waydiyey su,aala
door ah wuxu ii cadeeyey dhibaatada uguwayn ee hor taagan inay tahay
in dhulkii ay ugu talagleen saaqiyaad ama biyo mareen inay bixiyeen
dawlada hoose lagana dhisay barandayaal dhawrjeerna uu sheegay
gudoomiyaha gudiga houmarinta wadooyinka tog wajaale inay maamullka
wajaale ugudbiyeen dacwad ay ku doonayaan in lajoojiyo fasaxa
barandayaal cusub oo ay bixiyaan balse aan codsigoogii aan loo dheg
dhigin taasiina ay caqabad ku noqotay hawlihii horumarineed ee ay
gudigu kawaday wajaale
waa Qallinkii
Maxamed Cabdilaahi maxamed Qombor Tog wajaale
tellphone 00252634177785